fr

Ismaaciil C Ubax

Codka Ubax

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

N'hésitez pas à visiter le site du podcast et à soutenir son créateur : www.codkaubax.com

Auteur

Ismaaciil C Ubax

Catégorie

Arts

Site du podcast

www.codkaubax.com

Dernier épisode

23 oct. 2026

Où écouter ?

Les podcasts dans l'appli Replaio Radio Bientôt disponible

Les podcasts arrivent très bientôt dans l'appli. Installe-la dès maintenant et découvre en avant-première une toute nouvelle façon de vivre les podcasts

Télécharger sur Google Play Installe-la gratuitement Android près de 10 M de téléchargements · note de 4,8 iOS bientôt

Épisodes

SE10EP01 Waan Is Guursannay 1 13.09.2024

Send us Fan Mail Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan! Support the show

SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed" 28.06.2024

Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan! Support the show

SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye 31.05.2024

Send us Fan Mail Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan. Support the show

SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka 10.05.2024

Send us Fan Mail Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan! Support the show

SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid 03.05.2024

Send us Fan Mail Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan! Support the show

SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida 26.04.2024

Send us Fan Mail Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan! Support the show

SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed" 19.04.2024

Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan! Support the show

SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada 12.04.2024

Send us Fan Mail Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan! Support the show

SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13 10.12.2023

Send us Fan Mail Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

SE08EP5: Dhuusamareeb 10.11.2023

Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan! Support the show

SE08EP04: Hadhiwaa 27.10.2023

Send us Fan Mail Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan! Support the show

SE08EP03: Murtida Maansada Urugo 14.10.2023

Send us Fan Mail Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan! Support the show

SE08EP02 Foosiya Rindai 29.09.2023

Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai. Support the show

SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta 15.09.2023

Send us Fan Mail Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP11 Caweyska Boorama 01.09.2023

Send us Fan Mail Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP10 Beledweyn 11.08.2023

Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP09 Qays Qeyser 07.07.2023

Send us Fan Mail Qofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP08 Waa Layga Guursaday 12 16.06.2023

Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP07 Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood 09.06.2023

Send us Fan Mail Silsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP06 Caweyska Burco 02.06.2023

Send us Fan Mail Waxa aannu dadweyne tiro badan ku caweynay magaalada Burco. Daawasho wacan! Support the show

SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida 01.06.2023

Send us Fan Mail Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP04 Cabdi Ciise Cajuun 12.05.2023

Send us Fan Mail Fanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga 01.05.2023

Send us Fan Mail Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay.  Dhegaysi wacan! Support the show

SE07EP02 Waa Layga Guursaday 11 04.03.2023

Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan. Support the show

SE07EP01 Bandhigga Hangoolka 24.02.2023

Send us Fan Mail ”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan!  Support the show

Écoute le podcast Codka Ubax sur Replaio

La radio et les podcasts dans une seule appli - gratuite, sans inscription. Installe-la dès aujourd'hui et ne rate pas le lancement

Télécharger sur Google Play

Replaio n'est pas éditeur de podcasts ; les noms des émissions, les visuels et l'audio appartiennent à leurs auteurs et sont diffusés via des flux RSS publics