SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodi

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Visita il sito del podcast e sostieni chi lo crea: www.sbs.com.au

Autore

SBS

Categoria

News

Sito del podcast

www.sbs.com.au

Ultimo episodio

10 lug 2026

Dove ascoltare?

I podcast nell'app Replaio Radio In arrivo

I podcast stanno per arrivare nell'app. Installala ora e scopri per primo un modo tutto nuovo di vivere i podcast

Scaricala su Google Play Installala gratis Android quasi 10 mln di download · valutazione 4,8 iOS in arrivo

Episodi

Wararka SBS Somali 3 July 03.07.2024

Wararka SBS Somali 3 July

Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya iyo Cabdiweli Qambi 03.07.2024

Cabdiwali Qambi wuxuu u soo joogay markii u horaysay oo calamka Soomaaliya la saaray kadib markii dalku ka helay xoriyaddii gumaysigii Talyaaniga.

Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya iyo General Catoosh 03.07.2024

General Mohamed Atosh muxuu ka xasuustaa xoriyaddii iyo dawladihii ka danbeeyay?

Wararka Soomaaliya 3 July 03.07.2024

Wararka Soomaaliya ee 3 Luuliyo

Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray? 03.07.2024

Senatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.

Wararka SBS Somali 2 Luuliyo 02.07.2024

Wararka SBS Somali 2 Luuliyo

Cumar Nuur waa qoraaga buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' 02.07.2024

Waxaa Melbourne lagu soo bandhiyaa buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' Waxaan ka waraysanay qoraaga buuga Cumar Nuur.

Xafladda 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Melbourne 02.07.2024

Xafladda 1-da luuliyo oo lagu qabtay Melbourne ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka timid Soomaaliya.

Wararka SBS Somali 28 June 28.06.2024

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 27 June 27.06.2024

Wararka SBS Somali 27 June

Australia Explained: fursadaha macalinimo iyo faa'iidada 26.06.2024

Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained waxaan ku eegaynaa abaalgudka laga helo macalinimada iyo fursadaha lagu noqodo macalin ee dalkan Australia.

Warbixin xoriyadda Gobolada woqooyi 26.06.2024

Xuska 26 June oo lagu qabtay Muqdishu

Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya 26.06.2024

Waraysi: Nuur Fiqi iyo xoriyadda Soomaaliya

Wararka SBS Somali 26 June 26.06.2024

Wararka SBS Somali 26 June

Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya 26 June-1 July 26.06.2024

Waraysi: Abdullahi Daahir iyo xoriyada Soomaaliya.

Wararka SBS Somali 25 June 25.06.2024

Wararka SBS Somali 25 June

Wararka Soomaaliya 21 June 21.06.2024

Wararka Soomaaliya ee maanta 21 June.

Wararka SBS Somali 20 June 20.06.2024

Wararka SBS Somali 20 June

Wararka SBS Somali 19 June 19.06.2024

Soomaalida dhawaan soo galay Australia, ma ku noqon doonaan dalkii? Cabdullahi oo ah nin dhalinayaro ah dhawaana yimid Australia ayaan waydiiyay su'aashaas.

Cabdullahi wuxuu dhawaan qaxooti ku yimid Australia 19.06.2024

Iyadoo caalamka laga xusayo maalinta qaxootiga aduunka 20 June, waxaan waraysi ku saabsan qaxootinimada la yeeshay Cabdullahi oo ah nin dhalin yaro oo dhawaan qaxootinimo ku yimid Australia.

30 sano kadib ayaa dibudejin la siiyay Ahmednoor, sidee ayuu u arkaa nolosha cusub? 18.06.2024

Ahmednoor wuxuu 30 sano ku jiray xeryaha qaxootiga Kenya, haddana waxaa dibudejin laga siiyay dalka Holland. Wuxuu ka waramayaa noloshii xeryaha iyo tan cusub ee Holland.

Homeland News 19 June 18.06.2024

Wararka Soomaaliya ee 19 June

Wararka SBS Somali 18 June 18.06.2024

Wararka SBS Somali 18 June

Farshaxanka dadka Indijinooska ah: xiriirka dhulka iyo daaqad laga arko taariiqda 18.06.2024

Iyaga oo qaatay dhaqanka afka la isugu gudbiyo ayay shacabka Aboriginalka iyo Torrest Strait islanderka waxay farshaxanka u isticmaalaan inuu noqdo aalad lagu gudbiyo sheekooyinka, dhaqanka, diinta iyo cilmiga lagama maarmaanka u ah dhulkooda.

Wararka SBS Somalia ee todobaadka 14.06.2024

Wararka todobaaadka

Ascolta il podcast SBS Somali - SBS Afsomali su Replaio

Radio e podcast in un'unica app - gratis e senza registrazione. Installala oggi e non perderti il lancio

Scaricala su Google Play

Replaio non è un editore di podcast; i nomi dei programmi, le copertine e l'audio appartengono ai rispettivi autori e vengono distribuiti tramite feed RSS pubblici