Somali Book review
Somali Book review Podcast
Somali Language podcast about Books. This including Books in Somali, about Somalis, Authored by Somalis. Occasionally we also review world literature and other books. Waa goob jabaqeed lagu falanqeeyo buugta Af-soomaaliga ku qoran, kuwa Soomalidu qoreen, qaarka laga qoray Soomaalida iyo buugta caalamka intaba. Nagala soo xidhiidh barta Twitter @SomBookPodcast
Author
Somali Book review
Category
Podcast website
Latest episode
Dec 7, 2023
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
12- A woman of firsts; Edna Aden 07.12.2023 21:38
Adna Adan Ismaaciil waa Soomaalida ugu wax qabadka badan leh, qarnigii na soo dhaafay iyo kaniba. waxa ay haldoor iyo hogaan u ahayd ololayaal badan oo bulshada Soomaliyeed wax ka badalay, waxa ay u joogtay dhacdooyin badan oo 60 kii sanno ee na soo dhaafay muhiim u ahaa samaysanka ummadda Soomaaliyeed. Buuga kani waa xusuus qorkeedii oo ku daabacan afka ingiriiska oo Soo baxay 2019kii. Edna saw f...
11- Jirrida Baambuuga (ساق البامبو) 05.12.2023 10:42
Jirrida Baambuu waa sheeko faneed carbeed (Novel) dhawaan loo turjumay afka Soomaaliga.
10- The Yibir of Las Burgabo 21.10.2022 13:00
The Yibir of Lasburgabo waa buug sheeko faneed male awaal ah oo qaadaa dhigaya waxyeelada iyo foolxumada isir sooca. waa dhigane ku qoran af-ingiriisi waxana qoray Maxamuud Geeldoon.
Book 9 - The Fortune Men by Nadiifo Maxamed. 12.10.2021 28:59
The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay magaalada Cardiff dabayaaqadii kontomeeyadii. waxa uu ku qoranyahay afka - Ingiriisiga waxana la daabacay sanadkan 2021.
Book 8 - Shan Sheeko by Axmed F. Cali (Idaajaa) 12.10.2021 21:27
Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed F Cali (Idaajaa). Shoutout to Simaneey Podcast oo dhawaan nagu daray liiska podcast-yada Soomaalida. kala xidhiidh 🌍www.somalipodcasts.com.
Book 7 - Dirkii Sacmaallada by Axmed Ibrahim Cawaale 20.02.2021 19:20
Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xagee bay ka yimaadeen? ereyga Soomaali xagee buu ka yimid? Masaaridii hore iyo Soomaalida iwm.
Book 6 - From a crooked rib by Nuruddin farah 20.02.2021 12:15
Feedh Qaloocda waa buugii curad ee quraaga Nuuradiin faarax lana daabacay sanadkii 1970kii.
Book 5- Mogadisho Memoir by Hassan Abukar 09.01.2021 9:42
Gorfaynta dhigaalkii Xusuus qorkii Muqdisho ee Xasan Abuukar ku qoray afka ingiriisiga sanadkii 2015.
Book 4- Dhibbanaha aan Dhalan by Cawl 05.01.2021 11:07
Buugga afraad waxa wada gorfaynayna aniga iyo saaxiibkay Cali casimaan. Dhagaysi wacan. the fourth Book (the unborn sufferer) is reviewed with my friend Ali.
Book 3 -Hidden Life of Trees - Nolosha Dahsoon ee Geedaha 02.01.2021 8:23
Review of Hidden life of trees (Nolosha Dahsoon ee Geedaha) by Peter Wollhoben.
Book 2 - First footsteps in East Africa , Richard Burton, 1856 23.12.2020 6:02
Buuga kani waa mid af ingiriisi ku qoran oo laga qoray Soomaalida. la daabacay badhtankii qarnigii sagaal iyo tobnaad.
Book 1- Aqoon darro waa u nacab jacayl , waxa qoray Faarax M J Cawl 1974 22.12.2020 7:06
Buuga uu ku curtay barnaamijkani waa buuga caan baxay ee Aqoon darro wa u nacab jacayl. The first book on this book is none other than the classic "ignorance is the enemy of love".
Hordhac 19.12.2020 1:21
This is an intro to the podcast. Meeriskani wuxu hordhac u yahay Madal jabaqeeddan.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.