Fatumo & Sagal
Ladnaan Podcast
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child...
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
#73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado 18.05.2026 28:13
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay dhageystayaasheena naga soo codsadeen. Waxaan rajeyneynaa inaan ka jawaabnay su'aalaha aad nasoo weydiiseen qaar ka mid ah. Haddaba noo soo gudbiya su'aalaha ama mawduucyada aad rabtaan inaan ka had...
# 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska 15.02.2026 30:45
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey, xiriirka nafteena iyo midda qoyskeenaba. Waxaan idiinla wadaageynaa cuntooyinkee nafaqo leh oo fiican inaan cuno. Ma qasab baa in sambuus la cuno maalin kasto. Iyo waxyaabo badan oo ku saabsan sideey reerka isugu soo dhawaan lahaayeen. Heesta...
#71: Dowrka aabaha ee qurbaha ku nool - wareysi Abdikeyf (Madaxa SOCOPA) 21.12.2025 50:11
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka hadalnay dowrka aabaha ee qurbaha, dhibaatooyinka yimaada marka uu qoysku aabaha ka maqan yahay iyo sida looga gudbi karo dhibaatooyinka qoysaska qurbaha. Dhageysi wacan. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax M...
# 70: Doorka aabaha iyo barbaarinta caruurta - Wareeysi Dr. Abdirashid 14.11.2025 58:06
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka wada hadalnay dowrka aabaha uu ku leeyahay barbaarinta caruurta, qaasatan aabaha ku nool wadankeena hooyo. Dhageeysi wacan. Nala wadaaga arigtidiina. Waxaan idinka codsaneynaa inaad u gudbisaan dadka walaalaha ah si ay iyag...
# 69: Part 2 - Kor u qaad caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga 30.09.2025 45:28
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa xalqadii labaad ee Live webinar ka aan soo jeedinay. Iyadoo aan kaga hadleynaa qeybtaan, hurdada iyo stress ka. Waxaan kaloo ka hadleynaa sidaad sameeyn lahayd shaqsi ahaan iyo qoys ahaanba. Talooyinka aan soo jeedineyno waxeey ku saleeysan cilmi baaris. Introduction music is from Canva.
# 68: Part 1 - Kor uqaad caafimaadkaaga iyo caafimaadkaaga qoyska 30.09.2025 33:53
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalaqadeenaan oo usoo jeedinay iyadoo Live Webinar ah. Waxaana kaga hadleynaa sida aad kor ugu qaadi lahayd caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga. Qeybtaan hore waxaan diirada saareynaa cunada iyo dhaqdhaqaaqa. Music introduction from Canva.
#67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay 17.08.2025 1:07:13
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada. Maxeey dhalinyaradu tabanayaan, waalidkuse muxuu tabanayaa? Maxaase xal ah? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystir...
# 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska 27.05.2025 1:02:29
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan usoo deynay Live. Iyadoo aan kaga hadalnay Aasaaska xiriirka lamaanaha, xalinta khilaafaadka, sideey lamaanaha isku caawin lahaayeen iyo sidda la isugu dheeli tiri lahaa mas'uuliyadaha kala gedisan ay lamaanaha leeyihiin.
# 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka 14.04.2025 35:36
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo isticmaaleynaa xirfadeena caafimaad. Laakiinse waxaan si rasmi u sameeynay diblooma coaching. Haddaba ka dhageyso xalaqadaan howlaha uu coach ka qabto, sababta loo doonan karo iyo waxa laga faaiidi karo. Heesta horudhaca iyo dhamaa...
# 64: Hadafkeena bisha Ramadaan 09.02.2025 28:30
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin kartaa. 1. Ramadaankaan muxuu kaaga gedisnaan doonaa Ramadanada kale? 2. Waa sidee jadwalkaaga Ramadaanka? 3. Waa maxay hadafka ugu weyn oo aad jeceshahay in bisha Ramadan ay kuu hirgasho? Heesta horudhaca iyo dhamaadk...
# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday? 18.01.2025 36:04
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan. Xalaqadaan waxaan ka hadleynaa siduu noo ahaa sanadkii tagat 2024. Waxaan kaloo ka hadleynaa sida aan ugu diyaar garoownay sanadkan bilowday 2025. Su'aalaha aan isweydiinday iyo kuwa maalmeed aad isticmaali kartaan waan idinla wadaa...
# 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda 30.12.2024 32:58
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri lahaa keligii. Waa xalqadii noogu dambeysay ee taxanaheena caruurta leh neurodivergent condition. Waa xalqad xiiso badan aanu rajeyneyno in waalid badan ay ka faaideysan doonaan. Xataa haddii uusan ilmahaagu qabin xaaladaan waxaad caawini kart...
