Fatumo & Sagal

Ladnaan Podcast

Kids EN ↓ 74 episodes

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child...

Author

Fatumo & Sagal

Category

Kids

Podcast website

www.buzzsprout.com

Latest episode

May 18, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

#24: Maxaa keenay isbedelka cunugeyga - Me and My teenage 05.09.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Maanta waxaan mawduuceena ku bilaabeynaa sheeko ay hooyo soomaaliyeed noola wadaagtay. Waxay tiri: wiilkeyga wuxuu ahaa mid ii baari ah oo warkeyga maqla. Wuxuu ahaa kan ugu baarisan ilmaheyga oo dhan. Sanadkaan markii ii iskuulka ku laabtay waxaan ka dareemayaa isbedel badan. Wiilkii hore ma’aha oo faraxsanaa, waa maxay isbedelkaa maxaanse sameeyaa....

#23: Sanadguuradii 1-aad ee Ladnaan Podcast - Celebrating 1-year anniversary 17.08.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa sanadguuradii 1-aad ee Ladnaan Podcast. Waxaan xalqadeena kaga hadalnay hadafka aan u aasaasnay Ladnaan podcast, maxaa nagu guubaabiyay inaan sii wadno, xalqadaha labadeenaba aan jecelnahay iyo weliba waxaan ka hadalnay mustaqbalka Ladnaan. Waxaan dhageystayaasheena ka codsaneynaa ineey nooga soo jawaabaan dhowr su'aalood oo aan jecelnahay in...

#22: Sideen u fahamnaa caruurteena da'da qaangaarkaarka ku socota? Understanding children in middle years 18.07.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! ·       Waxaan qeybaheena soo socda kaga hadli doonaa caruurta da’da iskuulka 7-18 jir iyo horumarkooda ama kobacooda jir ahaan, garaad ahaan, shucuur ahaan iyo xiriirkaba.  ·       Qeybteenan ugu horeysa waxaan diirada saareynaa caruurta da’da 7-12 jir ah ·       Waxaan marka hore ka hadli doonaa horumarka iyo kobcinta caruurta kadibna waxaan soo qaa...

#21: Talooyin ay nala wadaageen waalidka keligii caruurtiisa korsanaya - Advices from single parents 27.06.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadan waxaan idiin soo bandhigi doonaa wareysi aan la yeelanay waalidiin ilmahooda keligooda korsanaya, caqabadaha ay la kulmeen iyo waxyaabaha u fududeeyay. Waxay kaloo waalidiintaan nala wadaageen talooyin aad iyo aad u wanaagsan oo uu waalid walba u baahan yahay. Dhageysi wacan.

#20: Maxaa caawin kara waalidka ilmaha keligii korinaya? 06.06.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaanu xalqadan kaga hadleynaa waalidka korinaya ilmihiisa keligii.  Saamaynta ay ciyaalka ay ku leedahay in hal waalid oo kaliya uu koriyo. Saamaynta ay waalidka korinaya ku leedahay. Sidee saameynahaa looga badbaadi karaa, maxaase waalidka looga baahan yahay?

#19: Kalgacaylka iyo xiriirka labada waalid 16.05.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Lamaanahaaga miyaad aqbashay mise waad u dulqaadatay? Do you have a tolerance or acceptance in your marriage? 

#18: Kobcinta qoyska ee bisha barkeeysan ee Ramadan 05.04.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybtan waxaan uga hadli doonaa sida aan u kobcin lahayn qoyskeena bisha ramadanka. Waxaanu isku deyi doonaa inaanu ka hadalno wixii talo ama khibrad inoo shaqaysay ama mid aanu ku fakarnay ah inaad idinla wadaagno. Waxaanu ka hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha ramadan si wadajir ah, waxay sameeyn lahayn inta bisha barakeysan lagu gudo...

#17: Hooyo is daryeel si aad u daryeesho dadka mas'uuliyada kaa saaran - Mother take care of yourself 21.03.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybtan waxaan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay inay hooyadu ama qofka dumarka ah leedahay inay is daryeesho si ay u daryeesho dadka mas’uuliyada ka saran. Qof tiisa daryeelaa ayaa midkalena daryeeli kara .  In this episode, we will talk about the importance of the mothers to take care of themselves so they can take care of their family. 

#16: Hooyadu waa lama huraan 07.03.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybteenaan waxaan uga hadleynaa muhiimada ay hooyada iyo dumarku leeyihiin. We have dedicated this episode to all women and mothers.

#15: Maxaa keenaya in caruurta ay adeega bulshada ka qaadato waalidkooda? 21.02.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybyenaan waxaan ku wareysanay gabar Soomaaliyeed oo ka shaqeeysa adeega bulshada (Social Service/Socialtjänst) ee Iswiidhan. Iyadoo aan weydiineyno sababaha keenta in ay adeega bulshada ay kala wareegto caruurta waalidkooda.  In this episode, we have interviewed a social worker from Sweden about the causes of removing children from their parents. 

#14: Wareysi hooyo Soomaaliyeed - An interview with a Somali mother 07.02.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybteenaan waxaan wareysi la yeelanay hooyo Soomaali oo degan Sweden, iyadoo noo gala hadleysa caqabada waalid in lagu noqdo qurbaha. Waa qeyb aad u xiiso badan oo wax badan nagu soo kordhisay oo aan aad ula dhacnay. Waxaan fileynaa inaad idinkana ka heli doontaan. In this episode, we have interviewed a Somali mother living in Sweden on the challenge...

