Somali Public Agenda

Adeeg Wanaag

Public services in Somalia are highly limited due to the weakness of government institutions struggling to recover from destruction caused by conflict. However, even those government services that do exist fail to serve people effectively. Access to public services is a fundamental right for Somali citizens. Join Aweis Ahmed, the director of the SPA Policy Lab, and his guests, who will intensely discuss the public service matters in Somalia in the Adeeg Wanaag podcast.

Author

Somali Public Agenda

Category

Government

Podcast website

somalipublicagenda.org

Latest episode

Jun 8, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Dib-u-heshiisiinta Galmudug: Geeddi-socodka, Caqabadaha iyo Fursadaha 04.04.2021

Soomaaliya waxay soo martay xasillooni darro weyn tan iyo markii la riday dowladdii milateriga ahayd 1991. Isku dhacyada rabshadaha wata ee u dhexeeya qabaa'illada iska soo horjeeda ayaa caadi ka ahaa dalka oo dhan, kuwaasoo ka dhashay inta badan biyo yari iyo kheyraadka daaqa. Colaadaha noocan oo kale ah waxay keeneen isku dhacyo muddo dheer socdey oo ay adkaatay in la xalliyo. Mid kamid ah...

Falanqeyn miisaaniyadda sanadka 2021 loo qorsheeyay hay’adaha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada Soomaaliya 23.03.2021

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayaa 29-kii bishii Diseembar 2020 (labo maalin kadib markii uu muddo xileedkisa dhammaaday 27-dii Diseembari) meelmariyay miisaaniyadda dowladda federaalka ee sanadka 2021-ka. Wadarta miisaaniyadda loogu talagalay sanad maaliyadeedka 2021-ka waa $671 malyan. Tani waxa ay $195 malyan ka badan tahay miisaaniyadda sanadkii hore oo aheyd $476 mill...

Xasilloonida iyo Daahfurnaanta Hannaanka Doorashada dadban ee Soomaaliya 23.12.2020

17-kii Sebteembar, hoggaanka Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada waxay ku heshiiyeen nooc doorasho dadban ah in ay ka dhacdo dalka. Iyadoo laga ambaqaadayo doodo taxane ah oo Dhuusamareeb ku qabsoomay bilaha Luulyo iyo Ogosto, doorashada lagu heshiyey ayuu baarlamaanku ansixiyay waxaana lagu faahfaahiyay heshiisyadii xigay ee 2-dii Oktoobar. Inkastoo heshiisku muujiyay in hoggaamiyeyaasha...

Maxaa Casharro ah oo Laga Baran Karaa Doorashooyinkii Dadbanaa ee Soomaaliya ee 2016? 25.11.2020

Doorasho dadban oo labaad ayaa la jadwaleeyey in ay mar kale ka dhacdo Soomaaliya dabayaaqada sanadka 2020 iyo horraanta sanadka 2021. Sida ay ku heshiiyeen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka 17-kii Sebteembar ee 2020, doorasho dadban ayaa ka dhici doonta labo degmo oo kamid ah dowlad-goboleed walba, halkaas oo ergooyinka doorashada ee lagasoo xul...

Kaalinta Dhalinyarada ee Doorashooyinka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya: Fursadaha iyo Caqabadaha 23.11.2020

On Thursday, 12th November 2020, Somali Public Agenda and Youth Peer Education Network (Y-Peer) in Somalia have co-organized a forum that took place at Afrik Hotel in Mogadishu under the theme “ The role of the Somali youth in the upcoming Somalia parliamentary and presidential elections: opportunities and challenges”.  59 young participants, from both genders, representing different institutions...

Sidee loo maareeyay ka jawaabista Covid19 ee Soomaaliya? 13.10.2020

On Monday, 28 September 2020, Somali Public Agenda organized a launch forum for its new report on the governance of Covid-19 in Somalia. Held at Safari Hotel in Mogadishu, the Public Agenda Forum was attended by over 30 participants, of both genders and from different segments of the society including the civil society umbrella groups, women’s organizations, youth, government officials, university...

