Garasho-wadaag

Garasho-wadaag

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Burhaan Cabdulaahi oo ah wariye iyo nabad-dhisiye reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasa...

Husk at besøge podcastens hjemmeside og støtte skaberen: www.spreaker.com

Forfatter

Garasho-wadaag

Kategori

Society

Podcastens hjemmeside

www.spreaker.com

Seneste episode

12. mar. 2026

Hvor kan du lytte?

Podcasts i appen Replaio Radio Kommer snart

Podcasts kommer snart til appen. Installer nu, og vær den første til at se en helt ny tilgang til podcasts

Hent den på Google Play Installer gratis Android næsten 10 mio. downloads · 4,8 i bedømmelse iOS snart

Episoder

26. Alla bari iyo huritaan 22.06.2023
25. Kaabayaasha Nabadda -- Aragtida Haweenka 24.05.2023

Khadra Cabdulaahi Cali iyo Xabiibo Koofurow

24. Ruuxda Ramadaanka Ha Jirto Oo Ha Joogto (Sanadka Oo Idil) 20.04.2023

Martida: Sheikh Cabdirisaaq Macalin Cabdiraxmaan iyo Deeq Aadan Cali, Iskuduwaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Gobalka Mudug

23. Bilaa Xuduud 16.03.2023
22. Geel lumay iyo Kalluun Dayacan 13.10.2022
21. Xusuustii Abwaan Xadraawi: Suugaantiisii iyo Hawlihii uu Bulshada u Qabtay 08.09.2022

Facebook LIVE: https://fb.watch/fqNu2mdXta

20. Badbaadinta raha karkaraya 07.07.2022
19. Ka Jawaabidda Is-bedelka Cimilada oo la Hayàdeeya 02.06.2022
18. Roob-doonta iyo ka jawaabista Abaarta 28.04.2022
17. Basasha Khilaafka 31.03.2022
16. Shabakadda Nabadda 24.02.2022
15. Saddexda Tiir oo muhiim u ah Bulshada 27.01.2022
14. Nasashada Dhamaadka Sanadka 30.12.2021
13. Kaabayaasha Nabadda 09.12.2021
12. Iskaashi 11.11.2021
11. Barakac iyo Hoy la'aan 28.10.2021
10. Wada hadal bulsho 14.10.2021
9. Aargoosiga bogsiin lagu badalo 30.09.2021
8. Cadaalada 09.09.2021
7. Hoogamin 26.08.2021
6. Alla bari iyo huritaan 29.07.2021
5. Dadka iyo deegaanka 01.07.2021
4. Fahan buuxa 11.06.2021
3. Beerasho 20.05.2021
2. Towxiid 29.04.2021

Lyt til podcasten Garasho-wadaag i Replaio

Radio og podcasts i én app - gratis og uden tilmelding. Installer i dag, og gå ikke glip af lanceringen

Hent den på Google Play

Replaio er ikke podcastudgiver; programmernes navne, coverbilleder og lyd tilhører deres ophavsmænd og distribueres via offentlige RSS-feeds.