Garasho-wadaag
Garasho-wadaag
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Burhaan Cabdulaahi oo ah wariye iyo nabad-dhisiye reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasa...
Wo hören?
Podcasts in der App Replaio Radio Bald verfügbarPodcasts kommen bald in die App. Installiere sie jetzt und erlebe als Erster einen ganz neuen Blick auf Podcasts
Folgen
25. Kaabayaasha Nabadda -- Aragtida Haweenka 24.05.2023 1:22:28
Khadra Cabdulaahi Cali iyo Xabiibo Koofurow
24. Ruuxda Ramadaanka Ha Jirto Oo Ha Joogto (Sanadka Oo Idil) 20.04.2023 1:32:06
Martida: Sheikh Cabdirisaaq Macalin Cabdiraxmaan iyo Deeq Aadan Cali, Iskuduwaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Gobalka Mudug
21. Xusuustii Abwaan Xadraawi: Suugaantiisii iyo Hawlihii uu Bulshada u Qabtay 08.09.2022 1:17:45
Facebook LIVE: https://fb.watch/fqNu2mdXta
Ähnliche Podcasts
Replaio ist kein Herausgeber von Podcasts; die Namen der Sendungen, Cover und Audioinhalte gehören ihren Autoren und werden über öffentliche RSS-Feeds verbreitet