Samasheeg
Khayr-dayska Noolays
Kusoo dhowow Khayr-dayska Noolays.... Warqabad ma ahan ... wargays ma ahan ... idaacad ma ahan .... waa khayr la sii daynayo ... sidii geedkii iftiinka bixin jirey ee Noolays ...Dhagaysoo ka dhereg .. wanaagana ka raac ... haddaad ka faaiididna .. aanu khayrka qaybsannee ee sii faafi... oJazaakumullaahu khayran
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
32. Waraysigii Prof Hiirad ( Hordhac) 18.07.2021 21:31
Waa fadhiyo taxane ah oo lagu waraysanayo Prof Hiirad Allaha dhawree
31. Fadliga 10 Arafo 12.07.2021 14:41
Waa muxaadaro wax a tilmaamaysa faliga 10 arafo iyo sirta ka dammbaysa in dikriga ALLE la badsado. Ka faaidaysi wacan
30. Haldoorka Culuumta Quraanka (Qaybtii labaad) Carabi 14.06.2021 1:00:16
تتمة الكتب المتفرقات باحثون ينصح بقراءة كتبهم
29. Haldoorka Culuumta Quraanka (Qaybtii afaraad) Carabi 13.06.2021 1:19:50
كتب قصص القرآن أمثال القرآن إعجاز القرآن بلاغة القرآن متفرقات
28. Haldoorka Culuumta Quraanka (Qaybtii saddexaad) Carabi 12.06.2021 1:01:07
كتب علوم القرآن أصول التفسير مناهج المفسرين وتراجمهم التفسير الموضوعي
27. Haldoorka Culuumta Quraanka (Qaybtii labaad) Carabi 11.06.2021 1:04:16
كتب التفسير
26. Haldoorka Culuumta Quraanka (Qaybtii koowaad) Carabi 10.06.2021 1:01:55
كتب الآداب والمقدمات التجويد القراءات غريب القرآن
25. Tobankaan arimood noloshaada hakala ilduufin 09.06.2021 1:10:28
Waa muxaadaro ku baxaysa luuqadda carabiga ah, oo uuna jeedinayo Dr Axmed Khaliil Khayrallaah.
24. Q2. Hadda iyo danta Dadka Soomaaliyeed 1995 Sheekh Cumar Faaruuq 29.05.2021 50:32
Hadda iyo danta Dadka Soomaaliyeed Sheekh Cumar Faaruuq (Allaha u naxariistee), Qaybteedii Labaad, Stockholm, Sweden, 1995
23. Q1. Hadda iyo danta dadka Soomaaliyeed 1995 Sheekh Cumar Faaruuq 28.05.2021 49:45
Hadda iyo danta Dadka Soomaaliyeed Sheekh Cumar Faaruuq (Allaha u naxariistee), Qaybteedii Koowaad, Stockholm, Sweden, 1995
22. Gumaysi ama Gumaysi ogol (Carabi) 28.05.2021 52:22
Waa waraysi xiisa badan oo illaa dhuuxa taabanaya, af carabi ayayna ku baxaysaa, dhagaysi wacan.
21. Warbixin Safarki Soomaaliya & Sheekh Cumar Faaruuq (Allaha u naxariistee) 1996 28.05.2021 1:24:04
Warbixin Safarki Soomaaliya iyo Sheekh Cumar Faaruuq (Allaha u naxariistee) Mu'tamarkii 4aad, 1996 Gothenburg, Sweden.
