Hiloow
Hiloow
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
57. Abaaraha Soomaaliya & Saameynta Ramadaanka 05.03.2026 1:16:58
Macalin Ibraahin, Beeraleeyda Degmada Jowhar, Mudawiciinta Jowhar Youth & oo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka iyo Xasan Maxauud Maxamed, oo ah qabiirka dhanka beeraha ah
56. Doorka Dhalinyarada & Gurmadka Abaaraha 12.02.2026 1:06:31
Farxiyo Yuusuf Cumar iyo Caasho Xaaji Maxamuud
55. Isbedelka cimilada oo wada jir loo abaro 29.01.2026 1:06:57
Deeqo Abuukar Qoorgaboo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka eek a howl galo magaalada Jowhar iyo Maxamed Xuseen WaasugeAqoonyanada Deeqo Abukar Qorgaboo, a member of the Civil Society Organization, is working in the city of Jowhar
54. Abaaraha & doorka Hey'adaha 22.01.2026 1:10:41
Muxumed Xasan Cisman, Nabadoon iyo C.raxmaan Maxamuud Maxamed, oo ka mid Aqoonyahanada G.sh.dhexe
53. Dhibaatada Ciyaal Weerada 08.01.2026 1:35:26
Axmed Coloow Beereey, Xubin ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Jowhar; Xasan JabsheTaliye ku xigeenka Booliska Degmada Jowhar; Maxamed Cabi Xuseen (Jubba); Shamso Yuusuf FaaraxXubin ka tirsan Uruurka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe
52. Abaaraha & Biyo la,aanta Webiga Shabelle 25.12.2025 1:04:47
Fartuun Aadan Xeefoow, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Hirshabelle iyo Cumar Maxamed Cumar Wasiir kuxigeenka, Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
51. Dagaal Beeleedyada iyo Doorka Dowladda 11.12.2025 1:03:39
Xamdi Keynaan Garaad, oo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka iyo C,raxmaan Maxamuud Cabdi, Beeraleeyda Degmada Jowhar; Mudawiciinta Jowhar Youth
50. Nolosha barakacayaasha & saameynta abaaraha 27.11.2025 1:01:45
Hodan Wehliye Maxamuud, Ururuada Bulshada Rayidka iyo Maxamed Abuukar Axmed, Beeraleeyda Degmada Jowhar, Mudawiciinta Jowhar Youth
49. Abaaraha Soomaaliya 13.11.2025 1:02:06
Faadumo Nuur Cade, oo ka mid ah ururuada Bulashada Rayidka iyo Cismaan Xuseen Cumar, Gudoomiyaha xafada Hantiwadaag ee magalada Jowhar
48. Roob la,aanta & dhibaatooyinka ka dhalan karo 30.10.2025 1:05:02
Muna Xuseen Cabdi, oo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka Magaalada Baladweyne iyo Shariif Axmed Calasoow, Gudoomiyaha Ururuka Dhaliyarada Mudawiciinta Jowhar Youth
47. Fatahaada & dhibaatooyinka ka dhasha 09.10.2025 1:06:52
Faadumo Xasan Cali, Xubin ka tirsan ururrada bulshada rayidka ah iyo Cabdikariin Xaamud Xasan, Guddoomiyaha Xaafadda Horseed
46. Ka hortaga fatahaadaha 25.09.2025 1:01:30
Ayaan Xasan Cali, waxeey ka socotaa Ururuada Bulshada Rayidka ah iyo C/qani Xaaji Muxumed Xaaji, waa aqoomyahan ahaana Rug cadaa saxaafadeed oo falanqeeyo ah
45. Abaaraha iyo Saameyntooda 11.09.2025 1:01:30
Sacdiyo Maxauud Geedi, oo ka tirsan Ururukaq Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe iyo Ciise Maxamuud Maxamed, Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Mahadaay
44. La tacaalida yareynta abaaraha 28.08.2025 59:08
Amiiro Maxamed Meyre, oo ka mid ah, ururka Dhalinyarada Degmada Jowhar iyo Saciid Faarax Jimcaale, oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar
43. Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan 21.08.2025 1:01:13
Shukri Cali Daahir, oo mid ah Ururuka Dhalinyarada iyo Abuukar Xasan Abuukar, W/kuxigeenka wasaarada Waxbarada HIrshabelle
42. Carratuur waa Ceymis 24.07.2025 1:04:13
Faaduma Farax JImcaalle, oo ka mid ah Golaha Degaanka Degmda Jowhar iyo Cumar Maxamed Cumar, W/kuxigeenka Wasaarada Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle
41. La dagaal Isbedelka Cimilada 10.07.2025 1:00:29
Mako Maxamed IImaan, Xubin ka tirsan Ururuka Haweenka Degmada Jowhar iyo Cumar Maxamed Soomaane, W/ Dowlaha wasaarada warfaafinta Dhaqanka & dalxiiska dowlada Hirshabelle
40. Dhaalinyarada & kaalinta Xoriyada 26.06.2025 1:00:23
C. Rahman Maxamuud Cabdi, Aqoon yahaan iyo Maxamed Cabdi Xuseen, NGO
39. Tacbo aad Tanaadidieh 12.06.2025 1:02:35
Hibo Yuusuf Xuseen, Xubin ka tirsan ururuka dhalinyarada degmada Jowhar iyo Maxamed Yuusuf Coloow, Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Hirshabelle
38. Dhibaatooyinka Fataahadaha Hirshabelle 29.05.2025 1:02:50
Mohamed Amiin CIsmaan Xaaji waa bidixda ninka iga xiga iyo Cumar Saalax Cabdi waa ninka midigta iga jiro Omar Salah Abdi
37. Kaalinta Dhalinyarada & Nabad Dhiska 15.05.2025 1:03:22
Sahro Cabdi Cali waa xubin ka tirsan Haweenka Degmada Jowhar iyo Xuseen Shiikh Dali Zeey waa wax garadka taariiqaha si fiican u yaqaano
36. Saameynta robabka & sanadkaan 2025 17.04.2025 59:00
Xamdi Axmed Ibraahim, mid ka mid ah ururka haweenka degmada Jowhar iyo Maxamed Bashiir QaasimWasiir ku xigeenka wasaarada beeraha
35. Is cafiska waa Cibaado 20.03.2025 57:56
Safiya Axmed Kaneeco iyo Shukri Xersi Diiriye
34. Afuri Walaalkaa 06.03.2025 1:00:54
Macalin Yacquub Cabdulaahi Colaad iyo Isaaq Xeydar Caqiil
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.