Malistar

MaliStar

Arts SO ↓ Odcinki: 33

MaliStar is a community podcast that allows you to listen any program/episode anywhere in the world, where you can access any entertainment music, news, community issues and religion/deenta. Malistar will allow you to get connected with the back home community. Live streaming interviews, request from your favorite songs, and discuss community affairs, and many more. Support this podcast: https://podcasters.spotify.com/pod/show/malistar/support

Koniecznie odwiedź stronę podcastu i wesprzyj twórcę: podcasters.spotify.com

Autor

Malistar

Kategoria

Arts

Strona podcastu

podcasters.spotify.com

Ostatni odcinek

20 mar 2024

Gdzie słuchać?

Podcasty w aplikacji Replaio Radio Już wkrótce

Podcasty trafią do aplikacji już wkrótce. Zainstaluj teraz i jako pierwszy zobacz nowe podejście do podcastów

Pobierz z Google Play Zainstaluj za darmo Android 5 mln+ pobrań · ocena 4,8 iOS niedługo

Odcinki

Boqorki Rome iyo Abusufyan 20.03.2024

Qisadi dhexmartay boqorki Rome/Room iyo Abusufyan iyo waxii dhaxmaray marku aqriyay warqadi u nabiga SCW uso diray boqorka.

10. Shay Qalbiga Lagu Nadiifiyo 13.03.2024

Alle qalbiyada nadiif hanoga dhigo oo xumaan, xasad iyo cuqdadba hanaga saaro Amin ya Rab.

Hitler dilaagii weynaa 08.12.2023

Adolf Hitler wuxuu ahaa hoggaamiyaha jarmalka mudda xileedkiisii wuxuu ku kacay falal aad ufool xun. Taariikh yahanadu waxay xusaan in illaa 6 million oo yuhuud ah uu laayay.

Imtixaan Jaceyl 04.12.2023

Qisadan xanunka badan nala dhagesta, maxa talo siin laheed gabadhan, aniga waxan dhihi laha walidka usheeg.

Shukaansi Badiye iyo qosolki adunka. 14.11.2023

Qosolki adunka shukaansi baadiye oqaraxo badan, maxaa fashil iyo qosol ka dhacay. Nala dhageso adiga qosli donee.

Shekadi Cilmi Bodhari iyo Hodan 17.10.2023

Sheekadi Jaceylka Cilmi iyo Hodan, waxa qoray Willkeda nogana shekenaya. waa shekadi oo saxa ayuu hooyadiis kaso wariyay nala dhageesta asxabta.

5 Qiso o cajib ah/5 Short amazing stories. 20.09.2023

Nala dhageeso 5 Qiso o cajiib ah.

Xanaan Shidane Qaybti 4aad 21.06.2023

Xanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi.

Xanaan Shidane qeybti 3aad 22.05.2023

Xanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi.

Xanaan Shidane shekadedi qaybti 2aad 04.05.2023

Xanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi.

Xanan shidane shekadedi qeybti 1aad 01.05.2023

Xanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi.

Ifur ifahan ma ahan ifur waa ifur. 13.03.2023

Dood xasaasi ah dhaxmartayna Dr. Qoys iyo Taakeeye oo kusabsan arimaha qoyska.

qisooyin cajiib ah by Sheikh Mustaf Ismail 04.10.2022

Labo qiso oo gaaban cajiib ah kuna dhacday nabi Ibrahim iyo nabi Yusuf uu Sheikh Mustaf nala wadagayo. 

Noloshu waa Dadaal by Sh. Mustafe Ismail 10.09.2022

Aduunka ciriir kaste waad ka gudbi hadaa dadasho, Nala dhageeso muxadaro aad u macan dadaalka noloshana ka hadlesa.

Prank Intadan Qurbaha aadin an ku guursado. 10.07.2022

Nala dhageeso shekadan qosolka badan, Gabar qurbaha usocota  saxiibked oo xiriir kadhaxeen ayaa si prank ah guur ula yimi. Sheekadi dhaxmartay waa tan.  This girl is going abroad her friend is pranking her and requesting to marry her "Shocking for her" here's what happened.

Afarti Masomayaal 29.05.2022

Nala dhegeeso shekadaan gaban hadana qosolka badan, Sheikh masoome iyo saxiibadi oo ku magac dheer Afartii masoomayaal.

Qisadi Sacii reer Bini Isra'el/ Short argument between Moses and the Israelites 06.05.2022

Nala dhageeso qisadan gaaban dhexmartayna nabi Muse iyo Sacii willasha reer binu Israel. Here’s a beautiful short Islamic story;  an argument between Moses and the People of Israel over a cow they should sacrifice in order to make known the murderer.

Qisadii Dulqarnen Sheikh Abubakar Xoosh 24.04.2022

Nala dhageeso qisadan gaban hadana qiirada badan kuna soo aroortay Quranka Kareemka wana qisadii Dulqarneen.

Maxaa daawo u ah Laab Ciriiriga 18.04.2022

Dawo lagaga caafimaado laab ciriiriga iyo wax lagaga bogsado murugadada iyo tiiranyada.

Faa'iidada Tasbiixda Sheikh Mustafe Ismail 14.04.2022

Mocduuc  aad uqiima badan uuno soo gudbinayo ilahey kheyr hasiye Sheikh Mustafe kuna sabsan tasbiixda fa’iidadeeda iyo sida ay Quranka ugu so arootay.

Qofka Alle (swt) Jecel yahay by Sheikh Mohamud Shibli 10.04.2022

Muxadaro ku sabsan qofka Alle Subhana watacala jecel yahay ama sidee ku noqon karta ruux Alle Udhow.

Su'aal iyo jawaabo khuseya Ramadanka by Sheikh Mohamed Umal 08.04.2022

Ka fa'iideso su'aalahan iyo jawabaha ku sabsan Ramadanka Sheikh Mohamed Umal

Bisha Ramadan By Sheikh Boqol Soon 06.04.2022

Nala dhageeso maxadaro aad umacan by Sheikh Boqol Soon Alle ha unaxariste, codkiisi macana qalbina tabaneesa.

Ka fa'ideesiga bisha Ramadan 02.04.2022

Ramadan Mubarak, ka dhageeso halkan bisha barakesan ka fa'ideesigeda by Sheikh Mustafa Ismail.

Sheikh Mustafe Qisadi asxabul Uqduud 29.12.2021

qisadii asxaabul uqduud.

Słuchaj podcastu MaliStar w Replaio

Radio i podcasty w jednej aplikacji - za darmo, bez zakładania konta. Zainstaluj już dziś i nie przegap premiery

Pobierz z Google Play

Replaio nie jest wydawcą podcastów; nazwy audycji, okładki i audio należą do ich autorów i są rozpowszechniane przez publiczne kanały RSS