# 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh 17.11.2024 26:11
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan kusoo koobeynaa wareysi aan la yeelanay Muna Abukar oo ah occupational therapist (OT) iyo Anna Fäldt oo ah Speech therapist (ST). Waxeey labadoodaba nooga hadleen goorta uu ilmaha autism ka qaba u baahan yahay OT iyo ST. Sideey wax ugu qabtaan iyaga iyo dowrka uu waalidka ka cayaaro. Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa maqaalo iy...
# 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh 23.09.2024 42:43
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta autism ka iyo ADHD-ga leh. Waxaan kaloo ka hadalnay sida loo taageerayo si ay u maareeyaan nolol maalmeedkooda. Ogow in caruurta leh autism ama ADHD aysan isku wada mid aheeyn. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. W...
# 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe 01.09.2024 36:54
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadaan idinku haynaa wareeysi xiiso leh. Waxaan wareeysanay Zeynab oo ah cilmi nafsi ka shaqeeysa Xarunta caruura baahida gaarka leh - Autism Somali Center ee ku taal Garowe. Dhageystayaasheena waxaan ka codsaneeynaa haddii ay jiraan dad jecel ineey cilmigooda ama si kale ku caawin kara nala soo xiriiraan ama toos xarunta ula xiriiraan. He...
#58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse 18.08.2024 31:26
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Fasaxeena kuleelaha kadib waxaan idiin soo gudbineynaa taxano ku saabsan xaaladaha ama dabeecadaha neurodiverse ka ah. Waa maxay, maxaa sababa, sideen ku ogaan karaa inuu ilmaheeyga leeyahay. Intaasba waa su'aalo aan ka wada hadleyno. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtu...
#57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska 11.06.2024 1:13:50
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay sidaan u xoojin leheen isku xirnaanta qoyska. Waxaan ka hadalnay lix qeybood oo naga caawineyso isku xirnaanta qoyska: 1. In aaladaha teknoloojiga iyo shaashaada aan ka fogaano kuna badalno waxyaabaha reerka isku soo dhaweeyn kara 2. In ay jirt...
#56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I. 19.05.2024 35:12
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan maanta idiin haynaa xalqad xiiso leh oo aan ku wareeysanay Sadia Abubakar Ibrahim oo ah clinical psychologist. Iyadoo nooga warameysa waa maxay koriinka caruurta aan caadiga ahayn, maxaa keena, sideena waalidka ku garan karaa ama ula tacaali karaa. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafa...
#55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka 21.04.2024 24:41
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax qabadkii aan sameeynay? Waxaan kaloo idinla wadaageynaa sida ay reerka usii socod siin lahaayeen, camalada wanaagsan ay sameeyeen. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heest...
# 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa 26.02.2024 32:51
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.c...
# 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka 18.02.2024 42:58
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka. Waxaanu ka wada hadleynaa su'aalo ah: Waa maxay sababta aan ugu baahan nahay inaan caruurteena qalbigooda ku abuurna kuna xasilino iimaanka? Goorma ayaan bilaabeynaa? Miyaan u baahan nahay in da' walbo aan si u barno?...
# 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M. 15.11.2023 1:02:49
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadan xiisaha leh idinkugu soo gudbineynaa wareysi aan la yeelanay Dr. Faadumo Mohamud Mohamed aragtida caruurta ay bulshada ka qabto iyo saameynta ay ku yeelaneyso tarbiyada iyo tacliintaba. Dr. Faadumo waxeey xanaanad ka furtay magaalada Muqdisho taasoo ula jeedadeeda tahay in lasoo saaro fac naxariis iyo jaceyl wax lagu baray iyo ineey u...
#51: Muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka, ilmaha iyo macalinka 15.10.2023 1:02:06
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadaan ku wareeysan Ubah Adan oo ah waalid, macalin iyo maamule iskuul. Ubah waxeey si fiican u kala dhigdhigeysaa dowrka uu macalinku ka cayaaro ilmaha ama ardeyga mustaqbalkiisa, waxbarashadiisa, iyo habdhaqankiisa. Iyo weliba muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka iyo macalinka. Waxaad kaloo maqli doontaa anagana ra'yi...
# 50: Ladnaan 3 years! Sidee buu noqon mustaqbalka Ladnaan? 10.09.2023 34:03
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalqadan oo aan kaga hadleyno sideey ahayd sedexdii sano ee lasoo dhaafay, maxeeynu baranay, iska baranayna, sidee buu noqon mustqabalka Ladnaan podcast? Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh...
# 49: Ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada 20.08.2023 37:22
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qof walba wuu jecel yahay inuu helo farxad iyo ladnaan. Laakiin sida uu qofka uu raadiyo weey kala gedisan tahay. Haddaba qeybtan waxeey ku saabsan tahay sida aan ku heli leheen ladnaanta nolosha. Iyadoo uu qofku u baahan yahay inuu naftiisa qiimeeyo doorarka nolosha ee saaran. Waxaan kaloo hadleynaa sida aan anagana isku qiimeynay. Heesta horudhaca i...
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.