SIMAD Podcast
EACON Podcast
#EACONPodcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika. Iyada oo sanadkii 2aad markale uu dalkeennu martigelinayo shirweynaha #EACON2025 ayaa waxaa sidookale kusoo beegmay billowga EACON Podcast, taas oo calaamad u ah sii wadidda iyo xoojinta fursadaha, iskaashiga, iyo horumarinta bulshada Bariga Afrika.
Vizitează neapărat site-ul podcastului și susține-i creatorul: podcasters.spotify.com
Autor
SIMAD Podcast
Categorie
Site-ul podcastului
Cel mai nou episod
12 nov. 2026
Unde asculți?
Podcasturi în aplicație Replaio Radio În curândPodcasturile ajung în curând în aplicație. Instaleaz-o acum și fii primul care descoperă o abordare complet nouă a podcasturilor
Episoade
SIMAD Podcast | Shidaalka Soomaaliya: Sahaminta, Turkiga iyo Mustaqbalka | Graduate Dialogue #1 12.11.2026 1:18:46
Shidaalka Soomaaliya: Halkee ayay sahamintu maraysaa, maxaase xiga? Graduate Dialogue #1 | SIMAD PodcastXalqaddan koowaad ee Graduate Dialogue, waxaan ku martigelinnay Mudane Carabey Xaashi Cabdi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, si aan uga wada hadalno taariikhda sahaminta shidaalka Soomaaliya, horumarka waaxda batroolka, iskaashig...
EAC Podcast | Xalqadda 3aad: Ganacsiga Soomaaliya, Isdhexgalka EAC & Fursadaha Suuqyada Gobolka 27.10.2026 57:29
EAC Podcast | Xalqadda 3aad Xalqaddan saddexaad ee EAC Podcast, waxaan ku martigelinnay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, si aan uga wada hadalno isbeddellada ganacsiga dalka, horumarka isdhexgalka dhaqaale ee Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyo fursadaha cusub ee u furmaya ganacsatada Soomaaliyeed. Wadahadalka ayaa diiradda lagu saaray doorka Wasaaradda Ganacsiga...
Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrik ee Midowga Kastamyada (Customs Union) 17.09.2026 1:11:25
𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 – 𝐄𝐀𝐂 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 Xalqaddan waxay diiradda saareysaa safarka Soomaaliya ee ku biirista Bulshada Bariga Afrika, gaar ahaan waxa uu yahay Midowga Kastamyada (Customs Union) iyo sida uu u saameyn karo ganacsiga dalka. Waxaan ku falanqeyneynaa halka ay Soomaaliya ka mareyso hirgelinta heshiisyada EAC, iswaafajinta sharciyada kastamyada, fursadaha u furmaya ganacsatada, iyo caqabadaha ka hor...
Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla 24.02.2026 1:11:25
Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Maxamed Isxaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Calamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika. Waxaan ku falanqeyn doonnaa Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla, iyo qodobo kale oo muhiim u ah la falgalka bulshada bariga afrika.
EAC Podcast | Xalqadda 1aad – Soomaaliya iyo Ku Biirista Bulshada Bariga Afrika (EAC) 19.01.2026 48:27
EAC Podcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.
Replaio nu este editorul podcasturilor; numele emisiunilor, coperțile și materialul audio aparțin autorilor lor și sunt distribuite prin fluxuri RSS publice