Ismaaciil C Ubax
Codka Ubax
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.codkaubax.com
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
SE01EP05 Koboca Maandooriyaha 17.01.2020 32:52
Send us Fan Mail Bulsho si ay horumar u gaadho, waa in ay jidhka iyo garaadkaba ka korranaataa. Waxa bulshada ku soo badanaya isticmaalka daroogooyinka kala duwan. Waa maxay sababtu, maxaa se la gudboon hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka ahba, se maxaa waalidka looga baahan yahay? Support the show
SE01EP04 Jigjiga & Jeel Ogaadeen 10.01.2020 31:49
Send us Fan Mail Hamse waxa uu ka mid ahaa maxaabiistii ku xidhnayd jeelka caanka ah ee Jeel Ogaadeen loo yaqaanno, kuna yaalla magaalada Jijiga. Support the show
SE01EP03 Carruur Cag Weyn 1 20.12.2019 14:19
Send us Fan Mail Waa maxay sababta loo la yaabo marka la arko lammaane isku faraxsan, miyaanay ahayn in lala yaabo labada kale. Raggu ma cadow baa, se dumarku ma carruur cag weyn baa? Support the show
SE01EP01 Waa maxay Podcast? 05.12.2019 24:07
Send us Fan Mail Support the show
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.