Amaal Haybe
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow. Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan.
Bezoek zeker de website van de podcast en steun de maker: www.buzzsprout.com
Auteur
Amaal Haybe
Categorie
Website van de podcast
Nieuwste aflevering
8 apr. 2025
Waar luisteren?
Podcasts in de app Replaio Radio Binnenkort beschikbaarPodcasts komen binnenkort naar de app. Installeer nu en zie als eerste een compleet nieuwe kijk op podcasts
Afleveringen
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta 08.04.2025 15:47
Fariin ii reeb :) Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo kale isbadalka wanaagsan ee aad doonaysid inaad noloshaada kusoo kordhisid ama aad ku aragtid. Daryeel cafimaadkaaga maskaxeed malin kaste adoo samaynaya caadooyin fudud oo qaar qaadanayaan 1 -4 daqiiqo malinkii. Dhaga...
Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan 01.03.2025 25:43
Fariin ii reeb :) Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha maraysid, awoodahaaga iyo xirfadahaagaba. Dhagaysi wacan :) https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emcz...
Su'aalo & Jawaabo 08.10.2024 24:01
Fariin ii reeb :) Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :) https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad 30.07.2024 18:26
Fariin ii reeb :) Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan. Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad 23.07.2024 25:46
Fariin ii reeb :) Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse ? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano ' toxic relationships '. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta tacadiga noocan ah. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad 16.07.2024 21:09
Fariin ii reeb :) In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. Dhagaysi...
Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad 11.07.2024 18:21
Fariin ii reeb :) Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanol...
Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad 10.07.2024 16:21
Fariin ii reeb :) In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. Dhagaysi...
Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad 25.06.2024 23:02
Fariin ii reeb :) Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcas...
Cabsida Go'aan Qaadashada 04.06.2024 18:11
Fariin ii reeb :) https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships 28.05.2024 19:46
Fariin ii reeb :) Add a description https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad 21.05.2024 17:38
Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda. Halkan kala soco qoraalo iy...
Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad 14.05.2024 23:46
Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda. Halkan kala soco qoraalo iyo...
Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad 07.05.2024 29:31
Fariin ii reeb :) Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadan...
Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad 30.04.2024 16:53
Fariin ii reeb :) Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadan...
Ixtiraamka Dadka Q-2aad 23.04.2024 15:59
Fariin ii reeb :) Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadk...
Ixtiraamka Dadka Q-1aad 16.04.2024 17:23
Fariin ii reeb :) Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraantid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadk...
Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka 09.04.2024 17:33
Fariin ii reeb :) Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage 26.03.2024 23:17
Fariin ii reeb :) Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaad...
Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad 19.03.2024 21:14
Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dhe...
Qorshaha Bisha Ramadan 12.03.2024 25:07
Fariin ii reeb :) Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay. Dhagaysi wacan. Hel 50% discount tababar wadreed bilaabmaya...
Culayska Wacyiga Kobca 05.03.2024 16:45
Fariin ii reeb :) Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Dhaqamada Xidhiidhada fayow Q-2aad 27.02.2024 22:18
Fariin ii reeb :) Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ugu jiri jiray ee uu ku tilmaamo xidhaadho aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Dhaqamada xidhiidhada aan fayoobayn Q-2aad 20.02.2024 20:54
Fariin ii reeb :) Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex calaamadood oo kale oo ka dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emcz...
Dhaqamada Xidhiidhada Fayow Q-1aad 13.02.2024 22:35
Fariin ii reeb :) Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow. Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhii...
Vergelijkbare podcasts
Replaio is geen uitgever van podcasts; namen van shows, covers en audio zijn eigendom van hun makers en worden verspreid via openbare RSS-feeds