Dawan Media
Miizaan
Miizaan Podcast, produced by Dawan Media, delivers in-depth analysis of Somalia’s politics, economy, security, and governance, as well as key developments across the Horn of Africa. Each episode features interviews, debates, and expert insights, exploring complex national and regional issues through balanced, evidence-based journalism. Miizaan aims to weigh perspectives fairly, giving voice to leaders, analysts, and citizens shaping Somalia’s democratic and developmental journey. It’s a space for critical thinking, informed dialogue, and independent reporting.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
S1 E14: Maxaa Ka Cusub Hirshabelle? Wareysiga Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaowe 05.07.2026 40:07
Kusoo dhawaada xalqad xasaasi ah oo kamid ah Miizaan Podcast, oo si toos ah idin kaaga imaanaysa magaalada Jowhar! Xalqadaan oo ay daadihinayaan Ali Nur Salad, iyo Xuseen Cabdi Aadan waxaan marti ku ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlaowe). Waxaan si qoto dheer u weydiinay su'aalo khuseeya: Xaaladda amniga ee Jowhar iyo dhibaatada jidka isku xira Muqdish...
S1 E13: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri? Doorashooyinka, Puntland & Dastuurka 05.07.2026 1:21:26
Todobaadkan Miizaan Podcast, waxaa marti ku ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo si qoto dheer uga hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo mustaqbalka dalka. Wareysigan, Cumar Cabdirashiid wuxuu kaga hadlay: Wada-hadallada u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka Khilaafka dastuurka iyo doorashooyinka Xaaladda Puntland iyo doorkeeda siyaasadeed Arrinta Soma...
S1 E12: Mucaaradka Maxay Rabaan? Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharraxay 25.06.2026 1:36:43
Maxaa ka socda siyaasadda Soomaaliya? Maxay mucaaradku uga cabanayaan dowladda? Maxaa sababay xiisaddii Muqdisho ka dhacday? Qeybtan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa hoggaamiyaha xisbiga Xisbiga Wadajir, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan. Wareysigan...
S1 E11: Muxuu Xasan Sheekh ka yiri? Dhulka, Dagaalkii Muqdisho & Dowlad Goboleedyada | Miizaan 12.06.2026 1:21:22
Ku soo dhawaada xalqo gaar ah iyo wareysi xiiso leh oo ka tirsan Miisaan Podcast! Wareysigan oo ah kii ugu horreeyey ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, siiyo warbaahinta Soomaaliga intii uu xafiiska joogay muddada afarta sano ah ee termka labaad. waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan. Madaxweynaha ayaa si qoto dheer uga jawaabay su'a...
Somaaliya Maxay Uga Baahan tahay Wasaarad Koronto| Wareysi Wasiirka Korontada Cabdullaahi Bidhaaan 31.05.2026 50:36
Xalqadan Miizaan Podcast waxaa marti ku ah Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo sidoo kale ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka. Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Nuur iyo Xuseen Cabdi Aadan, waxaana lagu falanqeynayaa xaaladda korontada iyo biyaha Soomaaliya, doorka dowladda ee sharciyeynta shirkadaha gaarka loo leeyahay, sababta qiimaha korontadu...
S1 E9: Maxaa Fashiliyay Shirkii Xalane? Wareysi Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Saalax Jaamac 26.05.2026 1:58:17
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo todobaadkaan marti ku ah Miizaan Podcast oo Dawan Media ka baxay ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan wadahadalladii ugu dambeeyay ee dhex maray dowladda Federaalka ah iyo Madasha Mustaqbalka ee ka dhacay magaalada Mudisho. Saalax oo madaxweynaha ku wehliyay kulanka dhanka dowladda Federaalka ayaa faahfaa...
S1 E8: Maxaa Fashiliyay Wadahadalladii Dowladda iyo Mucaaradka? 18.05.2026 1:33:59
Cabdikariim Xuseen Guuleed ma isku diyaarinayaa xilka Ra’iisul Wasaaraha? Maxaa ka qaldan doodda doorashada? Mucaaradku maxay rabaan, xaggeese wax marayaan? Qeybtaan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doodda doorashooyinka, aragtida mucaaradka, wadahadallada socda, siy...
