Halwo Ali
Halwo Ali: Life coach:🌟 Life Coach | Podcaster | Speaker🎙 200+ Episodes of “Halwo Ali: Life Coach
Halwo Ali is a Somali-Norwegian life coach, motivational speaker, and podcaster dedicated to helping people unlock their full potential and create lives of confidence, resilience, and purpose. Through her widely followed podcast “Halwo Ali: Life Coach”, she has inspired thousands of listeners with practical tools for self-development, healing, and personal growth — all delivered with warmth, honesty, and cultural understanding. Speaking primarily in Somali, Halwo bridges the gap between tradition and modern living, empowering youth, immigrants, and communities to embrace independence and self-
Author
Halwo Ali
Category
Podcast website
Latest episode
Nov 23, 2025
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Episode 19: What is money mindset? Maskaxda kobocsan ee lacagt 05.10.2022 13:17
Casharkaan waxaan ku baranaynaa qofka sida uu u noqda qof maalqabeen ama Qani muxuu u baahan yahay?
Episode 18: Psychology personality lesson 2. Upholders: Qofka xiriirka wanaagsan ee horumarka gaaro ayaa dabbecadahaan leh. 28.09.2022 22:11
Casharkii shaqsiyadda qofka qaybtii labaad casharkii koowaad. Qofka horumarka gaaro dabbecaddahiisa baro. Upholders
Episode 17 What is the benefit of reading books: Waa maxay faa iidada ku jirta in buug la akhriya? 24.09.2022 16:33
Casharkaan waxaan ku baranaynaa 5 qodob oo laga baran karo faa iidada ay leedahay in buugg la akhriyo, amaba akhrinta buuggata.
Episode 16. Psycholog personality Neuroticssm: Qofka dabeecaddaan leh miyaad tahay 24.09.2022 12:48
Neuroticism waxaa la yirhaad nooc dabbeecadaha binadamka kamid ah oo aad u qalafsan. Haddii aad dabeecaddaan leedahay isku day inaad wax ka baedeshid
16 Episode: Agreeable: Lesson 4 psychology personality 21.09.2022 13:22
Casharkaan waa qaybtii 4 Casharkii Baro naftaada ee psychology Afsoomaliga ah. Qaybtaan waxaan ku sharixidoonaa qofka dad la dhaqan ka wanaagsan.
Episode 15; 4 skills you need to live level 10 life: Maxaa iga hortaaggan in aan gaaro nolol qiima baddan ee saraysa? 17.09.2022 13:29
Waxaa kaa hortaaggan afar arrimoodd ee aad fahmin. Emtionall intelligence :Sida khiirada loo daaweeyo Spiritually intelligence :Sida ruuxda loo daaweeyo Pysically intelligence : Sida Jirka loo daaweeyo Intellectually: intelligence: Caqliga loo daaweeyo
Episode 14: How to become freelancer: Learn skills 10.09.2022 13:50
Qaybtaan waxaan ku baranaynaa sida freelancer loo noqda iyo sharuudaha lagaa doonayo haddii aad freelancer noqonaysid.
Episode 13 How to write a book. Brian Tracy 08.09.2022 1:06:19
Qaybtaan waxaan ku baranaynaa sida fikirkaaga loogu bedelo lacag. Ma ogtahay in buugg la qora oo la soo bandhiga ay tahay xirfad la barta oo lagu shaqeysta.
11 Episode: Turn obstacles into opportunities 03.09.2022 15:23
Qodobadaan waxaad ka barandoontaa sida caqabadaha nolosha loogu bedelo fursado horumarineed. waxaad inagala soo xiiiri kartaan: whatsapka +4794105914: ama telgramka Halwo Ali. https://www.youtube.com/c/HalwoAli/videos. https://www.facebook.com/halwoali12/
Episode 10: personality part 2: learn who you are 31.08.2022 10:20
Casharkaan waxaan ku baranaynaa dabeecadaha iyo shaqsiyada qofka iyo sida qofka naftiisaa u horumarinkaro. waxaad inagala soo xiiiri kartaan: whatsapka +4794105914: ama telgramka Halwo Ali. https://www.youtube.com/c/HalwoAli/videos. https://www.facebook.com/halwoali12/
Episode 8: upside of stress: Sida stress farxad loogu bedelo. 02.06.2022 31:08
casharkaan waxaad ku baran doontaan sida xaladkasta ee adag ee aad ku jirtid aad u wajihi kartid adiga oo dhanka wanaagsan ka eegaayo. waxaad inagala soo xiiiri kartaan: whatsapka +4794105914: ama telgramka Halwo Ali. https://www.youtube.com/c/HalwoAli/videos. https://www.facebook.com/halwoali12/
Episode 5: Pyschology: Mindset 3 27.05.2022 40:49
Qaybtaan waxaan baranaynaa 3 fekradood oo kala ah. Mindset, willpower iyo Woop oo dhamaantood aad noloshaada wax badan oga bedelikartid haddii aad ku dabaqdid noloshaada
Episode 4: How to achieve your goals 3 Habits 23.04.2022 17:55
3 Caado oo haddii aad ku dhaqantid noloshaada wax wayn ka bedeli doonta
Episode 3:How to achieve your goals 3 habits: 23.04.2022 17:55
3 Caado oo haddii aad ku dhaqantid noloshaada wax wayn ka bedeli doonta: 1. Think positive 2. Work yourself: 3. Do something other people can not do.
Episode 2 Goal setting 26.12.2021 14:36
Jadwal yeelo. Qof aan jadwal lahayn waa habeen aan maalin lahayn.
Episode 1. Communication skills 18.12.2019 8:21
Baro sida wanaagsan ee dadka loo la xiriira
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.