Halwo Ali

Halwo Ali: Life coach:🌟 Life Coach | Podcaster | Speaker🎙 200+ Episodes of “Halwo Ali: Life Coach

Halwo Ali is a Somali-Norwegian life coach, motivational speaker, and podcaster dedicated to helping people unlock their full potential and create lives of confidence, resilience, and purpose. Through her widely followed podcast “Halwo Ali: Life Coach”, she has inspired thousands of listeners with practical tools for self-development, healing, and personal growth — all delivered with warmth, honesty, and cultural understanding. Speaking primarily in Somali, Halwo bridges the gap between tradition and modern living, empowering youth, immigrants, and communities to embrace independence and self-

Author

Halwo Ali

Category

Education

Podcast website

podcasters.spotify.com

Latest episode

Nov 23, 2025

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Episode 44: The Best skill that you can learn easy in 2023: Xirfada ugu muhiimsan ee aad barankartid si fudud 2023 16.01.2023

Xirfada la yiraahda AI Artificial intelligence ayaa waxay noqotay xirfad ugu qiimaha badan sanadkaan ee qof bartaa. 

Episode 43: Ogeysiis: Madooneysaa in aad ila soo xiriirtid: halwo012@gmail.com 13.01.2023

Ma dooneysaa in aad ila soo xiriirtid:  halwo012@gmail.com

Episode 42: You need coach or consultant: Muxuu yahay faraqa u dhaxayo coach iyo consultant. 13.01.2023

Qofkasta waxaa uu u baahan yahay in uu helo coach am consultant kaas oo ka caawinkaro in uu qofka ku guuleesta haddafyaddiisa.

Episode 41: How Do You Want to be Remembered: Sidee doonaysaa in laguugu xasuusta? 08.01.2023

Casharkaan waxaan ku baranaynaa qofka in uu maanka ku haayo, in uu xasuus fiican ku reebo meelkasta iyo xaaladkasta:  Sababta suaashan ay muhiim u tahay waa maxay? Qofkasta door muhiim ayuu haayaa, Doorkaada aad haysid sidee xasuus quruxbadan ugu raabi kartaa waad ka tegi doontaaye. Tegidda ma ahan oo kaliya dhimasho laakin marxaladaha nolosha ayaa sidaas ah.

Episode 40: How to become professional freelancer: Sidee ku noqon karaa freelancer Calami ah oo diyaarsan. 06.01.2023

Qaybtaan waxaan ku baranaynaa sida ugu fudud oo qofka freelancer ka ah uu ku noqon kara mid dhaqaalo badan sameyo.

Episode 39: Four types of happiness: Sirta furaha farxada, Ma ogtahay faxada noocyadeeda in ay u kala baxaan 4 nooc midkee ayaad adiga isticmaashaa? 03.01.2023

Casharkaan waxaan ku barandoonaa noocyada farxada dadku u kala wajahaan iyo midka ugu fiican ee aad doorankartid.  1. Dadka fekera laxdada hadda taagan 2.Dadka fekera Mustaqbalka waxaan weli lagaarin 3.Dad ka fekera Wixii tagay ee la soo dhaafay 4. Dadka fekera hadafyada ay dhigteen qorsha u samayo oo ku raaxeesta fulinta iyo raacida

Episode 38 Gabcsi ha bilaabin adiga oo aan baran 3daan xirfadood. 01.01.2023

Markasta waxaa muhiim ah qofka gancsiga bilaabaayo in uu fahamsan yahay xirfada badan oo gancsiga sal-dhig u ah. Casharkaan waxaan kugula wadaagi doonaa 3 xirfadood oo sal u ah gancsiga in aad ku guuleysatid.  1. Personal finance 2.  Emotional intelligence 3.  Digital marketing

Episode 37: Psychology the four colors: Green personality: Shaqsiyada Cagaar ka 28.12.2022

Casharkaan waxaan ku baranaynaa psychology, ama cilminagsiga qaybtiisa shaqsiyaada, weliba qaybta midabada mid ka mid ah. Oo la yiraahda Midibka cagaaran. Green personality

Episode 36: learn The best way of Child Upbringing Afsomali: Barbaarinta ubad wanaagsan 28.12.2022

Sidee loo soo saari karaa ubad wanaagsan oo bina aadam ah? Casharkaan waxaan ku baaranaynaa in caruurteena aan dhankasta ka barbaarino oo aan noqona dad soo saaro bulsha nabad-qabta. Ileen caruurta waa bulshadii mustaqbalka hadii iyaga la haggaajiyo bulshadeena waa ay hagaagaysaa.

