SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episódios

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Não deixe de visitar o site do podcast e apoiar quem o produz: www.sbs.com.au

Autor

SBS

Categoria

News

Site do podcast

www.sbs.com.au

Último episódio

10 de jul de 2026

Onde ouvir?

Podcasts no app Replaio Radio Em breve

Os podcasts estão chegando ao app. Instale agora e seja o primeiro a descobrir um jeito totalmente novo de curtir podcasts

Baixe no Google Play Instale grátis Android 5 mi+ downloads · nota 4,8 iOS em breve

Episódios

Wararka SBS Somali 29 May 29.05.2025

Wararka SBS Somali 29 May

Wararka SBS Somali 28 May 28.05.2025

Wararka SBS Somali 28 May

Jacaylka beenta ah ee dadka lagu qayaano 27.05.2025

Sanadkii la soo dhaafay oo kaliya waxaa Australia laga diiwaan galiyay dad ka badan 3200 qof oo jacayl been ah lagu dhacay oo laga qayaanay lacag ka badan 23 milyan oo doolar.

Wararka SBS Somali 27 May 27.05.2025

Wararka SBS Somali 27 May

Wararka SBS Somali 21 May 21.05.2025

Wararka SBS Somali 21 May

Wararka SBS Somali 20 May 20.05.2025

Wararka SBS Somali 20 May

Qalab caafimaad oo loo diray Jigjiga 20.05.2025

Footscray Rotary Club ayaa qalab caafimaad u diray cisbitaalka Jigjiga. Qalabka ayaa isugu jiray waxyaalo kala duwan oo cisbitaalku u baahan yahay.

Wararka SBS Somali 16 May 16.05.2025

Wararka SBS Somali 16 May

Wararka SBS Somali 15 May 15.05.2025

Wararka SBS Somali 15 May

SBS Somali Full Program 14 May 14.05.2025

SBS Somali Full Program 14 May

Golaha wasiiradda cusub ee Laborka 14.05.2025

Golaha wasiiradda cusub ee Laborka ayaa la dhaariyay kadib guushii xisbigu ka gaaray doorashadii 3 May.

Wararka SBS Somali 14 May 14.05.2025

Wararka SBS Somali 14 May

Taariiqda Soomaaliya iyo Prof Mohamed Haji Mukhtar 13.05.2025

Prof Mohamed Haji Mukhtar ayaa sheegay in Soomaaliya ay bilowgiiba xataa intaan xoriyadda la qaadan qaldan tahay, qaladaadkaasna ay sabab u yihiin inaan wali dalku degin.

Wararka SBS Somali 13 May 13.05.2025

Wararka SBS Somali 13 May

Wararka SBS Somali 9 May 09.05.2025

Wararka SBS Somali 9 May

Falanqaynta doorashdii Australia iyo Dr Mohamed Abbas 07.05.2025

Doorashadii federalka Australia ayuu xisbiga Laborku si aqlabiyad ah ugu guulaystay. Mohamed Abbas ayaa sharaxaya sababta shacabku ku doorteen Laborka ayna ku diideen Liberalka.

Wararka SBS Somali 7 May 07.05.2025

Wararka SBS Somali 7 May

Wararka SBS Somali 6 May 06.05.2025

Wararka SBS Somali 6 may

Xirida farqiga nolosha bulshooyin Indijinooska iyo bulsho waynta Australia 06.05.2025

Australia waxay ka mid tahay dalalka aduunka dadku ugu cimri dheer yihiin. Celcelis ahaan qofka Australianka ah wuxuu gaaraa 83 sano. Laakiin dadka ka soo jeeda bulshooyinka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka cimrigoodu 8 sano ayuu la hooseeyaa shacabka intiisa kale.

SBS Somali Full Program 2 May 06.05.2025

SBS Somali Full Program 2 May

Laborka oo ku guulaystay doorashada federalka, Anthony Albanese sidaad ku sii ahaanaya RW 03.05.2025

Xisbiga Laborka ayaa si aqlabiyad ku guulaystay doorashada federalka 2025 sidaasna waxaa uu Anthony Albanese ku sii ahaanayaa Ra'iisul Wasaaraha dalka.

Wararka SBS Somali 1 May 01.05.2025

Wararka SBS Somali 1 May.

SBS Somali Full Program 30 Abriil 01.05.2025

SBS Somali Full Program 30 Abriil

Wararka SBS Somali 30 Abriil 30.04.2025

Wararka SBS Somali 30 Abriil.

Maxaa la isku hayaa doorashada Australia? 30.04.2025

Doorashada ka dhacaysa dalkan Australia ayay xisbiyada waaweyn isku hayaan arimo badan. Mohamed Daahir ayaa nala falanqaynaya arimaha la isku hayo.

Ouça o podcast SBS Somali - SBS Afsomali no Replaio

Rádio e podcasts em um só app - grátis e sem cadastro. Instale hoje e não perca o lançamento

Baixe no Google Play

O Replaio não é o publicador dos podcasts; os nomes dos programas, as capas e o áudio pertencem aos seus autores e são distribuídos por feeds RSS públicos