Dawan Media

Irmaan

rmaan Podcast by Dawan Media is a business and entrepreneurship show spotlighting the builders, innovators, founders, and CEOs shaping Somalia’s economic future. Each episode features a candid conversation with leaders behind some of the most successful Somali companies — from fintech pioneers and logistics disruptors to retail giants, agribusiness visionaries, healthcare innovators, media entrepreneurs, and technology startups. The show dives deep into how great Somali companies are built — the early struggles, bold risks, turning points, and lessons behind growth and resilience. We explore f...

No dejes de visitar la web del podcast y apoyar a su creador: www.dawan.so

Autor

Dawan Media

Categoría

Business

Web del podcast

www.dawan.so

Último episodio

28 de sep. de 2026

¿Dónde escuchar?

Podcasts en la app Replaio Radio Muy pronto

Los podcasts llegarán muy pronto a la app. Instálala ahora y sé el primero en descubrir una forma totalmente nueva de vivir los podcasts

Descárgala en Google Play Instálala gratis Android 10 M+ de descargas · valoración de 4,7+ iOS muy pronto

Episodios

S1E10 Ganacsade Siyaasadda U Soo Wareegay: Hamiga Madaxweyne ee Cumar Fiqi | Irmaan Podcast 28.09.2026

Sidee ayuu Cumar Fiqi uga soo gudbay ganacsiga una galay siyaasadda, maxaase uu dalka ka beddeli karaa haddii uu madaxweyne noqdo? Qaybtan Irmaan Podcast, Musharrax Madaxweyne Cumar Fiqi wuxuu kaga hadlayaa safarkiisa nololeed iyo ganacsi—laga soo bilaabo dib ugu soo laabashadiisii dalka iyo aasaaskii Human Care Diagnostics, keenistii bajaajtii ugu horreysay ee Muqdisho, dhismaha shirkadda Ogsajii...

S1 E8: Irmaan Podcast | Banaadiri Coffee: Dagaalkii Bunka, Ganacsi & Shaqo-Abuur, Ibraahim Ali Shido 28.08.2026

Sidee ku bilaabatay Banaadiri Coffee, maxaase ka dambeeyay caqabadihii waaweynaa ee ay la kulmeen markii ay dib u bilaabayeen ganacsiga bunka Soomaaliya? ☕🇸🇴 Qeybtan Irmaan Podcast, waxaa marti ku ahaay Ibraahim Ali Shido, Maamulaha Banaadiri Coffee, oo si faahfaahsan uga sheekeynaya bilowgii Banaadiri Coffee, konteenarkii bunka ee caqabadda galay, “dagaalkii bunka”, tababarka baristayaasha, shaq...

S1 E7: Irmaan Podcast | Shaqaale iyo Loo-shaqeeye: Yaa Qaldan? | Maxamed Jibriil 28.08.2026

Shaqaale iyo loo-shaqeeye—yaa qaldan marka uu khilaaf yimaado? Qaybtan Irmaan Podcast waxaan ku martiqaadnay Maxamed Jibriil, oo ah lataliye ganacsi la shaqeeya shirkado Soomaaliyeed. Waxaan si qoto dheer uga wada hadalnay xaaladda shaqo la’aanta Soomaaliya, caqabadaha u dhexeeya shaqaalaha iyo loo-shaqeeyayaasha, xuquuqda shaqaalaha iyo sababaha keena in shaqaaluhu shaqada ka tagaan. Maxamed Jibr...

S1 E6: Irmaan Podcast | Taariikhda Beeraha Soomaaliya: Maxaa Ku Dhacay Mooskii Soomaaliya? 28.08.2026

Beeraha Soomaaliya waxay soo mareen marxalado kala duwan—laga soo bilaabo xilligii gumeysiga, dowladdii rayidka, kacaankii, burburkii dowladdii dhexe ilaa maanta. Qeybtan cusub ee Irmaan Podcast, Cabdullaahi Salad waxaa marti u ah Maxamed Abiikar Axmed, Guddoomiyaha Ururka Qaranka Iskaashatooyinka Beeraha Soomaaliya. Waxyaabaha laga hadlay waxaa ka mid ah: Taariikhda beeraha Soomaaliya Doorkii Tal...

