Mahad Wasuge

Diiwaanka Mahad

Arts EN ↓ Epizody: 8

Diiwaanka Mahad waa podcast uu Mahad Wasuge kaga sheekeeyo, kuna soo koobo qoraalladiisa. Waxa uu diiradda ku saaraa waaya-aragnimadiisa nolosha iyo safarradiisa, kuwaas oo uu inta badan kaga faalloodo bloggiisa. Diiwaanka Mahad waxa uu fududeynayaa in qoraallada Mahad, oo badankood ku qoran luqadda Ingiriiska, ay Soomaalida daneysa arrimaha uu qoraallada ka sameeyo uga bogtaan kuna dhageystaan luqadda Soomaaliga.

Určitě navštivte web podcastu a podpořte jeho tvůrce: www.buzzsprout.com

Autor

Mahad Wasuge

Kategorie

Arts

Web podcastu

www.buzzsprout.com

Nejnovější epizoda

25. zář 2026

Kde poslouchat?

Podcasty v aplikaci Replaio Radio Už brzy

Podcasty míří do aplikace už brzy. Nainstaluj si ji teď a jako první uvidíš úplně nový pohled na podcasty

Stáhnout z Google Play Nainstaluj zdarma Android téměř 10 mil. stažení · hodnocení 4,7+ iOS už brzy

Epizody

#07. Safarkeygii Dooxa, Qatar I Diiwaanka Mahad Podcast 25.09.2026

Waxaan martiqaad ka helay Madasha Doha 20-kii Nofembar si aan uga qayb galo shirka 23-aad ee Madasha Dooxa, oo lagu qabtay Diseembar 6-7, 2025, magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar. Waxaa si gaar ah la iigu casuumay inaan ka hadlo kulan ku saabsan dowlad-dhiska Soomaaliya. Waxay ahayd fursad naadir ah in aan noqdo dadka ka hadlaya madasha markii iigu horreysay oo aan ka qayb galo Madasha Dooxa...

#08. Kismaayo, Sanad Kadib I Diiwaanka Mahad Podcast 25.09.2026

Sanad kadib, waxaan dib ugu safray Kismaayo. Markii ugu dambeysay ee aan magaaladaas tagay waxay ahayd bishii May ee 2025. Waxa aan casuumaad ka helay machadka Dooxada Jubba (JVI) oo igu casumay in aan ka qayb galo madal lagu gorfeynayay marxaladda siyaasadeed iyo doorasho ee Soomaaliya, oo lagu qabtay Kismaayo 27-28 Luulyo. Xalqadan siddeedaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa ma...

#06. Safarkeygii Carta, Jabuuti I Diiwaanka Mahad Podcast 08.12.2025

Waxaan ka qeyb galo xuska sanad guurada 25-aad ee Shirkii Nabadda ee Carta iyo daahfurka taallada nabada. Taallada ayaa laga dhisay isla goobtii uu ka dhacay shirkii Carta 25 sano kahor. Waan ku faraxay in aan ogaado dadaallada la sameeyay si loo diiwaangaliyo diiwaankii shirkaas muhiimka u ahaa Soomaaliya ee horseeday dhalashada Jamhuuriyadda saddexaad. Xalqadan lixaad ee #DiiwaankaMahad Podcast...

#05. Safarkeygii Magaalada Caruusha, Tansaaniya 31.07.2025

7-dii Abriil ayaan kamid noqday dad kooban oo loo xushay in ay ka qeyb galaan koorso Transformational Leadership ah ee la qorsheeyay in lagu qabto 9–20 June magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya. Waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan tago Caruusha oo ah magaalada inta badan lagu xuso taariikhda Soomaalida. Xalqadan shanaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay...

#04. Safarkeygii Kismaayo 24.06.2025

Waxaan u safray Kismaayo maalin Jimce ah, 23-ii May. Safarka ayaa qeyb ka ahaa kulamo ay hay’adaha Somali Public Agenda iyo PDRC wada qabanayeen oo lagu sahminayay sida xal loogu heli karo arrimaha siyaasadda dalka ee cakiran oo ay kamid yihiin xiriirka dowladda federalaka & dowlad-goboleedyada, dib-u-eegista dastuurka & doorashooyinka.  Xalqadan afaraad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan...

#03. Safarkeygii Buuloburte: Xusuus iyo Dareen 03.05.2025

Sanadka 2025 waxa uu iigu billowday safar isbuuc ah oo aan ku tagay degmada Buuloburte. Markii iigu dambeysay ee aan magaalada tago waxa ay ahayd Agoosto 2023. Inkastoo culeysyo iyo duruufo badan ay ka jiraan magaalada, haddana waa magaaladeyda. Waa meesha aan dareemo lahaansho.  Xalqadan saddexaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa blog aan daabacay bishii January ee sanadkan 2025...

#02. Safarkii Dheeraa ee aan Jigjiga ku Gaaray & Shirweynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed 22.03.2025

Saaxiibkey Maxamed Cumar ayaa uu igu casuumay Shirwaynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed (Somali Youth Summit), kaasoo ka dhacay magaalada Jigjiga intii u dhexeysay 25 iyo 27 Nofeembar 2023. Horey uma aan tegin Jigjiga. Ma jirto diyaarad toos ah oo Muqdisho ka baxda oo tagta Jigjiga. Labada waddo oo aan ku tagi karay waxa ay kala ahaayeen in aan Addis Ababa sii maro & in aan diyaarad ku tago Hargey...

#01. Casharrada Waqtiga: Dib-u-milicsiga Safarka Nolosha 13.02.2025

Aaladda TikTok ayaan mararka qaar isticmaalaa. Waxaa jira muuqaallo badan oo aqoon kororsi ah eel aga heli karo iyo kuwo kale oo madadaallo ah oo aan daawado mar kasta ee aan isticmaalo aaladdan. Sikastaba ha noqotee, waxa aan aaladdan ka daawaday sawirro hore oo hees Hindi ah la dul saaray. Qaar ka mid ah sawiradan ayaa ah sawirro qof, dhowr qof ama goob ku taalla Muqdisho oo la qaaday sanado ka...

Poslouchej podcast Diiwaanka Mahad v Replaio

Rádio a podcasty v jedné aplikaci - zdarma a bez registrace. Nainstaluj si ji ještě dnes a nepropásni premiéru

Stáhnout z Google Play

Replaio není vydavatelem podcastů; názvy pořadů, obálky a audio patří jejich autorům a šíří se přes veřejné RSS kanály