Episode 35: How to deal with trappet emotion: Sida la isaga daaweeyo walwalka iyo walbahaarka 25.12.2022

Haddii aad aragtid adiga oo walwalayo oo ka walwalayo waxaan weli  la gaarin ama wax la soo dhaafay waxaa ku haayo xanuunka truma la dhaha oo u baahan inaad iska daaweysid. Siyaabaha la isaga daaweyo Xanuunkaan Afsomaliga lagu yiraahdo Uurkutaalo Qarsoon casharkaan ayaad ka helidoontaa daawadiisa iyo sida aad step by step sameynaysid

Episode 34: How to create your boundaries: Sida xuduudo kuu gaar ah loo sameysta 19.12.2022

Mowduucaan waxaan ku soo qaadan doonaa sida qofka xuduudaha noloshiisa u sameysankaro:  Dadka aad la dhaqmaysid iyo adiga waxaa jira xaduuddo badan oo ay wanagsantahay inaad kala leedihiin

Ep: 33 La qabsiga qaldan ee social mediyaha: Casharki 1 aad 19.12.2022

Dad badan ayaa si qaldan ula qabsaday social mediyaha. Sidee ugu bedeli kartnaa isticmaalka dhanka wanaagsan qaybtii 1 aad :

Episode 32; Time management: Maareenta waqtiga 10.12.2022

Qaybtaan:  Waxaan ku baranaynaa sida waqtiga loo maareeyo. Sida Goal loo sameysta qorsha loo sameysataan iyo sida loo dejista jadwal.

Episode 31: Xirfada Master mindset. 20.11.2022

Libaaxa waa xayawaanka la yiraahdo social animals shabeelkana waa xayawaanka la yiraahdo isolation aminals:  Dadkuna sidoo kale waxay leeyihiin shaqsiyad ku dhow xayawaanadaas. Maxay muhiim u tahay dadku in ay noqdaan social human. Ayaanku barandoonaa casharkaan

Episode 30: Psychology afsomali personality the four colors Yellow: Dabeecadaha shaqsiyada 18.11.2022

Psychology personality casharkii 3 aad  qaybtiisii 3 aad: Shaqsiyada Jaalaha ah.

Episode 29: Psychology personlity: Blue color personlity 09.11.2022

Casharkii psychology afsomali. Qaybtii shaqsiyada casharkii 3 aad qaybtiisa 2 aad. Blue color

Episode 28: What is psychology? Waa maxay psychology ama cilminafsiga 08.11.2022

Casharkaan waxaad kaga bogan doontaa waa maxay cilminafsiga? Gaar ahaan bina aadamka iyo dabeecadahiisa iyo sida stage yada uu maro.

Episode 27: What is digital business: Waa maxay gancsiga casriga ah. 06.11.2022

Casharkaan waxaan ku baranaynaa ganacsiga casriga ama online waa maxay? sidee looga faa iidaysan karaa. Halwo Ali iyo Mohamoud Fahiye

Episode 26: Psychology personality four colors: lesson one. Red personality 02.11.2022

Casharkii cilminafsiga baro naftaada:  Qaybtii 3 aad ee shaqsiyada casharkii  1 aad:

Episode 25: psychology afsomali personality Rebels: dabeecadaha Jabhadaha 30.10.2022

Qaybtaan waxaan ku baranaynaa nooca dabeecadaha dadka sida jabhadii u dhaqmo oo dantooda kaliya yaqaano sidee lagu gartaa.

Episode 24: How to sett your plan of the year.: Sida qorshaha sanadka loo dejiyo 23.10.2022

Casharkaan waxaan ku baranaynaa sida qofka qorshaha sanadka uu u dijisto. Qorsha sax ah in aad dejisatid waa ay adagtahay haddii aad fahmin sida  qorshaha loo dejiyo.

Episode 23 Psychology personality. Obligers iska lifeyaasha Bashada shaqsiyada qaybtii labbaad casharkii seddaxaad 22.10.2022

Casharkaan waa qaybtii shaqsiyadda psychology Afsoomali. Obliger iskalife yaasha. Dabeecadaha dadka la yiraahda iskalife yaasha

Episode 22. Liquid life: Psychology personality. How to make your life like liquid life; 16.10.2022

Casharkkaan waxaan ku qaadanaynaa sida nolosha dareera looga dhiga. Taas oo ah mid aan adkeen aana caajis ahayn.

Episode 21. Questioner: Psychology personality. Bashada shaqsiyada qaybtii labbaad casharkii labaad 08.10.2022

Casharkaan waxaan ku barandoonaa qaybta cilminafsiga.  Ee shaqsiyadda qofka qaybtii llabaad casharkii labaad. Questioners

Episode 20: Shift your mindset shift your skills. Sidee u bedelan kartaa haddii aad ka shaqeynaysid shaqo aad jeclayn? Haddii aad shaqo doontahay talo ayaad helidoontaa 08.10.2022

Qofka shaqa doonka ah talo fiican ayuu ka barandoonaa casharkaan. Qofka shaqa uu san jeclayn ka shaqeyo sidoo kale waxaa uu ka baran doonaa sida uu ku bedeli karo shaqadaas oo uu ugu bedelikaro shaqo uu jecelyahay.

Listen to the Halwo Ali: Life coach:🌟 Life Coach | Podcaster | Speaker🎙 200+ Episodes of “Halwo Ali: Life Coach podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.