S1 E5: Irmaan | Sirta Domain-ka .SO: Ciise Guuleed oo Ka Hadlay HP, 11 Bilyan, Farmaajo & Eurosom 28.08.2026

Wareysi Xiisa leh oo Dr. Ciise Guuleed kala hadlayo sheekooyin badan oo dadku isweydiin jireen—yaa lahaa doorka Domain-ka .SO? Maxaa ka jira 11 bilyan? Maxaa dhex maray isaga iyo Farmaajo? Sidee ayuu ku galay HP? AI-se ma beddeli kartaa mustaqbalka Soomaaliya? Wareysigan waxaad ku ogaan doontaa taariikh, sirar, khibrad caalami ah, siyaasadda Soomaaliya, data, AI, Eurosom, iyo sababta tiknoolajiyad...

S1 E4: Maxaa laga soo maray dhismaha Dilek Somalia? Sheekada Mooska iyo Soomaalida | Irmaan Podcast 28.08.2026

Dilek Somalia sidee ayay ku timid? Maxay kala kulmeen bilowgii dhismaha shirkadda? Sidee ayay maanta u shaqeysaa, shaqaalahana u qaadataa? Su’aalahan iyo kuwo kale oo badan waxaa Irmaan Podcast uga jawaabaysa Naciima Faarax Cabdi. 📌 Qodobada ugu Muhiimsan ee Wareysiga: • Bilowgii iyo aasaaskii Dilek Somalia • Caqabadihii ugu adkaa ee ay soo mareen • Habka ay shaqaalaha u qaataan • Isbeddelka suuq...

S1 E3: Maxaa dilay Shilinka Soomaaliga? | Irmaan Podcast 26.08.2026

Podcast-kan Irmaan waxaan ku falanqeyneynaa mustaqbalka Shilinka Soomaaliga, sababaha keenay in Soomaalidu si weyn u isticmaasho Doolarka, iyo doorka Mobile Money-ga ee dhaqaalaha Soomaaliya. Martida: Dr. Cabaas Cumar Maxamed waxaa daadihinaya Cabdullaahi Salaad oo ka tirsan Dawan Media. Martidu waxay sharxeysaa waxa lacag qiimo u yeela, kalsoonida bulshada, taariikhda Shilinka Soomaaliga, burburk...

S1 E2: Yaa Iska Leh New Muqdisho? Mashruuca Muqdishada Cusub. 17.05.2026

Yaa iska leh New Muqdisho? Maxuu yahay Mashruuca Muqdishada Cusub? Sidee ayuu u shaqeyn doonaa maalgelintiisu, maxaase doorka Bangiyada Soomaaliya ku jira? Qeybtaan Irmaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Abdirahmaan Ali, oo si faahfaahsan uga hadlay fikradda New Muqdisho, xaaladda Bangiyada Soomaaliya, Mobile Money, maalgelinta mashaariicda, caqabadaha dhismaha, shaqo la’aanta dhalinyarada, iyo s...

S1 E1: Aas-aasihii Caymiska Soomaaliya: Qisada Maxamed Takaful | Irmaan Podcast 02.05.2026

Xalqadan Irmaan Podcast , waxaan ku martigelinay Maxamed Cabdi Maxamed “M.Takaful” , oo ka mid ah dadka ugu horreeyay ee dadaal weyn ku bixiyay hirgelinta iyo fahamsiinta fikradda caymiska Soomaaliya . Maxamed Takaful wuxuu ka sheekeynayaa safarkiisa shaqo iyo ganacsi, laga soo bilaabo ganacsigii dahabka iyo dharka, maqaayad uu ka bilaabay nolol ganacsi, ilaa fikirkii caymiska oo markii hore la ku...

Escucha el podcast Irmaan en Replaio

Radio y podcasts en una sola app - gratis y sin registro. Instálala hoy y no te pierdas el estreno

Descárgala en Google Play

Replaio no es editor de podcasts; los nombres de los programas, las portadas y el audio pertenecen a sus autores y se distribuyen a través de canales RSS públicos