Sahra Hussein
Somali-happyFamily Podcast
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyoFarxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters andFamily Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.
Author
Sahra Hussein
Category
Podcast website
Latest episode
Oct 18, 2025
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Waa maxay Hab dhaqanka Walidiinta loga bahanyahay? 27.01.2023 7:16
Wax yaaalaha Waaalidka Ay tahay inuu ilaaliyo. Maadamaa uu yahay Hogaamiyaha Qoyska! Waxaan ka hadli doonaa sida uu Noqonkaro Waalid ku dayasho Mudan Si Caruurta Ay u helaan Hogaamiye Fiican ama Tababare Wanaagsan.
Maxaa keeno inuu ilmaha Been sheego? 20.01.2023 8:49
Walidiinta Ayaga Naftooda Been Masheegaan? Qaab Noocee ah bay Ayeey oo ga Taxdarikaraa? Siay ilmaha ugu fududaan in uu sheego Been.
Sidee ilmahaga Runta ugu Tarbiyenkartaa? 14.01.2023 9:20
Hogaaminta fiican waxay kabilaabtaa Guriga,
Wanaaga Ayleedahay Marka Ayleyihiin ilmaha Program.. 06.01.2023 7:58
waxay leedahay Faa"iido badan marka ilmaha loo sameeyo Program sida Caafimaad wanaagasan iyo dhanka Badqabka.
Waa maxay faa"iida ayleedahay marka ilmaha loo sameeyo Program? 30.12.2022 7:11
Wax tarka ay uleedahay programka ilmaha.
Qaabka Maskaxda ilmaha loo koriyo, 24.12.2022 7:00
waan inaad ilamah u samayso barogaraam ama wax uu kumashquulo.
DHaxal wanaagsan ureeb ilmahaaga? 16.12.2022 11:49
Qabka ilamaha Jir ahaan iyo Maskax ahaan loo gadhiso ilmaha
Ma rabtaa Ilmahaagu inu siwanagsan Bulshada oo ladhaqmo? 09.12.2022 7:22
Hab dhaqanka wanaagsan ee Ilmahu wax uu kabilawdaa, Guriga waxayna kamid tahay tarbiyada wanaagsan ee Ilmah labaro
Waa maxay Podcast iyo Siday u U shaqaysaa? 26.11.2022 6:07
5 Waa maxay Faa" iidada Ay ku leedahay, Adiga oo Ku jiro Hawlahaada Caadiga ah
Kasbo Kalsoonida Caruurtaada 18.11.2022 5:08
Maxaa kaa hortaagan inaad Kalsoonida Caruurtaada?
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.