SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodi

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Autore

SBS

Categoria

News

Sito del podcast

www.sbs.com.au

Ultimo episodio

10 lug 2026

Dove ascoltare?

I podcast nell'app Replaio Radio In arrivo

I podcast stanno per arrivare nell'app. Installala ora e scopri per primo un modo tutto nuovo di vivere i podcast

Scaricala su Google Play Installala gratis Android quasi 10 mln di download · valutazione 4,8 iOS in arrivo

Episodi

SBS News Somali: 21 July 2025 21.07.2025

Warbixin cusub oo ay soo saareen 'Chronic Pain Australia' oo lagu dersay 5000 oo qof oo Australian ah, ayaa lagu sheegay in dadkaas oo la nool xanuunnada joogtada ahi weli ku dhibban yihiin la kulmidda ceebeyn.

What is a Justice of the Peace? When do you need one? - Australia Explained: Waa maxay GP? 20.07.2025

At some stage you will probably need help from a Justice of the Peace. It may be to prove your identity, to make an insurance claim or to certify copies of your legal documents in your language. JPs are trained volunteers who play a crucial role in the community by helping maintain the integrity of our legal system. So what exactly does a JP do and where can we find one when we need their services...

SBS Somali News: 18 July 2025 18.07.2025

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

Somalia News: 18 July 2025 18.07.2025

Dhegayso warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

SBS News Somali 17 July 2025 17.07.2025

Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

SBS News Somali - 16 July 2025 16.07.2025

Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

Somalia News - 16 July 2025 16.07.2025

Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunkaba

MIGRATION EU: Tahriibta Yurub 16.07.2025

Ingiriiska iyo Farasnsiiska ayaa ku dhawaaqay qorshe tijaabo ah oo cusub oo tahriibayaasha doonni yar Ingriiska kaga soo gala dhinaca Faransiiska, dib loogu celinayo Faransiiska.

Baadhidda Macaanka (Diabtetes) 16.07.2025

Khubarada caafimaadka ayaa ku baaqaya in la qaado tallaabooyin hore si loo xakameeyo Sonkorowga oo ka mid ah toddobada cudur ee ugu waaweyn Australia ee sababa dhimasho.

Warka SBS Somali - 15 July 2025 15.07.2025

Reer Australia ayaa mar kale loogu baaqay inay ka feejignaadaan cudurka Meningococcal-ka oo hadda Australia ku jira.

Tax Returns: Mohamed Garabey 15.07.2025

Xisaabiye Maxamed Garabey oo macluumaad guud ka bixinaya Xisaab-celinta (Tax Returns)

Warka SBS Somali - 14 July 2025 14.07.2025

Olole wacyi-gelin ku saabsan cudurka Meningococcal ayaa maanta la iclaamiyey. Qasnaji Tim Chalmers oo aan walaac ka qabin xogta fakatay ee ku saabsan miisaaniyadda iyo cashuuraha.

EU HEAT - Kulaylaha Europe - 14 July 2025 14.07.2025

Daraasad la sameeyey ayaa markii ugu horraysay lagu sheegay in dad dhowaan ku dhintay kulaylaha Yurub uu is-deddelka cimilada bani aadanku sababay si toos ah u sababay.

Australia Explained - Bilowga Ganacsi-guri 11.07.2025

Qofka raba inuu guriga gudihiisa ganacsi ku sameeyo, waa inuu marka hore ogaadaa xeerarka iyo shuruudaha ku xidhan. Warbixintan ayaa kuu qeexaysa.

Erin Waa Dembiile - 9 July 2025 09.07.2025

Erin Patterson oo ah haweeneydii hore loogu eedeeyey in ay dad cunto ku sumaysay ayaa dembiyadii lagu soo oogey oo dhan lagu helay. Waa dembiile.

Ururka BRICS oo ku shiraya Brazil 08.07.2025

Waddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykanka iyo Galbeedka Yurub.

Warka SBS Somali 8 July 2025 08.07.2025

Ra'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa diiday baaqyo lagaga dalbaday in la dhiso guddi qaran oo ka hortaga nacaybka ka dhanka ah Yuhuudda. Golaha guud ee QM-na waxay ansixiyeen qaraar ka dhan ah kooxda Taliban.

Warka SBS Somali - July 7 2025 07.07.2025

Baanka dhexe ee Australia oo la filayo inuu hoos u dhigo dulsaarka deynta guryaha iyo mucaaradka Victoria oo dowladda ku eedeeyey inay horey u dayaceen nidaamka la shaqaynta carruurta.

Xeerarka Xannaanada Carruurta Vicitoria 07.07.2025

Victoria ayaa ka shaqaynaysa sidii ay usoo saari lahaayeen xeerar cusub oo lagu dhaqo goobaha xannaanada carruurta, ka dib markii la qabtay nin lagu eedeeyey inuu carruur faraxumeeyey.

WARKA SBS full Prog 4 July 2025 07.07.2025

Hay'adda ACCC oo shacab- weynaha uga digtey dhagar budhcadda Internet-ka ah, warysiyo iyo maqaallo kale.

Warka SBS Arbaca July 02 04.07.2025

Wararkii ugu dambeyey

Warka SBS Somali 3 July 2025 03.07.2025

Ardayda hodanka ah ayaa la sheegay inay faa'iidoda ugu badan ka heli doonaan dayn-dhimidda dowladda Australia ku samaynayso daynta waxbarashada sare (HECS)

Warka SBS Somali Full Prog 3 July 03.07.2025

Wararkii ugu dambeeyey ee gudaha iyo debeddaba

Wararka SBS Somali 2 July 02.07.2025

Wararka SBS Somali 2 July

Soomaalidu maxay u dabaaldegtaa? 02.07.2025

Marka la fiiriyo dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, maxaa looga dabaal degaa waqtigii xoriyadda? Su'aashaas ayaa waxaa ka jawaabaya Dr Abdiwaahid Hassan.

Ascolta il podcast SBS Somali - SBS Afsomali su Replaio

Radio e podcast in un'unica app - gratis e senza registrazione. Installala oggi e non perderti il lancio

Scaricala su Google Play

Replaio non è un editore di podcast; i nomi dei programmi, le copertine e l'audio appartengono ai rispettivi autori e vengono distribuiti tramite feed RSS pubblici