Ismaaciil C Ubax
Codka Ubax
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Wo hören?
Podcasts in der App Replaio Radio Bald verfügbarPodcasts kommen bald in die App. Installiere sie jetzt und erlebe als Erster einen ganz neuen Blick auf Podcasts
Folgen
SE12EP09 Cali Dhaanto 11.06.2026 44:38
Send us Fan Mail Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan! Support the show
SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15 11.06.2026 19:15
Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
SE12EP08 Faraska Madow 11.06.2026 1:44:44
Send us Fan Mail Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan! Support the show
SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad 18.04.2026 34:52
Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show
SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan" 16.04.2026 34:54
Send us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show
SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood 14.04.2026 1:06:33
Send us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show
SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka 06.04.2026 1:42:46
Send us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show
SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad 30.03.2026 33:54
Send us Fan Mail Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show
SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14 25.03.2026 16:04
Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1 24.03.2026 37:47
Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2 24.03.2026 38:36
Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay? 15.07.2025 42:18
Send us Fan Mail Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan! Support the show
SE11EP04 Sirta Maanka 31.01.2025 37:16
Send us Fan Mail Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan! Support the show
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed" 24.01.2025 30:25
Send us Fan Mail Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan! Support the show
SE11EP02 Qaxii Suudaan 18.01.2025 1:04:16
Send us Fan Mail Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan! Support the show
SE11EP01 ABDI ADDE 07.01.2025 30:03
Send us Fan Mail ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan! Support the show
SE10EP04 Waan Is Guursannay 4 04.10.2024 36:37
Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan! Support the show
SE10EP03 Waan Is Guursannay 3 23.09.2024 17:58
Send us Fan Mail Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Support the show
SE10EP02 Waan Is Guursannay 2 16.09.2024 15:47
Send us Fan Mail Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Support the show
SE10EP01 Waan Is Guursannay 1 13.09.2024 13:54
Send us Fan Mail Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan! Support the show
SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed" 28.06.2024 33:41
Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan! Support the show
SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye 31.05.2024 39:08
Send us Fan Mail Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan. Support the show
SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka 10.05.2024 32:44
Send us Fan Mail Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan! Support the show
SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid 03.05.2024 25:48
Send us Fan Mail Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan! Support the show
SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida 26.04.2024 33:28
Send us Fan Mail Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan! Support the show
Ähnliche Podcasts
Replaio ist kein Herausgeber von Podcasts; die Namen der Sendungen, Cover und Audioinhalte gehören ihren Autoren und werden über öffentliche RSS-Feeds verbreitet