Hiloow

Hiloow

*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.

Husk at besøge podcastens hjemmeside og støtte skaberen: www.spreaker.com

Forfatter

Hiloow

Kategori

Society

Podcastens hjemmeside

www.spreaker.com

Seneste episode

5. mar. 2026

Hvor kan du lytte?

Podcasts i appen Replaio Radio Kommer snart

Podcasts kommer snart til appen. Installer nu, og vær den første til at se en helt ny tilgang til podcasts

Hent den på Google Play Installer gratis Android næsten 10 mio. downloads · 4,8 i bedømmelse iOS snart

Episoder

7. Qof weliba abuur shan geed 01.09.2023

Sumayo Ibraahim Cismaan iyo Bishaar Maxamed Nuur

6. Xalinta khilaafaadka 29.07.2023

Qeybta LIxaad ee Barnaamijka Hiloow oo aay maanta Marti inoogu yihiin Nabadoon Cumar Maxamuud Abagaaloow & Abwaan Daahir Xuseen Diini ( Daahir Qaran) ayaad ku dhegeysaneysaan Ruwaayadii Hilow oo aad u xiiso badan & su,aalo aan weydiinay Martida Barnaamijka.

5. Udxiya 23.06.2023

Barnaamijka Hiloow oo aad bishiiba mar aad ka dhegeysataan Idaacadaha Radio Jowhar, Radio Balcad & Radio Wadani ee Magaalada Baladweyne. Waxaa marti igu ah Shiiq Cumar Shiikh Shaami oo ka mid ah Culumaa,udiinka Gobolka shabelaha dhexe & Fartuun Axmed Xaaji oo ka mid ah Uruurka Dhalinyarada. Waxaana ka hadli doonaa Xajka oo ka mid ah Tirarka Islaamka.

4. Dib u Heshiisiin Bulsho 26.05.2023

Ku Soo dhowaada Barnaamijka Hiloow oo ay maanta Marti inoogu yihiin Ustaad Cumar Saalax Cabdi oo ah Macalin ka tirsan Jaamacada Plazma & GUdoomiyihii hore ee Hey.ada Wocca Maamo Faadumo Maxamed Axmed oo labadaba aad aqoon ugu leh iyo waayo ragnimo arimaha isbedelka Cimilada iyo arimaha din u heshisiinta.

3. Daadad 27.04.2023

Barnaamijka Hiloow oo ah Barnaamij aan ugu hadalno Arimaha ay ka mid yihiin Isbedelka Cimilada, Arimaha la xiriira dib u heshiisiinta Xalinta Khilafaadka & Abaaraha ka jira guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Degaanada Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Barnaamijka maanta oo aan intiisa badan ugu hadli doono waxyaabaha sababa isbedelka Cimilada ayaa waxaa marti inoogu ah Dr. Mahad Axmed Hiloowle oo a...

2. Cafis iyo Cibaado 31.03.2023

Shiikh Abuukar XasanCali Maqaneey, Wasiirka Diinta & Awqaaffta Dowlada Hiirshabelle

1. Nolosha barakacayaasha 02.03.2023

- Nabadoon Axmed Caloow Beereey, Gudoomiyaha Dubbab balaas - Gandi Xuseen Baroow, Abwaan - Nabadoon Muxumed Xasan Cismaan, Xaqiijye - Maxamuud Cali Axmed Muudeey, Oo ka mid ah Insider Peacebuilder Network (IPN) Jowhar

Lyt til podcasten Hiloow i Replaio

Radio og podcasts i én app - gratis og uden tilmelding. Installer i dag, og gå ikke glip af lanceringen

Hent den på Google Play

Replaio er ikke podcastudgiver; programmernes navne, coverbilleder og lyd tilhører deres ophavsmænd og distribueres via offentlige RSS-feeds.