Dawan Media

Wakiil Bulsho

News EN ↓ 8 episodes

Wakiil Bulsho is the first podcast of its kind in Somalia. It is a platform built to bring Members of Parliament and Senators face-to-face with the people they represent. Hosted by Zakariye Soohoyde, the show creates a direct line between elected officials and their constituencies, where citizens' questions actually get answers. Each episode invites a sitting MP or Senator into the studio to speak openly about the issues that shape everyday Somali life: the laws they're voting on, the policies they're shaping, the budgets they're approving, and the work being done, or not done, for the regions...

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: dawan.so

Author

Dawan Media

Category

News

Podcast website

dawan.so

Latest episode

Oct 17, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android almost 10M downloads · 4.7+ rating iOS soon

Episodes

S1E8| Muxuu Xildhibaan Cadbow ku eedeynayaa Gudiga Doorashooyinka Qaranka? 17.10.2026

S1E7| Muxuu Xildhibaan Cadbow ku eedeynayaa Gudiga Doorashooyinka  Qaranka? Download Dawan App Today . https://onelink.to/5vv232. Daawo wareysiga oo dhammaystiran. 🎙️ Barnaamijka: Wakiil Bulsho Podcast 🎤 Martida: Xildhibaan Cabdiraxmaan Isxaaq Maxamed, 🎬 Wariyaha:  Zakaria Soohoyde 📺 Warbaahinta: Dawan Media

Wakiil | S1E7 | Cabdisamad Macalin: Muranka Dastuurka, Doorashooyinka iyo Khilaafka Siyaasadeed 09.10.2026

Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud, wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa barnaamijka Wakiil Bulsho Podcast ee Dawan Media kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, muranka Dastuurka, doorashooyinka qof iyo cod iyo khilaafaadka u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka. Wareysiga ayuu kaga warramay waayo-aragnimadiisii siyaasadeed, doorkii uu ku lahaa geeddi-socodkii Soomaaliya looga sa...

S1E6 | Muxuu Musharrax Madaxweyne Cabdikariin ku tilmaamay doorsahooyinka ka socda Soomaaliya? 29.08.2026

Musharrax Cabdikariin ayaa wareysi gaar ah kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doorashooyinka dalka, khilaafaadka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada, iyo wadahadallada Dowladda iyo mucaaradka. Wareysiga waxaa sidoo kale lagu falanqeeyay arrimaha Somaliland, xiisadda Waqooyi Bari iyo Somaliland, doorka dowladaha shisheeye ee siyaasadda Soomaaliya, dhameystirka Dastuu...

S1E5 | Musharrax Cumar Fiqi: Doorashada Qof iyo Codka ah & Amniga Muqdisho | Wakiil Bulsho Podcast 29.08.2026

Doorasho qof iyo cod ah ma ka hirgeli kartaa Soomaaliya? Sidee ayuu Musharrax Cumar Cabdulqaadir Axmed Fiqi u arkaa xaaladda amniga Muqdisho, geeddi-socodka doorashooyinka iyo jihada siyaasadda dalka? Xalqaddan Wakiil Bulsho Podcast, Zakariye Hassan ayaa ku waraysanaya Musharrax Madaxweyne Cumar Cabdulqaadir Axmed Fiqi, oo si faahfaahsan uga hadlay: Sababta uu mar kale ugu tartamayo xilka Madaxwey...

S1E4 | Doorasho Qof iyo Cod Soomaaliya Ma U Diyaarsan Tahay? | Wakiil Bulsho Podcast 29.08.2026

Doorasho qof iyo cod ma tahay xalka Soomaaliya? Maxaa caqabad ku ah hirgelinteeda? Sideese loo heli karaa doorasho lagu wada qanco? Todobaadkan barnaamijka Wakiil Bulsho Podcast, oo uu soo saaro isla markaana daadihiyo Zakariye Xasan, waxaa marti ku ah Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf, oo ah Khabiir Arrimaha Doorashooyinka. Wareysigan waxaa lagu falanqeeyay: Doorashada qof iyo cod Doorashooyinka Go...

S1E3 | Wakiil | Waxbarashada Hirshabeelle: Caqabadaha, Imtixaanaadka iyo Mustaqbalka Ardayda 28.08.2026

Podcast-kan Wakiiil waxa uu diiradda saaraya xalqadaan xaaladda waxbarashada Hirshabeelle, gaar ahaan imtixaanaadka dugsiyada dhexe, shaqada Wasaaradda Waxbarashada, saameynta khilaafaadka siyaasadeed, iyo xaaladda ardayda ku nool deegaannada ay colaadaha iyo amni-darradu saameeyeen. Martida waa wasiirka Waxbarasha Hirshabeelle Saciid Xagar Camalow  wasiirka waxa uu sharxayaa sida Wasaaradda Waxba...

S1E2 | Muxuu Xildhibaan Cabdiraxmaan ka yiri? Muqdisho, Doorashooyinka iyo Mucaaradka |WakiilBulsho 28.08.2026

Podcast-kan WakiilBulsho xalqada Todobaadkaan  waxaan ku falanqeyneynaa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan doodaha ku saabsan arrinta dhulka, doorashooyinka, banaabaxyada mucaaradka, iyo amniga magaalada Muqdisho. Martida: Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Cusmaan Gurey, oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Martidu waxay sharxeysaa sababta uu siyaasadda u galay, sida uu ku yimid Golaha...

S1 E1: Xildhibaan Maxamed Aadan Caanooy | Ma gutay waajibaadkii HOP 135? : Wakiil Bulsho 07.05.2026

Xalqada 1aad ee barnaamijka Wakiil Bulsho Podcast, oo ah madal si gaar ah loogu wareysto Xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaan marti ku ah Xildhibaan Maxamed Aadan Caanooy. Barnaamijkan waxaan si qoto dheer ugu falanqeynayaa doodaha ugu kulul ee taagan, isbeddellada Dastuurka, iyo arrimaha doorashooyinka dalka. Waxaan si gaar ah u weydiinaynaa xildhibaan Caanooy: Ma gutay waajibaadkii HOP 135? Ma...

Listen to the Wakiil Bulsho podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.