Thru the Bible Somali

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali

Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaami...

Não deixe de visitar o site do podcast e apoiar quem o produz: ttb.twr.org

Autor

Thru the Bible Somali

Categoria

Religion

Site do podcast

ttb.twr.org

Último episódio

18 de mar de 2024

Onde ouvir?

Podcasts no app Replaio Radio Em breve

Os podcasts estão chegando ao app. Instale agora e seja o primeiro a descobrir um jeito totalmente novo de curtir podcasts

Baixe no Google Play Instale grátis Android 5 mi+ downloads · nota 4,8 iOS em breve

Episódios

Ciise oo Beytaniya lagu subkay 25.09.2023
Wadaaddada oo shirqoolaya Ciise 22.09.2023
Ciise oo soo nooleeyay Laasaros 21.09.2023
Ciise oo jooga Yeruusaalem wakhtiga Iidda 20.09.2023
Arijirka Wanaagsan 19.09.2023
Xerada Ariga 18.09.2023
Ciise oo bogsiinaya nin indhala'aan ku dhashay 15.09.2023
Dooddii Ciise iyo Yuhuudda 14.09.2023
Yooxanaa 7:21-8:1-2 13.09.2023
Biyaha Nool 12.09.2023
Ciise oo dadka wax baraya 11.09.2023
Kibista Nolosha 08.09.2023
Quudinta shanta kun oo qof 07.09.2023
Shantii kun ee qof oo Ciise uu quudiyey 06.09.2023
Ciise oo muujiyey sida uu Ilaah ugu xiran yahay 05.09.2023
Ciise oo bogsiinaya wiilkii sarkaalka 04.09.2023
Qisadii dhex martay Ciise iyo naagtii reer Samaariya 01.09.2023
Maraggii labaad ee Yooxanaa Baabtiisaha 31.08.2023
Ciise oo macbudka nadiifinaya 30.08.2023
Xertii ugu horraysay 29.08.2023
Maraggii Yooxanaa Baabtiisaha 28.08.2023
Yooxanaa 1:1-3 25.08.2023
Horudhaca Injiilka sida Yooxanaa u qoray 24.08.2023
Tirintii 33:1-36:13 23.08.2023
Tirintii 30:1-32:1-33 22.08.2023

Ouça o podcast Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali no Replaio

Rádio e podcasts em um só app - grátis e sem cadastro. Instale hoje e não perca o lançamento

Baixe no Google Play

O Replaio não é o publicador dos podcasts; os nomes dos programas, as capas e o áudio pertencem aos seus autores e são distribuídos por feeds RSS públicos