Abdijaliil Osman

Abdijaliil Show

I’m Abdijaliil Osman — a podcaster, independent video journalist, and storyteller. On Abdijaliil Show, I don’t just Do podcasts—I Educate and Entertain! I challenge narratives, spotlight untold stories, and sit across from thinkers, leaders, rebels, and visionaries shaping our world.

Szerző

Abdijaliil Osman

Kategória

Technology

A podcast weboldala

podcasters.spotify.com

Legutóbbi epizód

2026. júl. 10.

Hol hallgathatod?

Podcastok az alkalmazásban Replaio Radio Hamarosan

A podcastok hamarosan megérkeznek az alkalmazásba. Telepítsd most, és láss elsőként egy teljesen új megközelítést a podcastokhoz

Letöltés a Google Play-ről Telepítsd ingyen Android közel 10 M letöltés · 4,8-as értékelés iOS hamarosan

Epizódok

Sheekh Xassan Al-Waajidi iyo Fadliga Quraanka Kariimka 23.01.2026

Sheekh Xassan Al-Waajidi iyo Fadliga Quraanka Kariimka

Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda. 22.01.2026

Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda. Waxaan ka hadalnay:Dagaalka ka dhaxeeya Idil Barkhad iyo jacaylkaSababta heesaha murugada ahi u taabtaan bulshadaDhacdo xiiso leh oo la xidhiidha codkeeda xabeebta lehQalliinkii 2016 ee saameeyay nolosheedaXusuusta Aabbaheed (2014)Nolosha hooyonimada & farxaddeeda qarsoon𝐖𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐖𝐀𝐍 𝐇𝐄𝐄𝐒𝐈𝐇𝐈𝐈 𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐐𝐎𝐓𝐎 𝐃𝐇𝐄𝐄𝐑 𝐔 𝐅𝐀𝐋𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍𝐀𝐘:“Beer Dumar”“Mililico”“Beerlaxowsi”“Ja...

Fahamka Mas’uuliyadda – Xag Diimeed, Nafsi iyo Bulsho~ Dr Hamze Habiib 21.01.2026

Mawduuca: Fahamka Mas’uuliyadda – Xag Diimeed, Nafsi iyo Bulsho. Marti: Dr-Hamza Habiib Mas’uuliyaddu waa eray sahlan, laakiin macno qoto dheer leh. Ustaad Hamse Habiib ayaa nala wadaagay aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan sida Islaamku u fasiray mas’uuliyadda iyo sababta qof kastaa ugu baahan yahay inuu naftiisa, waqtigiisa, iyo ficilladiisa ka mas’uul noqdo. Qodobbo muhiim ah oo wareysiga ka soo b...

Waxaan Dib u Bartay Micnaha Noolasha, Iimaanka Imtixaanka&Xaqiiqada Caddaaladda Eebbe”~Sh. Dr. Ali Mohamed Salah  21.01.2026

Waxaan Dib u Bartay Micnaha Noolasha, Iimaanka Imtixaanka&Xaqiiqada Caddaaladda Eebbe”~Sh. Dr. Ali Mohamed Salah 

Fadliga Akhrinta Quraank Kariimka~Sheekh Cabdixakiim Sheekh Cali Suufi 20.01.2026

Fadliga Akhrinta Quraank Kariimka~Sheekh Cabdixakiim Sheekh Cali Suufi

Safarka Eng Hibo": How To break Tech with out Going to University? 19.01.2026

Safarka Eng Hibo": How To break Tech with out Going to University?

Barashada Fiqiga, Fahamka Afarta Mad-hab & Nolosha Maalinlaha ah Ee Sheekh Shibli. 18.01.2026

Barashada Fiqiga, Fahamka Afarta Mad-hab & Nolosha Maalinlaha ah Ee Sheekh Shibli.

Fadliga Quraanka Kariimka ah iyo Ducooyinka~Sheekh Shibli 17.01.2026

Fadliga Quraanka Kariimka ah iyo Ducooyinka~Sheekh Shibli

Libaan Tahliil Aas-Aasaha Sabiib Somali Restaurant. 16.01.2026

Libaan Tahliil Aas-Aasaha Sabiib Somali Restaurant. Liibaan waa ganacsade aan jaamacad dhigan, balse 20 sano ku soo jiray ganacsiyo kala duwan — laga bilaabo iibinta taleefannada gacanta ilaa uu maanta noqday mid ka mid ah aas-aasayaasha maqaayadda caanka ah ee Sabiib. Sheekada dhabta ah ee nolosha Liibaan — laga bilaabo dhalinyaranimadiisii ilaa heerka ganacsiga uu maanta joogo.~ Casharro ku saab...

Abwaan Shube|42 Sano Guur & Jacayl Dhab ah, Dagaalkii 77 & Dhaxalkii Suugaanta Soomaaliyeed. 15.01.2026

Laba Saac oo Taariikh, suugaan, jacayl iyo waddaniyad ayaan idiin kaga hayaa Suugaanyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed, Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube. Barnaamijkan waxaad kaga bogan Doontaan:–Riwaayadihii waaweynaa ee Kooxdii Horseed– Qalanjo Qeybsami Weyday (1979)– If iyo Aakhiro– Saameyntii Dagaalkii 77-kii & sheekooyinkii isaga iyo Cali Samatar dhexmaray Heesaha hirgalay ee Abwaan Shube Maa...

Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir Ahmed 14.01.2026

Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir Ahmed Martida barnaamijka waa "Muniir Sheikh Ahmed" — Maamulaha guud ee BBS Mall, agaasimihii hore ee National Bank of Kenya, iyo khabiir ka soo shaqeeyay bangiyo iyo shirkado caalami ah sida Standard Chartered Bank, PwC, iyo xarumo dhaqaale oo ku kala yaal London, Johannesburg, iyo Nairobi. Mowduuca barnaamijka:Maamul...

Ganacsiga & Maaliyadda| Forex, Stocks & Crypto|~Abdinur Ali Mohamed 13.01.2026

Ganacsiga & Maaliyadda| Forex, Stocks & Crypto|~Abdinur Ali Mohamed

Fahamka Caalamka: Shiinaha, Ruushka & Isbeddelka Dunida — Awoodaha Hagaya Mustaqbalka Adduunka 12.01.2026

𝐅𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 – 𝐆𝐞𝐨𝐩𝐨𝐥𝐢𝐭𝐢𝐜𝐬 & 𝐗𝐚𝐝𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧Taarikhda iyo xadaaradda Shiinaha si koobanSidee Shiinuhu uga soo baxay qarnigii dulaysiga una noqday awoodda labaad ee dunida? Waa maxay falsafadda ku qotonta xadaaradda Shiinaha? Doorka uu Shiinuhu ku leeyahay juquraafiga siyaasadeed ee dunida maanta𝐅𝐚𝐡𝐦𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐞𝐨𝐩𝐨𝐥𝐢𝐭𝐢𝐜𝐬: 𝐑𝐮𝐮𝐬𝐡𝐤𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚Taarikhda Ruushka si koobanMaxaa Ruushka mar walb...

Hallgasd a(z) Abdijaliil Show podcastot a Replaióban

Rádió és podcastok egy alkalmazásban - ingyen és regisztráció nélkül. Telepítsd még ma, és ne maradj le a premierről

Letöltés a Google Play-ről

A Replaio nem podcastkiadó; a műsorok nevei, borítóképei és hanganyagai a szerzőiket illetik, és nyilvános RSS-csatornákon keresztül terjednek.