Thru the Bible Somali

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali

Religion EN ↓ 261 episodes

Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaami...

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: ttb.twr.org

Author

Thru the Bible Somali

Category

Religion

Podcast website

ttb.twr.org

Latest episode

Mar 18, 2024

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android almost 10M downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Falimaha Rasuullada 26:22-27:12 12.02.2024
Falimaha Rasuullada 26:1-21 09.02.2024
Falimaha Rasuullada 24:10-25:27 08.02.2024
Falimaha Rasuullada 23:8-24:9 07.02.2024
Falimaha Rasuullada 22:5-23:7 06.02.2024
Bawlos oo sheegtay inuu yahay waddani reer Rooma ah 05.02.2024
Bawlos iyo masiixiyiinta Yuhuudda ah 02.02.2024
Bawlos oo jooga Makadoniya 01.02.2024
Yooxanaa Baatiisaha xertiisii oo Efesos joogta 31.01.2024
Bawlos oo lagu dacweeyey Galliyo 30.01.2024
Bawlos oo jooga Are'obagos 29.01.2024
Ergadii rasuul Bawlos ku bixinayey reer Yurub 26.01.2024
Timoteyos ayaa raacay Bawlos 25.01.2024
Warqad loo qoray masiixiyiinta aan Yuhuudda ahayn 24.01.2024
Dadka aan Yuhuudda ahayn iyo Sharciga 23.01.2024
Rasuulladii oo u jeestay dadka aan Yuhuudda ahayn 22.01.2024
Kiniisaddii Antiyokh 19.01.2024
Herodos oo silciyey Xerta Masiixa 18.01.2024
Butros Wacdigiisii 17.01.2024
Butros iyo Korneliyas 16.01.2024
Sawlos iyo Anaaniyas 15.01.2024
Filibos iyo Bohankii reer Itoobiya 12.01.2024
Silicii ku dhacay masiixiyiintii hore 11.01.2024
Wacdigii Istefenos 10.01.2024
Doorashada adeegayaasha kiniisadda 09.01.2024

Listen to the Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.