#13: Waalidnimada iyo qurbaha - Parenting in diaspora 23.01.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena 2aad  waxaan ku soo qaadanaynaa hababka tarbiyada caruurta qaasatan sidaan ugu tarbiyeeyn lahayn qurbaha.  In this second episode, we will be discussing parenting styles and how we can parent our children in the context of diaspora. 

#12: Hababka tarbiyada qeybta 1-aad - Parenting styles 10.01.2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena 1aad ee sannadkan cusub waxaan ku soo qaadan doonaa , hababka tarbiyada caruurta ee wadankeena laga isticmaali jiray.  In this first episode of this new year, we will be discussing the different parenting styles and which parenting styles were used back home. 

#11: Ma jeclaan lahayd inaad habdhaqankaaga wax ka badasho? 27.12.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Motivation episode - would you like to change yourself?  Maadaama uu sanadka cusub inagu soo fool leeyahay, waxaa wanaagsan inaan ka fikirno sanadkii nasoo dhaafay iyo kan soo socdaba. Haddaba ka dhagaysta qeybtaan sidaan wax isdaga badali lahayn habdhaqankeena si aan u kobcino farxada qoyskeena. 

#10: Gunaanad, Su'aalo iyo Jawaabo - A summary from previous episodes and Q & A 13.12.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, caafimaadka hooyada, sida aan u kobcin leheen maskaxda caruurteena. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan podcast intagram iyo meylkaba.  We are so excited to...

#09: Qeybta 2-aad - Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development? 28.11.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! The first three years of a child’s life are critical for learning and development. As parents, we can develop our children's brain in different ways. This is the second episode in which we will talk about the children's brain from 1 year to three years.  Sedexda sanadood ee ugu horeysa nolosha caruurta waa xilli aad u muhiim ah kobacooda mas...

#08: Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development? 15.11.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! The first three years of a child’s life are critical for learning and development. As parents, we can develop our children's brain in different ways. For the coming two episodes, we will share with you how we can do that. Sedexda sanadood ee ugu horeysa nolosha caruurta waa xilli aad u muhiim ah kobacooda maskaxda iyo ineey waxbartaan. Waalidku w...

#07: Sidee caafimaadka dhimirka ee waalidku u saameeyo caruurta - Mother's mental health and its effect on the child 25.10.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan barnaamijkeena kaga hadleynaa caafimaadka dhimirka ee waalidka iyo saameynta ay ku leedahay caruurta. Qofka bini’aadamka duruufa badan oo lasoo gudboonaada ayaa waxay sababaan inay dhibaato maskaxda ama dhimirka ah u keenaan. Dhibaatadaas oo muddo gaaban ama dheer qofka saameyn ku yeelata. In this episode, we talk about mother's mental hea...

#06: Sidee ayuu caafimaadka hooyada u saameeya ilmaha caloosha ku jira? Mother’s health and its effect on the fetus 11.10.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan labada barnaamij ee soo socda kusoo qaadan doonaa caafimaadka hooyada iyo saameynta uu ilmaha ku leeyahay. Qeybtan hore waxaan kusoo qaadaneynaa caafimaadka hooyada iyo ilmaha caloosha ku jira ama uurjiifta. Wakhtiga uurka ay hooyadu leedahay waa wakhti xasaasi ah. Nafaqada hooyada, hormoonada iyo dhaxal sidayaasha ama genes ku, waxay Ilamaha u...

#05: Waxaan ka jawaabeynaa su'aalo ka timid dhagaystayaasheena - Questions from our listeners 27.09.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, waalidnimada, aasaaska waalidnimada iyo dowrka uu jaceylka ka qaato isku xirnaanta waalidka iyo ilmihiisa. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan podcast intagr...

#4: Dowrkee buu jaceylka ka cayaaraa waalidnimada? - What has love to do with parenting? 13.09.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybteenaan 3-aad waxaynu ka hadleynaa waa maxay dowrka uu jaceeylku ka cayaaro waalidnimada, xiriirka waalidka iyo ilmihiisa iyo koriinka ilmaha?  Haddaba ha moogaanin.  In this episode 3, we will discuss what has love to do with parenting, parent-child relationship and child development? You don’t want to miss this episode.

#3: Aasaaska tarbiyada - the fundemantal of parenting 30.08.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Aasaaska tarbiyada waa inaan soo saarno jiil ad adag (qawi) kalsooni leh, nafta xakamin kara, isku filan, jaceeyl u qaba waalidka iyo dadka kaleba, Midda kalena waa inaan soo saarno jiil amiin ah. Ilmaha lagu barbaariyay in shaqsiyadooda iyo shucuurtooda la dhiso waxay noqonayaan kuwa cabiri kara shucuurtooda iyo waxa ay aaminsan yihiin, waxayna noqon...

#2: Waalidnimada ma xirfad la bartaa mise waa mid aan ku dhalanay? 17.08.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybteena koowaad waxaan uga hadleynaa, waa maxay waalidnimada? Ma xirfad la bartaa mise waa mid uu ilaahay inagu dhaliyay? Miyuuse waalidka u baahan yahay inuu barto siduu ilmihiisa u barbaarin lahaa? Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/music Art by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. W...

Introduction Ladnaan Podcast 28.07.2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada Podcastigaan cusub ee la magac baxay Ladnaan. Looguna tala galay hooyooyinka, aabayaasha iyo inta isku diyaarineysa ama rajeyneysa ineey noqdaan waalid. Haddaba qeybtaan horudhaca ah waxaan jecelnahay inaan ka hadalno sababta aan u dooneyno inaan soo bandhigno Ladnaan podcat kaan. Barnaamijkan waxaa idiin soo tebin doona laba saaxiibo o...

Listen to the Ladnaan Podcast podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.