S1 E7: Sanad Miyaa U Haray Dowladda? Wareysi Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka 09.05.2026 1:07:07
Dhaqan galka dastuurka Soomaaliya waa dood xasaasi ah oo meel adag mareysa, habraaca loo maray, xilliga uu dhaqan galaayo iyo su’aalo kale oo badan oo aan jawaab loo heynin ayaa dul hoganayo dastuurka. Muddo xileedka Dowladda dastuurka cusub waxa uu u bedalay 5 sano halka kii hore ay 4 sano ahayd, dowladda hadda muddadiida sii dhamaaneyso waxa ay aaminsan tahay inay waqtigoodu 5 sano noqday oo san...
S1 E6: Isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor | Cabdiraxmaan Ceynte | Miizaan Podcast 01.05.2026 58:59
Xalqada Miizaan Podcast, waxaa lagu falanqeynayaa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan doorka Isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor, aragtida mucaaradka, doodda ku saabsan doorashada Qof iyo Cod, iyo su’aalaha ka taagan mustaqbalka doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya. Martida barnaamijka waa Cabdiraxmaan Ceynte, Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor & Haybad Qaran, oo si faahfaahsan...
S1 E5: 5 mise 4? Immisa sano ayaa ardayga u fiican inuu jaamacad dhigto? 22.04.2026 2:14:33
Xalqadaan Miizaan Podcast waxaan ku lafaguraynaa mustaqbalka iyo xaaladda waxbarashada Soomaaliya. Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa bixiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga hadlay manhajka, miisaaniyadda iyo caqabadaha hortaagan bahda waxbarashada. Qodobada ugu waaweyn ee wareysiga: Tayada Manhajka: Sidee loogu guulaystay...
S1 E4: Waa maxay warqadda ay Soomaaliya u dirtay 54-ta dal ee Afrika? 22.03.2026 40:45
Qeybtan gaarka ah ee Miizaan Podcast, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Abdisalaan Abdi Ali Dhaay ayaa si faahfaahsan uga jawabay su'aalo ku saabsan mustaqbalka diblomaasiyadda Soomaaliya iyo difaaca danaha qaranka. Wuxuu ka hadlayaa dadaallada loogu jiro maalgelinta howlgalka AUSSOM, guulaha laga gaaray diblomaasiyadda muddadii u dambeysay, iyo qorshaha kor loogu qaadayo miisaaniyadda wasaara...
S1 E3: Kamid Noqoshada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika EAC, Khasaare Mise Faa'ido? 22.03.2026 1:10:59
Bariga Afrika maanta waa goob ay isku dhex milayaan siyaasadda, dhaqaalaha, ganacsiga, amniga iyo istaraatiijiyadda gobolka. Laba sano kadib markii Soomaaliya ku biirtay East African Community (EAC), waxaa la isweydiinayaa: maxaa la gaaray? maxaa ka dhiman? halkee loo socda? Xalqaddan Miizaan Podcast, waxaan si qoto dheer ugu falanqeynaynaa heerka isdhexgalka Soomaaliya iyo EAC, faa’iidooyinka iyo...
S1 E2: Deyn Cafinta Kadib, Soomaaliya Deyn Cusub Ma Qaadatay? Wareysi Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan 22.03.2026 1:41:27
Qeybtan gaarka ah ee Miizaan Podcast, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa si faahfaahsan uga jawabay su'aalo ku saabsan mustaqbalka maaliyadda Soomaaliya kadib deyn cafinta. Wuxuu ka hadlayaa sida Soomaaliya ay ku gaartay Deyn Cafinta, shuruucda deynta cusub, iyo doorka hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah sida IMF iyo World Bank ee qaabaynta dhaqaalaha dalka. Sidoo kale wuxuu...
S1 E1: Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3 03.11.2025 1:30:26
Ku soo dhowaada Xalqada 3-aad ee Miizaan Podcast oo ay soo saarto Dawan Media. Qeybtan waxaan ku martiqaadnay Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA) si aanu uga hadalno su’aalaha ay bulshada ka qabaan nidaamka aqoonsiga cusub ee Soomaaliya. Waxaan ka doodnay: 🔹 Lacagta laga qaadayo muwaadiniinta ee Kaarka Aqoonsiga Qaranka 🔹 Eedaha musuq-maasuqa ee ka soo baxay baraha bulshada 🔹 Ilaalinta...
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.