Sahra Hussein

Somali-happyFamily Podcast

Kids SO ↓ 110 episodes

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyoFarxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters andFamily Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.

Author

Sahra Hussein

Category

Kids

Latest episode

Oct 18, 2025

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Caawinaad ma waydiisankara Social Caruurta? 02.02.2024

Halakaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada. Mahadsanid dhageysigaada. Thanks,for your listening

Dadka danaysta yaasha ah!! I Selfish People!! 27.01.2024

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa wixii Fikiradaada ah. Waad ku mahadsantahay dhageysigaada. Thanks,for your listening.

Bar Caruruurta, sida loola hadlo Dadka kale?Teach children,how to talk to other people? 20.01.2024

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Walidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada, mahadsanid,dhageysigaada. Thanks,for your listening.

Jooji sixitaanka Dadka kale Khaldaadkooda! Stop correting other people's mistakes! 09.01.2024

Halkaan waxaaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Hormarka Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurta iyo Hormarinta shaqsiga bo intabo. Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid, dhageysigaada, Thanks,for your listening.

Sababta fashilka guusha lammaanaha! Cause of failure of partner's success! 24.12.2023

Halkaan Waxaan ku so kudbiyaa Aramaha Qoyska Sida Hormarka Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrurta iyo Hormarinta Shaqsigabo intabo. Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid dhageysigaada,Thanks,for your listening.

Wa maxay isfahan la"aanta Waalidiinta iyo Dhalinyaradu?What are misunderstanding parents and Teenagers? 16.12.2023

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska. Iyo sidookale Hormarka Shaqsiga. Waad ilawadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid, dhageysigaada. Thanks,for listening.

Sababaha furniinka? I Reasons for divorce? 09.12.2023

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska. Iyo sidookale Hormarka Shaqsiga. Waad ilawadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid, dhageysigaada. Thanks,for listening.

Sidee bay Bulshadaydu u falcelisay Podcast Sanad kadib?How is my community reacting after a year? 02.12.2023

Halkan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska. iyo sidookale Hormarka shaqsiga. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada. Mahadsanid,dhageysigaada. Thanks, for listening.

2 Labo shey oo Dumarka isku haleyaan Ragan u kafaa"iidaysto!! 25.11.2023

Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska sidaDhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarka Qoyska . Sidookale Hormarka Shaqsiga. wad ilawadaagi kartaa Fikirkaada. Mahdasanid dhageysigaada. Thanks,for listening.

Labo wajiile hadaad maqasho kan ayaa ugu xun ama ugu liito!! 21.11.2023

Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Dhiirigalinta Waalidiinta iyo Tarbiyada carruurta iyo Hormarka Qoyska, sidookale Hormarka shaqsiga. Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Aad ayaad u mahadasantahay. Thanks for listening.

Markii aad ku jirto xaaladan Jooji, lakulanka Asxaabtada ah iyo Social Media 11.11.2023

Halkan waxan ku so gudbiyaa Arimaha Qoyska sida Dhirigalinata, WaalidiintaTarbiyada Caruurrta iyo Hormarinta Qoyska. Sidookale Hormarinta Shaqsiga. Hadii aad qabto Fikrada wad ilawadaagi kartaa. waad ku mahadasantahay dhageysigaada.

Su"aashan inabadan la iwadiiyey,wax yaalo malahan yurub!! 04.11.2023

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Hormaraka Qoyska. sidokale Dhirigalinta Shaqsiga. Kuso dhawaaw Somali-happyfamily Podcast.ilawadaag Fikirkaada iyo hadii aad Su"aal qabto intabo. Mahadsanid dhageysigaada.

Fashilka ku yimaado Lamaanah,marka ay samaynayaan isbadal Hormar leh. 28.10.2023

Halkaan waxaad kalasoco karataa,Farxada Qoyska Harmarinata shaqsiga,Dhiirigalainta Waalidiinta Barbaarinta caruurrrta iyo Tarbiyadoda. Waad ku mahadsantahay Dhageysigaada, sodhawoow.

Labo sababood oo keenikaro burburka Qoyska ama Lamanaha!! 21.10.2023

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaaa Arimaha Qoyska, sida dhiirigalina Waalidiinta Tarbiyada Carrurta iyo Hormarinta Qoyska.waxaad ilawadaagi kartaa Fikirkaada iyo hadii Aaad Su"aal qabto intabo, Mahadsanid dhageysigaada.

Hadafkaada yuu na noqonin guurso kadib na ilmadhal oo kalii ah! 14.10.2023

halkaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska sida daganaasha ah Qoyska farxada iyo Barbaarinta Caruurrta mahadsanid dhageysigaada.

