Halwo Ali
Halwo Ali: Life coach:🌟 Life Coach | Podcaster | Speaker🎙 200+ Episodes of “Halwo Ali: Life Coach
Halwo Ali is a Somali-Norwegian life coach, motivational speaker, and podcaster dedicated to helping people unlock their full potential and create lives of confidence, resilience, and purpose. Through her widely followed podcast “Halwo Ali: Life Coach”, she has inspired thousands of listeners with practical tools for self-development, healing, and personal growth — all delivered with warmth, honesty, and cultural understanding. Speaking primarily in Somali, Halwo bridges the gap between tradition and modern living, empowering youth, immigrants, and communities to embrace independence and self-
Author
Halwo Ali
Category
Podcast website
Latest episode
Nov 23, 2025
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Episode 69: JADWALKA RAMADAANKA 01.04.2023 19:51
JADWALKA RAMADAANKA ANIGA SIDAAN AYAAN U MAAREEYAA
Episode 68: The four stage of life styles: 3 marxaladood ee nolosha dhaliynyaranimada iyo sida looga faa iideesta 27.03.2023 35:25
Seddaxda marxaladood ee nolosha ay dhalinyaranimada iyo siyaabaha looga faa iideesta.
Episode 67: WAA MAXAY THERAPY? 22.03.2023 14:39
MARKA AAD THERAPY BARATID WAXAAD BARANAYSAA SIDA LOO NOOLAADA EE SAXDA AH.
Episode 66How to be your own therapist: SIDA KHIIROOYINKA LOO MAAREEYO BUUG CUSUB KA FAA IIDAYSO 18.03.2023 16:40
BUUG CUSUB SIDA KHIIROOYINKA LOO MAAREEYO. HOW TO BE YOUR OWN THERAPIST
Episode 65: Day routine: Qorshaha maalinta sida loo dejiyo 15.03.2023 11:27
QORSHAHA MAALIN LAHA AH WAA MID KA KUU FUDUDEYO HAWLAHA MAALINTAADA
Episode 64 :Money Vs Age marriage: GUURKA SAAMEYN INTEE LE EG AYEY KU LEEDAHAY LACAGTA IYO SANADKA 12.03.2023 51:02
GUURKA SAAMEYN INTEE LE EG AYEY KULEEDAHAY LACAGTA IYO DADA.
Episode 63: Learn this 5 skills: Waxbarashadda skool aad ma ahan ee waa cilmi aad! 08.03.2023 11:18
WAXBARASHADA WAA CILMI AAD EE SKOOL AAD MA AHAN. 5 QODOB OO MUHIIM U AH NOLOSHAADA AYAAN KULA WADAAGI DOONAA
Episode 62: Goal setting: Sida qorshaha nolosha loo dejiyo; 6 qodob oo muhiim ah. 06.03.2023 14:53
HADDII AAD DHIB KU QABTID WAX AAD BILAAWDAY OO AAD DHAMEESTIRI WAYDA CASHARKAAN SOO DHAGAYSO.
Episode 61; Self-blame: Joojinta is canaanashada: In aad naftaada canaanatid waa cudur la daaweynkaro 01.03.2023 31:39
Self-blaming naf canaanashada waa cudur ku dhaca qofka, waana la daaweynkaraa.
Eåospde 60: Emotinan instability: Xakameyn la aanta khiirada ama xamaasada 28.02.2023 22:27
Xanaaqa ma xakamaynkaro: Maxaa Xal ah Casharkaan si fiican u dhagayso haddii aad qabtid xakamayn la aanta khiiradaada ama dareemahaada xanaaqa
Episode 59: Business opportunity: Fursad online gancsi ah oo laga faa iidaysankaro.https://t.me/+YnFjwFM_es80NjY8 25.02.2023 38:54
Fursad online dhaqaalo looga sameynkaro adiga oo gurigaada jooga: Telgramkaan soo gal faahfaahin: https://t.me/+YnFjwFM_es80NjY8
Episode 58: Personality trait: Big five: Shanta waaweyn ee kasma nafeedka 21.02.2023 15:49
Casharkii koowaad ee shaqsiyadaha qaybtiisa big five:
Episode 57: Sidee ku noqonkartaa qof xaliye ah: How to become a problem solver 18.02.2023 17:57
Lalbo xirfadood oo aad ku noqon kartid qof xaliye ah. Oo xaliya mishkiladaha dhaxdiisa iyo kuw bulshadiisa. Marka aad baratid sida mishkiladaha loo xaliyo waxaad noqonaysaa qof nolosha si qunyar ah u wajaha oo aan walwal iyo walbahaar ku jirin.
Episode 56: Affiliate Marketing: Fursad ganacsi online oo adiga oo gurigaada jooga aad shaqo ka dhigan kartid 14.02.2023 12:14
https://www.livegoodtour.com/Halwoali Shirkadaan waxaa la yiraahda livegood waxay degantahay Dalka markanka. Haddii aad markan degantahay fursad gaar ah ayey ku siinaysaa. Sidoo kale wadamada caalamka oo dhan ayaa laga soo gali karaa. Si aad isu diwaangelisid linkiga kor ku qoran raac si aan aniga leader kugu noqda.
