Sahra Hussein

Somali-happyFamily Podcast

Kids SO ↓ 110 episodes

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyoFarxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters andFamily Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.

Author

Sahra Hussein

Category

Kids

Latest episode

Oct 18, 2025

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Maxaa dhacaayo Guurka kadib hadii Alle ilama ku siinin dhaleecayta Bulshada dhaxdeeda? 15.07.2023

Habdhaqanka Bulshada Saamayn bay ku Reebaan Dadka Baa hiyaha Gastland qabo!!

Watigaada ugu qaalisan yaad siisa markii Fsaxyada la galo? 08.07.2023

Waqtigada ugu qalisan waxaa iskaleh ilmahaada, ha u ogalaanin qofkale in aad siiso waqtigaada. siiibo markii ilamahu fasax galaan. Hadii waxa su'aal ah ama Fikir ah Aaad ilawadagayso Aaad baan, u jeclaan lahaa waad ilawadaagi, mahadsanid kartaa dhan ka whatsApp, +4366565783558

Waalid noocee ah ayaad tahay haddii aad ku xad gudubto anshaxa? 01.07.2023

Qofkaste oo Waalid ah ama noqon rabo masu"liyad ayaa kasaar, ilaalinta ilmaha Xaquudooda, ha ogalaan in ilmaha la dhibaateeyo.

Maxaan sameeyaa Hadii ii hagaagi wayso cabashadayda? 24.06.2023

waa Qaybtii sadaxaad gunaandakii Cagajugleynta loo gaysto ilmahaaga. Hadii kuu shaqayn waydo Cabashada aad gudbiso.

Ha samaynin sidaan soo so socoto maxaa yeelay kuma caawindoonto!! 17.06.2023

Wax kasheegida iskoolka ilmaahagu dhigtaan, ama Macalimiinta inaad wax ka sheegto kuma caawin doonto!!

Hadii ilmahaga loo Xoogsheegto ama lacaayo,maxaad samaynaysaaa? 10.06.2023

Cagajuglen ama Hadaad inta badan waxaa sameeyo Caruurrta ama dhalinyarada, waxaan ka hadli doonaa inshalllaah Qaabkii hadii ay ku gu dhacado Arintaan wixii Aad ku caawin lahayd ilmahaaga.

Sideed uga falcelisaa marka ilmahaagu su aal ku waydiiyo? 03.06.2023

Muhiimada ay leedahay marka ilmahaagu su aal kuwaydiiyo.oo aad siwanaagsan ugu jawaabto. Ama ay dhacado in uu ilmahaagu Su aalaha kaaga jawaabin ama ayku Adakaato kajawaabida Su aalaha.

Qiimahada waa Qofkaad Adigu iskadhigto!! 27.05.2023

Jooji niyad jabka Hoos isu dhigida iyo Hawada quusta,Ha isku dhiibin Sifudud!!

Waa maxay Wadajirka iyo Isfahanka Lamaanaha? 20.05.2023

Waa wada shaqeyn kaladanbeyn isku Dhimrin Qofbo Qofka kale, waa isfahan guud iyo mid gaar ah Kalgacal Joogta aha.

Daacad u Noqo Lmanahaada Mic naheeda ma ahan wax kaste waa inaad iiyeesho!! 12.05.2023

Qofkaste waa inuu ixtiraamaa Qofka kale, waa inuu jiraa Xad idiin dhaxeeyo. Waa inaad ku kasoontahay Lamanahaada.

Ha u Noolan Qofkale Naftaada u Nolow!!! 05.05.2023

Noolashada Sida Aaad u Noolanayso Go"aankeeda Adiga ayaa leh, Ha Habarbar dhigin Qofkale Tiisa Taada ka adkow!!

Khaldka uguwayn ee Aan kagalno Naftena iyo Qoyskeena Big Mistake!! 28.04.2023

Khaladaadka aan ka galno Nafneena iyo Qoyskeena, waxaa la orankaraa waa Qariska tuur!! waxaa na ka dhasho dhibaato wayn marar ka qaar.

Waa maxay isku kalsoonaanta ama Self-Confidence? 22.04.2023

Kalsoonida Naftu waa inaad aqoon uleedahay Naftaada iyo waxaad ku fiicantahay. waa inaad leedahay Awood aad ku maamusho Hab fikirkaada ama hab dhaqankaada.

