ruuxeebe
Sheeko iyo Shaahid
meelkastood joogtaan waan idin salaamaa waxan ahay ruux eebe waxaan kudhashay ku koray dhulkii hooyo waxaan kahelay mah mahdii awoowayaasheen dhaheen marhore oo markaan Akhriyay hada oon ufiirsaday aan la ashqaraaray waxaan rabooday in aan dib iskula fiirino waxay qarniyaal hore ay dhaheen iyo say waqtigaan uga hadlayso waxay dhihi jireen. please follow me on tiktok https://www.tiktok.com/@ruuxeebe?is_from_webapp=1&sender_device=pc
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
LAABI LABO MALE AMA QALBI LABO RUUX MAWADA QAADO 22.02.2026 2:15
Send us Fan Mail Support the show
WAX LA DHALAY IYO DHUL BAA MARTI LOO YAHAY 18.02.2026 4:09
Send us Fan Mail Support the show
FAR KALIYA FOOL MADHAQDO 15.02.2026 3:35
Send us Fan Mail Support the show
KHAYRKIIS NINKII LOO XIIROOW ADIGUNA SOO QOYSO 11.02.2026 4:52
Send us Fan Mail Support the show
DHUBUQ DHUBUQDAADA HORE DHABANA HAYS DANBAY LEEDAHAY 08.02.2026 9:02
Send us Fan Mail Support the show
maah maah , qof aad taqaanid yaatahy lama dhaho 03.02.2026 1:41
Send us Fan Mail fadlan follow iyo share deh Support the show
ninkii soo jog laga waayo soo jiifo baa laga helaa 31.01.2026 2:12
Send us Fan Mail Support the show
ILMA ADEER WAA IN ISTAQAAN 25.01.2026 2:55
Send us Fan Mail Support the show
GOD HADIMO HA QODIN HADAAD QODANA HADHEEREEN KU DHICI DOONTAANA MA OGIDE 23.01.2026 8:30
Send us Fan Mail Support the show
NAF ILAAHAY LEEYAHAY LOOMA DARDAAR WARIYO 18.01.2026 4:47
Send us Fan Mail Support the show
QUNJAR U SOCOD QODAXI MAMUDO 11.01.2026 3:31
Send us Fan Mail Support the show
Sida loo tabar la'yahay looma alah la'a 04.01.2026 5:13
Send us Fan Mail Support the show
nin aan talin jirin haduu taliyo nin aan tagi jirin baa taga 22.12.2025 5:31
Send us Fan Mail doorasho markay imaato waxaad dooran kartaa waxa ugu fiican ama ugu haboon Support the show
majiro wax dhamestiran 22.12.2025 3:39
Send us Fan Mail waxaan dhahnaa aduunyadu waa sagaal toban marna ma noqoneyso kurbo malahaan leheen haday dhamestirmi laheed qofkasta wax buu raadinaa oo kamaqan maal qabeen ilaa faqiir Support the show
qabyaalad haday jirto qaran ma jirikaro 14.12.2025 5:51
Send us Fan Mail qabyaaladu qayb weyn ayay kaqaadatay burburka iyo qalalaasaha wadankeena kajira. Su'aal ? maxaan wali u' aaminsanahay qabyalayda and sidee uga illbixi karnaa Support the show
noloshaada wanaageedu waxay ku xirantahay madaxweyne fiican 07.12.2025 2:48
Send us Fan Mail waxaan kuligeen rabnaa inaa naaloono oo faraxno wadankeena dhexdiisa siday u suurto gasho taas waa in aan u dooranaa madax nakala qaybin , qabyaalad kamaran, aqoon leh ,nadifaaci kara, noo tura, hogaan adag noo dhisa ,dadka kala xigsan, qaain wadanka laxisaabtama. Support the show
qoomiyad kasta waxaa lagu qiimeeyaa siday u dhaqmaan 07.12.2025 2:48
Send us Fan Mail qoomiyad kasta waxaa lagu qiimeeyaa siday u dhaqmaan Support the show
doqon ha maciinsan hana u maciinin 05.12.2025 5:40
Send us Fan Mail Doqontu waa qof wanaaga garanayn dhibaatada kaliya jecel waa mid wax kala jecleen oo xishoon Support the show
Gaalka dill garkiisana sii 02.12.2025 1:03
Send us Fan Mail Gardarada waxaa laga dhaxlaa inkaar iyo in sumacadaada ku dhunto isla markaasna wixii xumaan oo kaa tagay gadaal kugu soo laabtaan adigoon taag iyo tabar u hayn. Support the show
Ruuxeebe Episode 1 " Trailer " iyo Mah maahdi Sir maqabe saab baa biyo u cesha 01.12.2025 2:33
Send us Fan Mail Support the show
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.