20 Dhiiri gelinta ganacsatada 02 20.02.2021 14:41
عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسولُ الله صلى الله عليه وسلم: ((مَن أصبح منكم اليوم صائمًا؟))، قال أبو بكر: أنا، قال: ((فمَن تَبِعَ منكم اليوم جنازة؟))، قال أبو بكر: أنا، قال: ((فمَن أطعم منكم اليوم مسكينًا؟))، قال أبو بكر: أنا، قال: ((فمَن عاد منكم اليوم مريضًا؟))، قال أبو بكر: أنا، فقال صلى الله عليه وسلم: ((ما اجتمعْنَ في امرئ إلا دخل الجنَّة))
19 Nimcada Rabbi hakaa muuqato 01 20.02.2021 7:20
عن عمرو بن شعيب عن أبيه عن جده قال: قال رسول الله ﷺ: إن الله يحب أن يرى أثر نعمته على عبده. رواه الترمذي
18 Shaqooyinkii uu Suubanaha uu guriga ka dhex qaban jirey (Sallallaahu calayhi wasallam) 20.02.2021 11:03
أخرج البخاري في صحيحه بسنده عن الأسود قال : سَأَلْتُ عَائِشَةَ ما كانَ النبيُّ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ يَصْنَعُ في بَيْتِهِ؟ قالَتْ: كانَ يَكونُ في مِهْنَةِ أهْلِهِ - تَعْنِي خِدْمَةَ أهْلِهِ - فَإِذَا حَضَرَتِ الصَّلَاةُ خَرَجَ إلى الصَّلَاةِ. وعند أحمد : سُئِلَتْ: ما كان رسولُ اللهِ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ يَعمَلُ في بَيتِه؟ قالَتْ: كان بَشَرًا مِن البَشَرِ؛ يَفْلي ثَوبَه، ويَحلُبُ شاتَه، ويَ...
17 Fadliga Xuska ALLE 12.02.2021 21:22
Fadliga Xuska Alle waa cinwaanka khudbadii baxday Jumaadal Aakhira 30 1442 oo ku beegan 12/02/2021. Dhagaysi wacan
16 Suuratu Shuuraa Iyo Sheekh Mshaari 1416 H 09.02.2021 16:23
Waa codkii macaanaa ee Sheekh Mshaari Raashid Alcafaasii oo dhalin yara ah .... waxaa la duubay 1416H .... Waa suuratu Shuuraa .... suurad macaankeeda aan laga sheekayn karin ...weliba markii salaad iyo dhagaysi iyo macniihii oo aad dhuuxaysid....Khushuuc wacan.
15 Imtixaanka adduunka & sida looga baramooso 08.02.2021 11:28
Waa khudbadii Jimcada ee 23/06/1442 kuna beegan 05/02/2021
14 Suuratu Fussilat Iyo Sheekh Mshaari 1416 H 08.02.2021 16:37
Waa codkii macaanaa ee Sheekh Mshaari Raashid Alcafaasii oo dhalin yara ah .... waxaa la duubay 1416H .... Waa suuratu Fussilat .... suurad macaankeeda aan laga sheekayn karin ...weliba markii salaad iyo dhagaysi iyo macniihii oo aad dhuuxaysid....Khushuuc wacan.
13 Tuko habeenkii inta ay dadku jiifaan 28.01.2021 1:29:30
Waa muxaadaro af carabi ku baxayso ... Salaatul-laylka iyo cajaaibtiisa ka waramaysa. Dahagaysi Wacan
12 Bilaadul Cajaaib 21.01.2021 1:31:37
Waa kelmad huwan taariikh iyo cibro ... kuna baxayso afcarabi carabiga ...Dhagaysi wacan
11 Qisadii RABIICA 2 18.10.2020 13:10
Qisooyinkii Rabiica bin Kacab Al-aslamii Allaha ka raali noqdee, qaybteedii labaad. Waxaa isla wada jeedinaya Maxamed Deeq & Cabdiraxmaan Hiraabey. Dhagaysi Wacan
10 Qisadii RABIICA 1 18.10.2020 22:29
Qisooyinkii Rabiica bin Kacab Al-aslamii Allaha ka raali noqdee, qaybteedii koowaad. Waxaa isla wada jeedinaya Maxamed Deeq, Faysal Abiib iyo Cabdiraxmaan Hiraabey
09 Buunigii Mujtahidka Ahaa - ALLLAHA u naxariistee - Sheekh Cali Majeerteen 16.04.2020 35:30
Fadhigaan waxaan kusoo uruurinayaa kitaabkii uu qorey Aw Jaamac Cumar Ciise ee uu ka qorey Sheekh Cali Majeerteen ALLAHA u naxariistee..
08 Farriin Ku Socota Akhyaarta Risaala 1 23.03.2020 7:17
Listen to my newest episode and discover more great content from my show!
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.