Thru the Bible Somali
Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali
Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaami...
No dejes de visitar la web del podcast y apoyar a su creador: ttb.twr.org
Autor
Thru the Bible Somali
Categoría
Web del podcast
Último episodio
18 de mar. de 2024
¿Dónde escuchar?
Podcasts en la app Replaio Radio Muy prontoLos podcasts llegarán muy pronto a la app. Instálala ahora y sé el primero en descubrir una forma totalmente nueva de vivir los podcasts
Episodios
Podcasts similares
Replaio no es editor de podcasts; los nombres de los programas, las portadas y el audio pertenecen a sus autores y se distribuyen a través de canales RSS públicos