Mahad Wasuge
Diiwaanka Mahad
Diiwaanka Mahad waa podcast uu Mahad Wasuge kaga sheekeeyo, kuna soo koobo qoraalladiisa. Waxa uu diiradda ku saaraa waaya-aragnimadiisa nolosha iyo safarradiisa, kuwaas oo uu inta badan kaga faalloodo bloggiisa. Diiwaanka Mahad waxa uu fududeynayaa in qoraallada Mahad, oo badankood ku qoran luqadda Ingiriiska, ay Soomaalida daneysa arrimaha uu qoraallada ka sameeyo uga bogtaan kuna dhageystaan luqadda Soomaaliga.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
#06. Safarkeygii Carta, Jabuuti I Diiwaanka Mahad Podcast 08.12.2025 10:18
Waxaan ka qeyb galo xuska sanad guurada 25-aad ee Shirkii Nabadda ee Carta iyo daahfurka taallada nabada. Taallada ayaa laga dhisay isla goobtii uu ka dhacay shirkii Carta 25 sano kahor. Waan ku faraxay in aan ogaado dadaallada la sameeyay si loo diiwaangaliyo diiwaankii shirkaas muhiimka u ahaa Soomaaliya ee horseeday dhalashada Jamhuuriyadda saddexaad. Xalqadan lixaad ee #DiiwaankaMahad Podcast...
#05. Safarkeygii Magaalada Caruusha, Tansaaniya 31.07.2025 12:36
7-dii Abriil ayaan kamid noqday dad kooban oo loo xushay in ay ka qeyb galaan koorso Transformational Leadership ah ee la qorsheeyay in lagu qabto 9–20 June magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya. Waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan tago Caruusha oo ah magaalada inta badan lagu xuso taariikhda Soomaalida. Xalqadan shanaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay...
#04. Safarkeygii Kismaayo 24.06.2025 9:13
Waxaan u safray Kismaayo maalin Jimce ah, 23-ii May. Safarka ayaa qeyb ka ahaa kulamo ay hay’adaha Somali Public Agenda iyo PDRC wada qabanayeen oo lagu sahminayay sida xal loogu heli karo arrimaha siyaasadda dalka ee cakiran oo ay kamid yihiin xiriirka dowladda federalaka & dowlad-goboleedyada, dib-u-eegista dastuurka & doorashooyinka. Xalqadan afaraad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan...
#03. Safarkeygii Buuloburte: Xusuus iyo Dareen 03.05.2025 7:42
Sanadka 2025 waxa uu iigu billowday safar isbuuc ah oo aan ku tagay degmada Buuloburte. Markii iigu dambeysay ee aan magaalada tago waxa ay ahayd Agoosto 2023. Inkastoo culeysyo iyo duruufo badan ay ka jiraan magaalada, haddana waa magaaladeyda. Waa meesha aan dareemo lahaansho. Xalqadan saddexaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa blog aan daabacay bishii January ee sanadkan 2025...
#02. Safarkii Dheeraa ee aan Jigjiga ku Gaaray & Shirweynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed 22.03.2025 15:22
Saaxiibkey Maxamed Cumar ayaa uu igu casuumay Shirwaynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed (Somali Youth Summit), kaasoo ka dhacay magaalada Jigjiga intii u dhexeysay 25 iyo 27 Nofeembar 2023. Horey uma aan tegin Jigjiga. Ma jirto diyaarad toos ah oo Muqdisho ka baxda oo tagta Jigjiga. Labada waddo oo aan ku tagi karay waxa ay kala ahaayeen in aan Addis Ababa sii maro & in aan diyaarad ku tago Hargey...
#01. Casharrada Waqtiga: Dib-u-milicsiga Safarka Nolosha 13.02.2025 7:48
Aaladda TikTok ayaan mararka qaar isticmaalaa. Waxaa jira muuqaallo badan oo aqoon kororsi ah eel aga heli karo iyo kuwo kale oo madadaallo ah oo aan daawado mar kasta ee aan isticmaalo aaladdan. Sikastaba ha noqotee, waxa aan aaladdan ka daawaday sawirro hore oo hees Hindi ah la dul saaray. Qaar ka mid ah sawiradan ayaa ah sawirro qof, dhowr qof ama goob ku taalla Muqdisho oo la qaaday sanado ka...
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.