Ismaaciil C Ubax
Codka Ubax
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed" 19.04.2024 30:00
Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan! Support the show
SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada 12.04.2024 24:30
Send us Fan Mail Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan! Support the show
SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13 10.12.2023 12:04
Send us Fan Mail Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
SE08EP5: Dhuusamareeb 10.11.2023 44:58
Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan! Support the show
SE08EP04: Hadhiwaa 27.10.2023 1:03:59
Send us Fan Mail Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan! Support the show
SE08EP03: Murtida Maansada Urugo 14.10.2023 45:41
Send us Fan Mail Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan! Support the show
SE08EP02 Foosiya Rindai 29.09.2023 23:35
Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai. Support the show
SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta 15.09.2023 27:05
Send us Fan Mail Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP11 Caweyska Boorama 01.09.2023 1:09:50
Send us Fan Mail Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP10 Beledweyn 11.08.2023 30:36
Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP09 Qays Qeyser 07.07.2023 1:11:51
Send us Fan Mail Qofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP08 Waa Layga Guursaday 12 16.06.2023 37:01
Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP07 Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood 09.06.2023 1:34:11
Send us Fan Mail Silsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP06 Caweyska Burco 02.06.2023 53:06
Send us Fan Mail Waxa aannu dadweyne tiro badan ku caweynay magaalada Burco. Daawasho wacan! Support the show
SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida 01.06.2023 27:04
Send us Fan Mail Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP04 Cabdi Ciise Cajuun 12.05.2023 51:56
Send us Fan Mail Fanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga 01.05.2023 27:26
Send us Fan Mail Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP02 Waa Layga Guursaday 11 04.03.2023 29:03
Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan. Support the show
SE07EP01 Bandhigga Hangoolka 24.02.2023 26:56
Send us Fan Mail ”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan! Support the show
SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada 04.11.2022 45:53
Send us Fan Mail Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Maan Yuusuf iyo Khaalid Siciid. Dhegaysi wacan! Support the show
SE06EP07 Udbaha Nolosha 09.10.2022 51:22
Send us Fan Mail Cabdirixiin Siddiiq "Heello" waa halabuur maansayahan ah, halkan waxa uu kaga hadlayaa maansada iyo noocyadeeda guud ahaan, gaar ahaanna maansadiisa "Udbaha Nolosha". Dhegaysi wacan! Support the show
SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka 24.09.2022 1:01:21
Send us Fan Mail Gabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caafimaad oo dalka u yaal? Ma laga ganacsan karaa caafimaadka iyo daawooyinka, yaa se hubinaya tayadooda? Dhegaysi wacan! Support the show
SE06EP04 Waa Layga Guursaday 10 16.09.2022 25:14
Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 10-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
SE06EP03 - Jawaab Baan Baadhayaa 09.09.2022 45:35
Send us Fan Mail Haddii aad warbaahinta ka shaqaynaysay labaatankii sanno ee u dambeeyay, sidee ayaad u arki lahayd isbeddelkeeda joogtada ah? Sidoo kale, Axmed Cismaan Batuun waa abwaan curiya suugaanta, bulshadana qaybaheeda kala duwan u wacyigeliya hab uu jiil kastaa fahmayo. Dhegaysi wacan! Support the show
SE06EP02 - Hadraawi 30.08.2022 1:02:04
Send us Fan Mail Qof kasta oo i naga mid ah, Hadraawi wax ayuu u ahaa, kaalin ayuu igu jirey. Prof. Bulxan, Rooble Cabdi Muuse iyo Xasan Maxamed Yuusuf oo midba dhan ka eegi doono maansadii iyo shakhsiyaddii Hadraawi, ayaa ka warrami doona. Dhegaysi wacan! Support the show
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.