Hiloow

Hiloow

Society SO ↓ 57 episodes

*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.

Author

Hiloow

Category

Society

Podcast website

www.spreaker.com

Latest episode

Mar 5, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

32. Nabad ayaa naas la nuugo leh 13.02.2025

Ruqiyo Cabdulle Ali Gulacaay  iyo Mohamed Wehliye Maxamuud

31. Deegaan nabad ah iyo duunya fiyow 27.01.2025

Axmed Cabdulahi Bashiir iyo Cabdi Diiriye Tareey

30. Dib u heshiisintu waa furaha Nolosha 19.12.2024

Xamdi Nuunoow Jaras, Gudoomiye kuxigeenka Haweenka Degmada Jowhar ahna kalkaaliso Caafimaad oo ka tirsan Shaqalaha Cusbitaalka Intersos  iyo Nabadoon Axmed Coloow Beereey, Gudomiyaha Gudiga Dubab Balaas

29. Doorka Dhalinyarta iyo Warbaahinta Nabad Dhiska 16.12.2024

Maxamed Abuukar Caseyr oo ah Qabiir dhanka Saxaafada ah  iyo Xaawo Kiin Yuusuf, oo iyadana ka mid ah Haweenka ka shaqeeya Howlaha Caafimaadka Caruurta ee Degmada Balcad

28. Sidee looga hortegi karaa colaad beeleedyada ku soo laablaabta deegaanada? 21.11.2024

Faadumo Xasan Cali iyo Gandi Xuseen Barroow

27. Sidee loola falgalaa Masiibooyinka Dabiiciga 07.11.2024

Shariifo Jilibeey oo iyadana ka mid ah Ururka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe iyo Maxamed Amin Cismaan Xaaji , Gudoomiyihii hore ee Degmada Jowhar kana mid ah Golaha Degaanka Degmada Jowhar

26. Caqabadaha Beeraleyda Haysata 17.10.2024

Ciise Maxamuud Maxamed iyo Faaduma Naaji Axmed

25. Deegaan Nadiif Ah 03.10.2024

Faadumo Faarax Jimcaale, Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar  iyo Cumar Maxamed Cumar, Wasiir kuxigeenka Wassaarada Wasaarada Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle

24. Ka hortaga Fatahaada Webiga Shabelle 19.09.2024

Xamdi Axmed Yare oo ka tirsan Ururka Dhalinyarada Gobolka shabelaha dhexe,  iyo  Maxamed Bashiir Qaasin Daqare, Wasiir kuxigeenka Wassaarada Beeraha 

23. Hal Guri iyo Hal Geed 29.08.2024

Barnaamijka waxaa maanta Marti iigu ah: - C.laahi Saalah Muudeey oo ka tirsan Shabakada Nabadeynta Hirshabelle ee IPN - Nafiso Seeymeey Nuur oo ka tirsan Uruurka Haweenka G,sh,dhexe

22. Qataraha fatahadaha iyo Isbedelka Cimilada 08.08.2024

Wasuru Dowlaha Wasaarada Haweenka & Xuququl Insaanka Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Buris  iyo Wasuru Dowlaha Wasaarada Shaqada & Shaqaalaha Hirshabelle  Cumar Abuukar Qoorgaab  Minister of State for the Ministry of Women & Human Rights Mrs. Saadiyo Mohamed Nur Buris

21. Sideen ku heli karnaa Degaan Cagaaran 25.07.2024

Faaduma Maxamed Cilimi Hidaayeey iyo Xuseen Shiikh Dali Seey

20. Doorka dhalinyarada ee ilaalinta degaanka 27.06.2024

Hodan Wehliye Maxamuud iyo Axmed Xasan Axmed (Samoow)

19. Saamaynta Is-beddelka cimiladu ku leedahay fulinta waajibaadka diinta 13.06.2024

Shiikh Cumar Shiiq Shaami Maxamed Cismaan Xasan Xamdi Axmed Ibraahim

18. Ka Hortaga Fatahaada iyo Doorka Bulshada 30.05.2024

Sacdiyo Maxamed Nuur Buris Ali Maxamuud Cadow  Cumar Xasan Cismaan

17. Qasaaraha Fatahaada Harbarwaaqo 02.05.2024

Maxamed Xasan Cismaan Dahabo Xasan Ibraahim Faaduma Cali Damaleey

16. Ka hortaga Fatahaadaha & Robabka Gu,ga 18.04.2024
15. Cafi Walaalkaa Bisha Ramadaan Darteed 21.03.2024
14. Mamnuucida bacaha halka mar la isticmaalo 29.02.2024

Magacyada martida waa Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Buris iyo Maxamed Xuseen Waasuge

13. Dib u Heshiisiin Bulsho - Qeybtii 2aad 15.02.2024

Barnaamijka Hiloow waxaa ah mid aad dhheysateen sanadkii hore oo aan dib idinkugu soo celinay ayaa waxaa marti inoogu ah Nabadoon Maxamed Xasan Jaaki Macaani oo ka tirsan Shabakada Nabadeeynta Hirshabelle ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IPN Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga & warshadaha G/sh/dhexe Cumar Xaaji Maxamed Dr Shukri Xirsi diiriye

12. Ardayda iyo ka Hortagga Daroogada 25.01.2024

Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa insha laaha ka hortaga Isticmaalka Muqaadaraadka Aradada. Cabdikariin Cumar Moalim Caaloos leh Macalin Shukri Maxamed Dhiblaawe, Deeqo Axmed Yare & Maxamed Axmed Diite

11. Isu Gumasho 28.12.2023

Maanta waxaan ugu hadli doonaa isu gurmadka walaahi ay dhibateyeen fatahaadihii & weliba daadadkii ka dhashay robaabkii lIxaadka lahaa ee ku dhuftay gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan Degaanada Hirshabelle. Barnaamijka Galabta waxaa marti igu ah Wasirkuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Maxamed Yuusuf Caloow & Shukri Cali Maxamed oo ka tirsan Barakacayaasha Degmada Jowha...

10. Daadadla Soomaaliya & Saameyntooda 30.11.2023

Barnaamijka waxaa maarti inoogu ah Faadumo Faarax Jimcaale oo ka tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Ustaada Cumar Saalax oo ah aqoonyahan aad ugu xeer dheer Arimaha Isbedelka Cimilada. Waxaana maanta Barnaamijka ugu hadli doonaa arimahii ugu danbeeyay ee daadadka ka dhashay robabkii lixaadka lahaa ee ka da,ay Soomaaliya.

9. Tacabka Beeraha iyo Robabka 26.10.2023

Barnaamijka Hiloow qeyntiisa 9,aad ayaa waxaan ku soo qadan doonaa Tacabka Xiliga deyrta & Robabka Lixaadka leh ee sameynta ku yeeshay Degaano fara badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe Madiino Cadow Coloow ahna Xubin ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Saalim Axmed Saalim oo ka tirsan...

8. Murugo iyo Xusuuss 28.09.2023

* Ismaaciil Yoonis Cabdulaahi, Gudoomiyaha Tuulada Mareereey * Xuseen Mowlliid Muudeey, Gudoomiyaha Tuulada Baaroow Weyne * Nafisa Seeymeey Nuur, oo ka mid ah Uruurka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe

Listen to the Hiloow podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.