Garasho-wadaag

Garasho-wadaag

Society SO ↓ 76 Folgen

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Burhaan Cabdulaahi oo ah wariye iyo nabad-dhisiye reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasa...

Autor

Garasho-wadaag

Kategorie

Society

Podcast-Website

www.spreaker.com

Neueste Folge

12. Mär 2026

Wo hören?

Podcasts in der App Replaio Radio Bald verfügbar

Podcasts kommen bald in die App. Installiere sie jetzt und erlebe als Erster einen ganz neuen Blick auf Podcasts

Bei Google Play herunterladen Kostenlos installieren Android 5 Mio.+ Downloads · Bewertung 4,8 iOS bald

Folgen

52. Shabakadda Nabadda 06.02.2025

Sumayo Ibraahiin Cismaan  iyo Cabdirahman Maxamed Cabdi

51. Akhrinta, wax Barashada iyo Helidda Aqoonta 23.01.2025

Zamzam Maxamed Colaad iyo Garaad Axmed Rooble

49. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay 12.12.2024

Diib Mohamed Cardofe, Gudoomiyaha Ururka Kasmo  iyo Calas Abdinur Barre, Gudoomiyaha – Shabakadda Nabadda, Dhusamareb

48. Wax ka qabashada is-bedelka cimilada: Soomaaliya oo ka muuqato masraxa caalamka 28.11.2024

Fartun Awil Ahmed, Madaxa Waxbarashada Gabdhaha ee Gobolka Mudug Wasaaradda Waxbarashada Galmudug  iyo Ahmed Mohamed Ali, Wariye ku takhasusay arrimaha deegaanka

47. Warbaahinta Nabadda 14.11.2024

Farxiyo Maxamuud Yuusuf, Agaasimaha Jinsiga Ururka Suxufiyiinta Qaranka (NUSOJ)  iyo Raxma Xasan Maxamed, Agaasimaha Tababarada Ururka (NUSOJ)

46. Wanaag u Bedelidda Khilaafka 24.10.2024

Nabadoon Cabdulaahi Cabdi Xasan iyo Nabadoon Cabdulqaadir Cali Cigaal 

45. Dadaalada Xallinta Khilaafaadka Mudug 03.10.2024

Abshiro Cali Geedi, Isuduwaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka; Gudoomiyaha Ururka hayaanka nabadda  iyo Maxamuud Nuur Xaashi, Agaasimaha Waaxda dib u heshiisiinta Wasaardda Arinaha gudaha Galmudug

44. Dib u soo nooleynta dhaqdhaqaaqyada nabadeynta 19.09.2024

Khadra Cabdulaahi Cali, Xubin ka mid ah Haweenka Nabadda ka shaqeeya iyo  Caasho Cali Bagaag, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda Gobalka Mudug

43. Beerasho 05.09.2024

Cabdikariin Xasan Maxamed oo ka Tirana Wasaaradda Beeraha  iyo Xamdi Cabdulqaadir Geele oo ah gudoonka Waxbarashada Degmada Gaalkacyo

42. Enerjiga Dhalinyarta iyo Warbaahinta Nabadda 01.08.2024

Cilmi Kulan Geedi iyo Cabdi Macalin Maxamuud

41. Basasha Khilaafka 18.07.2024

Zamzam Colaad iyo Sheikh Abdihakim Mohamed Xirsi

40. Dib u soo nooleynta 27.06.2024

Xaawo Xirsi Kaarshe iyo Faaid Xirsi Cali

39. Raadadka Odayaasha Dhaqanka 06.06.2024

Sahra Maxamuud Maxamed  iyo Cismaan Cali Sheikh Axmed

38. Ka Jawaabidda Is-bedelka Cimilada oo la Hayàdeey 23.05.2024

Yurub Muxiyadiin Sheikh Cali   iyo Cabdifitaax Cabdulaahi Xuseen

37. Gù Khayr Qaba! 09.05.2024

Falis Abshir Guuleed iyo Shamso Diiriye Kulmiye

36. Aargoosiga bogsiin lagu badalo 25.04.2024

Maymuun Calinuur Gayfane Xirsi Yusuf Barre 

35. Rehmad, Dambi-dhaaf iyo Najaat 28.03.2024
34. Qoloqoleysiga iyo Qalalaasaha Khilaafka ~ Bogsiin bedesha Aargoosiga 07.03.2024
33. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay 22.02.2024

Nasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta Gaalkacyo Asad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo

32. Xaaja Nimaan Oqoon, Indhuhuu Ka Ridaa 25.01.2024

Burhaan Cabdulaahi, leh Abshiro Cali Geedi Deeq Aadan Cali

31. Laba Musiiba oo is Xigtay 14.12.2023

Taxanaha 31-aad waxaan uga hadli doonaa Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadihii ka dhashay Roobabkii xoogganaa ee bilihii la soo dhaafay ka da,ay deegaano badan oo Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Galmudug. Waxaa barnaaminka Beri oo Khamiis ah marti noogu ah Agaasimaha Guud ee Wasaardda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali iyo Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobalk...

30. Beerta aan ku kulano 02.11.2023

Axmed Maxamed Cabdi & Sharmarke Tahaliil Aadan

29. Oodo dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa 05.10.2023

Ooda dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa . Waa Xikmad Soomaaliyeed oo tilmaamaysa sida ay muhiim u tahay in Xalka laga bilaabo sida ugu fudud iyo sida wax walba muhiimadaha ay u kala leeyihiin si xal waara loo gaaro. Waxaa marti noogu ah Barnaamijka Galabtay Marwo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug oo ah Urur u taagan Nabadda iyo Wacyigalinta...

28. Bogsiin bedesha Aargoosiga 07.09.2023

Farxiyo Jeyte Cali iyo Baashi Ducaale

27. Qoloqoleysiga iyo Qalalaasaha Khilaafka 27.07.2023

Waxaa marti noogu ah Nabadoon Cabdiraxmaan Axmed Kaarshe iyo Nuuriyo Cabdi Cawaale oo ka mid ah Haweenka MAWDUUCA: Doorka Qabiileysiga iyo Eexdu ka qaataan qallalaasaha iyo isku dhacyada bulshada

Höre den Podcast Garasho-wadaag in Replaio

Radio und Podcasts in einer App - kostenlos und ohne Anmeldung. Installiere sie noch heute und verpasse den Start nicht

Bei Google Play herunterladen

Replaio ist kein Herausgeber von Podcasts; die Namen der Sendungen, Cover und Audioinhalte gehören ihren Autoren und werden über öffentliche RSS-Feeds verbreitet