Episode 55: The successful Marriage Guurka guuleesta waa kee 13.02.2023 29:26
Guurka iyo nolosha lamaanaha isqabo oo qaran ah waxay soo saaraan ubad qaran. Madaxweyne qaran waa in uu ka soo baxaa qoys nolosha qarni ku ah. Oo iyaga dhistaa guri qaran.
Episode 54: Good communication skills: La la xiriirka wanaagsan iyo qodoba muhiim 11.02.2023 37:44
Xiriirka wanaagsan iyo dad la dhaqanka waa mid muhiim u ah qofkasta ee nool. Casharkaan waa cashar aan u diyaariyey oo aan siiyo ardayda barta Physiotherapy: Sida qofka noloshiisa u beddelo.
Episode 53: Child upbringing: Isfahamka waalidka iyo caruurta: Haddii aad tahay waalid ku wareersan fahamka caruurta iyo meesha lagaa haysta casharkaan dhameysa 05.02.2023 40:59
Isfaham la aanta caruurta iyo waalidka: Waxaa jiro shan marxaladood oo caruurta ay maraan, marxaladkasta mida kale waa ka duwantahay hab-dhaqanka ilmaha. Haddii waalidka uu san fahmin marxaladahaas iyo sida uu ula dhaqmo waxaa abuurma isfaham waa. Haddii aad tahay waalid uu dhibkaas haysta ka faa iidaysa casharkaan.
Episode 52: Freelancer course: Furaha sirta loogu guuleesta freelancer 31.01.2023 14:55
Marka aad doonaysid in aad bilaawdid freelancer waxaad u baahantahay qodobadaan in aad xooga saartid.
Episode 51: The benefit of reading books. Xirfada kugu hagaajinayso wadada guusha haddii aad caado ka dhigatid 30.01.2023 11:58
Xirfadaha la barta xirfada ugu wanagsan oo guulahaada aad ku gaari kartid waa caadooyink buug akhrinta oo ah dariiqa kaliya ee dadka maal-qabeenada ay ka siman yihiin.
Episode 50: learn history of technology: waxka baro taariikhda teknolojiyado soo martay 27.01.2023 41:39
Tignolojiyada waxay soo martay taariikh-dheer waxbadan ka ogoow
Episode 49: Victim mentality: Maanka dhibanaha. Waalidiin badan ayaa caruurtooda ku dhiban sababtoo ah waxay iyaga xambaarsan-yihiin Maanka dhibanaha 26.01.2023 41:04
Marka aad waalid tahay waxaa ku saaran masuuliyad in aad caruurtaada ku soo abaabisid dariiq wanaagsan si bulshada dhaxdeeda ay ula yimaaddaan caqlaaq wanaagsan. Laakin kawaran haddiiba waalidkii uu yahay maanka dhibane sidee caruur wanaagsan ku soo saaraa waa adagtahay?
Episode 48: Naf- Ogaal; Inaad baratid dhibaatooyinka ku haysta sida loo xaliyo kuwa gudahaada iyo kuwa banaanka kaaga yimaado. 22.01.2023 41:18
Marka aan Gudahaada waxa ka dhacaayo ogaatid waxaa kuu fududaanayo in aad mishkiladkaasta xalin kartid. Laakin marka aad kaliya og-tahay waxa banaankaaga ka dhacayo waxaa kugu adkaanayso in aad xalisid miskiladaha islamarkaasna aad noqotid qof dhiban ah oo xambaarsan maan dhibane ah.
Episode 47: 5 XIRFADOOD OO KUU SAHLAYSO IN AAD SHAQADAADA FREELANCER KA AH AAD KU GUULEYSATID 21.01.2023 27:02
CASHARKAAN WAXAAN KU BARAN DOONAA 5 QODOB OO AH XIRFADAHA LAGU KASBADA HORUMARKA IYO HADAFYADA AAD KA LEEDAHAY GANACSIGAADA ONLINKA IYO OFF LINKA LABADABA
Episode 46: Fulltime freelancer two best skills: Shaqo abuur sida looga sameysta onlinka adiga oo baranayo xirfadaha kala ah virtual assistant iyo social media manager 18.01.2023 18:33
Xiliga maanta lagu jira waxaa muhiim ah inaad wax kabaratid technologyada iyo xirfadaha onlinka, casharkaan waxaankugu la wadaagi doonaa labo xirfadood oo aad muhiim u ah. Shaqo abuur sida looga sameysta onlinka adiga oo baranayo xirfadaha kala ah virtual assistant iyo social media manager
Episode 45: Motivation: Dhiiragelin aad kuu dhiiragelindoonta. Marka aad niyad jabantahay dhagayso 16.01.2023 7:26
Dhiragelinta qofkasta ayaa u baahan sida gaariga shidalka ugu baahan yahay ayaan dhiiragelinta ugu baahanyahay
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.