Waa maxay Is edbinta ama Self discipline? 14.04.2023

Is edbintu waa wax labarto oo Qofkaste barankaro, hadaaad lahayn is edbin ama is xakamayn aad naftaada xakameyn wax Hadaf ah ama Guul ah ma gaaraysid Noolashaada .

Waa maxay Isbadalka shaqsiga ah? 07.04.2023

In aad Qoays ama Bulsho Badasho waxaa ka horayso in aad Adigu isbadal samayso, inay kaskaxdaada Korayso waxaa ka ogaan kartaa Hab fikirkaada.

Dhawr shay oon waligaa ku soo mari doonin,Aadna ka shalayi doontit, 04.04.2023

Dhiirigalin ama Motivation waxaan walaigaa ku so mari doonin , waadna ka shalayi doontaa waqtiga waa seef ka faa"iidayso intay goor goortahay!!

Adigow Xalkaada wanaag ku helikaro ha ku raadinin Xumaan! 31.03.2023

Wax yar oo Aad ku tiri ilmahaada oo waxaa jiro kuu keenikaro dhibaato, Aadna filaynin marka ka digtoonow wax Aad ku hadlayso mararka qaar way Adkaan kartaa. Ilaali Anshax SI Asluubaysana u hadal markaad Caruurrta la sheekeysanayso.

Ilmahaygaa fiican ku wa dadka kala na way Xunyihiin!! 27.03.2023

Maxay ku laduwan yihiin ilmahaada iyo kuwa Dadka kale. Mar hadaad tahay Waalid ama Aaad rabto inaad noqto, iska ilaali inaad wax ka sheegto ilma kale waayo War uma haysid wax ay noqonayaan ku waada . ha caayin oo ha ceebaynin Ilmaha kale waxay ku gu leeyihiin Xaquuqo.

Ka qayb gali Ilmahaada kuwa Qaan gaarka ah Arimaha Masiiriga ah ee Qoyska. 21.03.2023

Mu hiimada Ayleedahay marka ilmaha Lalawadaago Armiha Qoyska ee masiiriga ah, waxaa uu Dareemayaa masuuliyad iyo Ixtiraam kaas oo kufahmikaro hadii waalidka dhintaan ama ay wax ku dhacaan,

Muhiimada Ayleedahay Marka Waalidiintu kadhaxeeyo Xariiir kudhisan Wadahadal iyo Isfahan. 16.03.2023

Markasto oo  Waalidiinta  dhaxdooda uu jiro  Wadahadal kudhisan Ixtiraam kaladanbayn Isdhageysi    Talawadaag  iyo Kalsooni waxaa soo baxo Qoys Quruxbadan IYO ubada Quruxbadan.

Dhibaatada Ay leedahay markii ilmaha la dhaleeceeyo ama wax lagasheego! 08.03.2023

Wali diinta wax ka sheego ilmahooda Ayagoo is leh Tarbiyeeya. iyo dhibaatada ay u gaystaan. waxaan ka hadli doonaa  wax yaalaha lagu badali karo Arintaan .

Ha oo ladhaqmin ilmahaada Qabakii aad Adigu ku soo Kortay!! 03.03.2023

Waxaa  dhacado mararka qaar in Wali diinta  Somaraan Mar xalado kala du wan yaran toodi. Hadiii ay tahay  Korniimadoodi,Barbaarintoodi,Dhaqan kiii ,Bay"adii  ama Deegankii.

Sidee ilmaha loo maalgaliyaa? waa maxay waqitga ansiinayo ilamaha? 17.02.2023

waa inaad Daboosho baahiyah gaarka ee ilmahaada, Hagaaji lamacaamilida ilmah sida ugu wanaagsan.

Ku Qanacsanow wixii Alle Kusiiyey Ha fiirinin waxa Dadka kale! 10.02.2023

Waa inaad Abuurtaa Kalsoonida Qoyska Si loo helaa xasilooni iyo Daganaasho dhagaado.

Ha noqon Qof ka shekeeyo Qoyskiisa!! 03.02.2023

Iska ilaali marka ilmaha kula jogaan waxyaalah qaar inaad  ka sheekeyso siibo wax ku saabsan Qoyskaada! waxaan ka hadli donaa ficilada ka imaan karo.

Listen to the Somali-happyFamily Podcast podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.