Wax kaste oo Aad dhageysatid ama Aad daawato ogaw inay saamayn kugu yeelanayso.!! 07.10.2023

Wax yaalaha ladhageysto ama ladaawado waxay noqodaanbo, waxaad ogaataa inay Naftaada Samaayn ku reebayaan. maraka u door Naftaada wax Aduun iyo Akhirabo waxtar kuuleh:

Waa tuma Sahra, Magaca Somalihappyfamily maxaan u doortay? 30.09.2023

Somali happy family, waxaa uu katurjumayaa,Farxada Qoyska iyo Bulshada, inaay tahahay wax loo baahanyahay markaste in la hormariyo ama la Tageero. Si loo helo Qoys Nadiif ah ku dhisan Farxad. Mahadsanid walaal dhageysigaada.

Dadka waxaa ugu liito,matabcade iyo matashiiishe!! 23.09.2023

Waxaad tahay Walid ku nool Wadamada Reer galbeedka, mashaqeysid waxaad Ilmahaaga u iibisaa bilwalibo alaab Qaali ah!:

Halkalmad oo hadii aad afkaada barto, Allaah agtiisa Qiimo kaleh Dadkana kugu jeclaanayaaan. 16.09.2023

Kalmada mahad naqa waa wax aad u wanaagsan, Qofkii bartana waxaa uu dareemi karaa Dagaanan, iyo naxariis kudadaal inaad orankarto Allmadulilllaah, Mahadasanid Qofka aan Dadaka u mahad celin Allaah na uma mahad celiyo. Mahadsanid walaal dhageysigaada.

Hooyada ku dayashada mudan iyo Hooyada Waajibaadkeedi gabtay! 09.09.2023

Farqiga u dhaxeeyo Hooyada wanaagsan ee safiican ubarbaariso U Badkeeda, iyo Hooyada Aan Siwanaagsan aan U Barbaarin ubadkeeda farqiga udhaxeeyo. Walal mahadsanid Dhageysigaada,waad ilawadaagi kartaa wixii su"aaal ah.

Waxaad ogaataa Qofka Saaxiibka ah inuu kula joogaayo Waqti kaaban oo kalii ah!!. 02.09.2023

Waqti aan hada joogono waxaa ka Qiima badan Waalidaka Saxiibka Qofka ah. Waxaad arkeysaa Qof waqti galinaayo Qof saaxiibkiis ah lkn Aan war ka haynin Waalidkiis!!. Hadii aad qabto wax Su"aal ah Ama Aad jeceshahay inaad ilawadaagto Fikirkaada. Igala so xariir dhanka WhataApp +43665783558 Mahadsanid walaal.

Waxaan ma Aqaano Ama ma garanaayo ceeb ma ahan! 26.08.2023

Hadii uu Qof ku dhoho Aniga waxaan ma aqaano ama ma garanaayo,micnaheeda ma ahan inuu Qofkaas wax walibo Jaahil ka yahay. Majiro qof Aqoon ku dhashey! Waad ku mahadsanatay dhageysigaada hadii Aaad qabto wax Su"aal ah ama Fikir ah waxaad igala so xariir kartaaa, WhatsApp +43665783558

Manal wadaagi kartaa Ganacsiyad Qaar kamid ah,waa Su"aalihii iiga yimid Dhagystayaashayda? 19.08.2023

Malaga yaabaa inaad kulaabto waddankii markale, oo Aad nalawadaagto,Warbixino sidaan oo kala ah.waan jeclaan lahaa wax Bulshada wax u taraayo inaaan ilaso wadaago. Hadii Aaad wax Su"aal ah ama Fikir ah Aaad qabto waxaad igula wadaagi kartaa WhtsApp +4366565783558

Waxaa ka jiro Wadankii Fursado Ganacasi oo Aad iyo Aaad Muhiim u ah. 12.08.2023

Hadii Aad doonayso inaad Ama Aaad jeclaan laheyd in aad Wadankaadii Maal gashato, waxaa ka jiro Fursado badan oo Ay Dadku ku Baraarug sanayn! Hadii Aaad jeclaan lahayd inaaasd ilawadaagto Fikikaada Ama Aad qabto Su"aaalo, waxaad igula soo wadaagi kartaaa dhanka WhatsApp. Waan jeclaan la haa inaad ilawadaagto Fikirkaada Saliimka ah Mahadsanid. +4366565783558.

Maxaad ka Aamin santahay wadankii Hooyo ee Somaaliya? 05.08.2023

Goorma ayaa kuugu danbeysay Somaaliya majeclaan lahayed in aad tagto? Hadii ay jawaabtaada tahay haa ilasoco inshallaah.

Listen to the Somali-happyFamily Podcast podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.