SIMAD Podcast

EACON Podcast

#EACONPodcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika. Iyada oo sanadkii 2aad markale uu dalkeennu martigelinayo shirweynaha #EACON2025 ayaa waxaa sidookale kusoo beegmay billowga EACON Podcast, taas oo calaamad u ah sii wadidda iyo xoojinta fursadaha, iskaashiga, iyo horumarinta bulshada Bariga Afrika.

Autor

SIMAD Podcast

Kategorie

Government

Podcast-Website

podcasters.spotify.com

Neueste Folge

24. Feb 2026

Wo hören?

Podcasts in der App Replaio Radio Bald verfügbar

Podcasts kommen bald in die App. Installiere sie jetzt und erlebe als Erster einen ganz neuen Blick auf Podcasts

Bei Google Play herunterladen Kostenlos installieren Android fast 10 Mio. Downloads · Bewertung 4,8 iOS bald

Folgen

Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla 24.02.2026

Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Maxamed Isxaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Calamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika. Waxaan ku falanqeyn doonnaa Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla, iyo qodobo kale oo muhiim u ah la falgalka bulshada bariga afrika.

EAC Podcast | Xalqadda 1aad – Soomaaliya iyo Ku Biirista Bulshada Bariga Afrika (EAC) 19.01.2026

EAC Podcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.

Höre den Podcast EACON Podcast in Replaio

Radio und Podcasts in einer App - kostenlos und ohne Anmeldung. Installiere sie noch heute und verpasse den Start nicht

Bei Google Play herunterladen

Replaio ist kein Herausgeber von Podcasts; die Namen der Sendungen, Cover und Audioinhalte gehören ihren Autoren und werden über öffentliche RSS-Feeds verbreitet