Garasho-wadaag

Garasho-wadaag

Society SO ↓ 76 episodes

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Burhaan Cabdulaahi oo ah wariye iyo nabad-dhisiye reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasa...

Author

Garasho-wadaag

Category

Society

Podcast website

www.spreaker.com

Latest episode

Mar 12, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

77. Isbeddelka cimilada iyo xaalufinta deegaanka iyo caqabadda haweenku kala kulmaan 12.03.2026

Aamino Axmed Warsame, oo ka tirsan ururka haweenka degmada Gaalkacyo ee Galmudug  iyo Maryan Deeq Cabdullaahi, oo ah guddoomiyaha guud ee Ardayda jaamacadaha Gaalkacyo

76. Joogteynta Gurmadka ee Xaaladaha Degdegga ah 05.03.2026

Najmo Cabdulqaadir Maxamed, oo ka tirsan Ururada samafalka  iyo  Siciid Cabdulaahi Kulmiye, Wariye ka tirsan BBC Siciid

75. Xaaladda Abaaraha Gobolka Mudug ee Galmudug 19.02.2026

Abdi Malin Mohamud  iyo Xabiibo Koofurow

74. Warbaahinta, Wacyiga Bulshada & Isbeddelka Cimilada 29.01.2026

Fadumo Ahmed Madar   iyo  Ahmed Rooble

73. Boogaha Qarsoon ee Gaboodfallada Jinsiga ku Saleysan 15.01.2026

Ubax Xasan Ugaas, Xiriiriyaha Ururada Haweenka ee Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka  iyo Leylo Cali Cabdi, Wariye ka tirsan Galmudug TV

72. Abaaraha iyo Nolosha xoolo dhaqatada 18.12.2025

Bile Daahir Cumar, Iskuduwaha Wasaaradda gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug   iyo  Baashi Cali Xaashi, Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobolka Mudug

71. Hal Qof iyo Hal Cod 04.12.2025

Zamzam Maxamed Colaad, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Gaalkacyo  iyo Burhaan Warsame XirsiXubin ka tirsan Urur siyaasadeedka Cadaalada iyo Wadajirka (JSP)

70. Dib-u-dajinta Barakacayaasha 20.11.2025

Xaawo Ibraahin Cali, Qof barakacay   iyo Maxamed Cabdi Cilmi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, Galmudug

69. Kulankii Badda iyo Barriga 06.11.2025

Xaliimo Axmed Diiriye, oo ka tirsan ururka haweenka   iyo Cismaan Axmed Cabdille, Guddoomiyaha degmada Hobyo

68. Dhiig aan sabab lahayn — Dhaawac bulsho oo aan bogsan 23.10.2025

Caasho Cali Bagaag, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda   iyo  Nabadoon Cabdulqaadir Cali Xaashi, Oday dhaqameed

67. Nadaafada iyo udiyaargarawga Roobka deyrta 09.10.2025

Falis Abshir Guuleed, Xubin ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo  iyo Daahir Maxamuud Cilmi, Agaasimaha Arimaha Bulshada Dowlada Hoose Ee degmada Gaalkacyo

66. Khatarta Tahriibinta Dadka 19.09.2025

Sahra Maxamuud Maxamed, Xubin ka tirsan Ururka Dhalinyarada Gobalka Mudug   iyo  Hanad Cabdi Faarax, Iskuduwaha Wasaardda Warfaafinta Wacyigalinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug

65. Ciiddu Aastay 04.09.2025

Maymuun Calinuur Gayfane, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Mudug  iyo  Siciid Cabdulaahi Kulmiye, oo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug

64. Toogo si aad gool u dhaliso, ee ha toogan si aad qof u disho 07.08.2025

Nigeeye Cabdi Xuseen, Xoghayaha ciyaaraha degmada Gaalkacyo  iyo Xuseen Cabdirisaaq Baliile, Ciyaaryahan

63. Doorka ay bushada ka ciyaarta Nabadda iyo dib u heshiisiinta 17.07.2025

Khadra Cabdulaahi Cali, Xubin ka mid ah Haweenka Nabadda ka shaqeeya  iyo  Nabadoon Cabdulaahi Cabdi Xasan

62. Doorkii Dhalinyarada ee xoriyada iyo dib u dhiska Dalka 03.07.2025
61. Waxbarshada iyo Deegaanka 19.06.2025

Xamdi Cabdiqaadir Maxamed, Madaxa Waxbarashada degkada Ee waaaaradda waxbarahsada  iyo  Caydiid Cismaan Maxamuud, Macalin

60. Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee ay Bulshadu Xoojineyso 05.06.2025

Nasteexo Cali Xasan, ganacsato kasoo jeeda Galmudug  iyo  Maxamed Cabdi Ilmi, AGAASIMAHA GUUD ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, Galmudug

59. Dadaal wadajir ah ayaa deegaanka ka dhigay mid nadiif ah oo la jeclaan karo 22.05.2025

Barnaamijka Garasho-wadaag taxanaha 59-aad waxaan si qotodheer  dheer uga hadalnay Ololaha nadaafadeed Ee mudada todobaadaka ah ka socda Gaalkacyo oo ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayaan Maamulka degmada iyo qeybaha bulshada.  Waxaa barnaamijka marti noogu ah Xildhibaan Maryan Sheikh Xasan oo ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo iyo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda.

58. Isbadal indhaha iyo dhagaha u roon 08.05.2025

Deeqo Diiriye Diirshe, oo ka mid ah Haweenka Degmada Wisil   iyo  Baashi Cali Xaashi, Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobolka Mudug

57. Walaalaha Cimilada 24.04.2025

Bile Dahir Omar, Iskuduwaha wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Galmudug  iyo Hinda Dahir Jamac, Madaxa Tababarada Golaha Warbaahinta

56. Dib u soonoleynta Dhaqdhaqaaqyadii Nabadda 10.04.2025

Nuuriyo Abdi Awale, oo xubin ka ah ururada bulshada rayidka ah  iyo Siciid Cabdulaahi Kulmiyeoo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug

55. Abaar: Xeelad Wax Qabad iyo Alla la Baryo 27.03.2025

Xaliima Jaamac, Xoghayaha guddiga gurmadka abaaraha, ahna xubin firfircoon oo ka tirsan Shabakadda Nabad-Dhisayaasha  iyo Axmed Xassan Faarax, Iskuduwaha Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Gobalka Mudug Galmudug

54. Doorka Haweenka ee ka qeyb galka Nabadda 13.03.2025

Fartun Mohamed Ali  iyo Falis Abshir Guuleed

53. Taageerada gabayku ku leeyahay nabadeynta 27.02.2025

Hani Axmed Maxamud  iyo Maxamed Sheikh Saciid

Listen to the Garasho-wadaag podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.