Dhismaha Xukuumadda Xigta ee Soomaaliya 20.08.2020

25-kii June baarlamaanka Soomaaliya ayaa riday xukuumaddii uu hoggaaminayay raysal wasaare Xasan Cali Khayre. Ilaa wakhtigan xukuumad cusub lamasoo dhisin.  Xukuumadda waxa la riday maalmo yar kadib markii uu soo idlaaday shirkii Dhuusamareeb 2 oo ay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyadu uga hadlayeen nooca doorashada suuragalka ah in ay ku qabsoonto wakhtiga u haray hay’adaha f...

Saameynta COVID-19 uu ku yeeshay jaamacadaha Muqdisho 18.07.2020

Kadib markii lasoo tabiyay kiisaskii ugu horeeyay ee fayraska 16-kii Maarso, dowladda federaalku waxay qaadday tallaabooyin ay ku joojineyso faafitaanka caabuqa.  Tallaabadii ugu horreeysay waxay ahayd in la hakiyo iskuullada iyo jaamacadaha maadaama ay yihiin goobo uu si xooggan ugu faafi karo fayraska.  Raysal wasaaraha dalka Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay 18-kii Maarso 2020 in labo toddoba...

Falanqeyn: waxa laga baran karo sida loo maareeyay kaalmadii bini'aadamnimo ee 2019 loo fidiyey Beledweyne 21.05.2020

Bishii Octobar 2019, webiga Shabelle ayaa ku fatahay degmooyin katirsan Hirshabelle gaar ahaan magaalada Beledweyne. Daadadka oo ka dhashay roobabkii deyrta ee ka da’ay Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa magaalada Beledweyne uga barakacay dad lagu qiyaasay 240,000 oo qofood.  Kaalmo bini’aadamnimo oo xooggan ayaa loo fidiyey dadka ay fatahaadda sameysay. Balse dad badan ayaa ka cawday in gargaarka lagu...

Tubta Doorashooyinka Soomaaliya ee 2021 10.04.2020

2020 iyo 2021 sanado doorasho ayay u yihiin Soomaaliya. Muddo xileedka xubnaha labada gole ee baarlamaanka (Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare) wuxuu ku egyahay dhammaadka bisha Diseembar 2020; waxaa la caleemasaaray 27-kii Diseembar 2016. Muddo xileedka Madaxweynaha wuxuu sidoo kale dhammaanayaa horraanta Febraayo 2021. Sharciga doorashooyinka waxa ku jira faafaahinta ugu muhiimsan ee doorashooyinka...

Sidee ayay Soomaaliya ugu diyaargaroobeysaa la tacaalidda COVID-19? 24.03.2020

Qofkii ugu horreeyay ee laga helay caabuqan Soomaaliya waxaa xaqiijiyey Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 16-kii Maarso 2020 kaasoo ahaa arday Soomaali ah oo dhawaan kasoo laabtay dalka Shiinaha.  Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale joojiyey dhammaan duullimaadyada caalamiga ah laga bilaabo 19-ka Maarso muddo labo isbuuc ah. Soomaaliya si lamid ah dalalka kale ee aan lahayn xudu...

Review of the Proposed First Past The Post Electoral Model for Somalia 24.01.2020

Somalia is in search of an electoral model for the scheduled 2020/21 political transition. An ad hoc 15-member parliamentary committee was mandated to review the National Electoral Bill (NEB) approved by the Council of Ministers. It submitted to the parliament a reviewed version of the NEB at a joint meeting by the two chambers of parliament on 27th November 2019. The Committee proposed a ‘First P...

Re-instituting political parties in Somalia 18.01.2020

On 6th September 2016, then Somali president Hassan Sheikh Mohamud, ratified the long-awaited political parties act following the parliament’s approval.  The political parties law (Law No. 19 of 27 June 2016) comprises of 38 articles and 4 schedules. It governs the provisional and full registration of political parties, the rejection of registration attempts, the alliance and merger of political p...

Listen to the Adeeg Wanaag podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.