ruuxeebe

Sheeko iyo Shaahid

Society SO ↓ Επεισόδια: 70

meelkastood joogtaan waan idin salaamaa waxan ahay ruux eebe waxaan kudhashay ku koray dhulkii hooyo waxaan kahelay mah mahdii awoowayaasheen dhaheen marhore oo markaan Akhriyay hada oon ufiirsaday aan la ashqaraaray waxaan rabooday in aan dib iskula fiirino waxay qarniyaal hore ay dhaheen iyo say waqtigaan uga hadlayso waxay dhihi jireen. please follow me on tiktok https://www.tiktok.com/@ruuxeebe?is_from_webapp=1&sender_device=pc 

Μην παραλείψεις να επισκεφτείς τη σελίδα του podcast και να στηρίξεις τον δημιουργό: www.buzzsprout.com

Δημιουργός

ruuxeebe

Κατηγορία

Society

Ιστοσελίδα του podcast

www.buzzsprout.com

Τελευταίο επεισόδιο

9 Ιουλ 2026

Πού να ακούσεις;

Podcast στην εφαρμογή Replaio Radio Έρχεται σύντομα

Τα podcast έρχονται σύντομα στην εφαρμογή. Εγκατάστησέ την τώρα και δες πρώτος μια εντελώς νέα προσέγγιση στα podcast

Κατέβασέ το από το Google Play Δωρεάν εγκατάσταση Android σχεδόν 10 εκατ. λήψεις · βαθμολογία 4,8 iOS σύντομα

Επεισόδια

LAABI LABO MALE AMA QALBI LABO RUUX MAWADA QAADO 22.02.2026

Send us Fan Mail Support the show

WAX LA DHALAY IYO DHUL BAA MARTI LOO YAHAY 18.02.2026

Send us Fan Mail Support the show

FAR KALIYA FOOL MADHAQDO 15.02.2026

Send us Fan Mail Support the show

KHAYRKIIS NINKII LOO XIIROOW ADIGUNA SOO QOYSO 11.02.2026

Send us Fan Mail Support the show

DHUBUQ DHUBUQDAADA HORE DHABANA HAYS DANBAY LEEDAHAY 08.02.2026

Send us Fan Mail Support the show

maah maah , qof aad taqaanid yaatahy lama dhaho 03.02.2026

Send us Fan Mail fadlan follow iyo share deh Support the show

ninkii soo jog laga waayo soo jiifo baa laga helaa 31.01.2026

Send us Fan Mail Support the show

ILMA ADEER WAA IN ISTAQAAN 25.01.2026

Send us Fan Mail Support the show

GOD HADIMO HA QODIN HADAAD QODANA HADHEEREEN KU DHICI DOONTAANA MA OGIDE 23.01.2026

Send us Fan Mail Support the show

NAF ILAAHAY LEEYAHAY LOOMA DARDAAR WARIYO 18.01.2026

Send us Fan Mail Support the show

QUNJAR U SOCOD QODAXI MAMUDO 11.01.2026

Send us Fan Mail Support the show

Sida loo tabar la'yahay looma alah la'a 04.01.2026

Send us Fan Mail Support the show

nin aan talin jirin haduu taliyo nin aan tagi jirin baa taga 22.12.2025

Send us Fan Mail doorasho markay imaato waxaad dooran kartaa waxa ugu  fiican ama ugu haboon Support the show

majiro wax dhamestiran 22.12.2025

Send us Fan Mail waxaan dhahnaa aduunyadu waa sagaal toban marna ma noqoneyso kurbo malahaan leheen haday dhamestirmi laheed qofkasta wax buu raadinaa  oo kamaqan maal qabeen ilaa faqiir Support the show

qabyaalad haday jirto qaran ma jirikaro 14.12.2025

Send us Fan Mail qabyaaladu qayb weyn ayay kaqaadatay  burburka iyo qalalaasaha wadankeena kajira. Su'aal ? maxaan wali u' aaminsanahay qabyalayda and sidee uga illbixi karnaa  Support the show

noloshaada wanaageedu waxay ku xirantahay madaxweyne fiican 07.12.2025

Send us Fan Mail waxaan kuligeen rabnaa inaa naaloono oo faraxno wadankeena dhexdiisa siday u suurto gasho taas waa in aan u dooranaa madax nakala qaybin , qabyaalad kamaran, aqoon leh ,nadifaaci kara, noo tura, hogaan adag noo dhisa ,dadka kala xigsan, qaain wadanka laxisaabtama. Support the show

qoomiyad kasta waxaa lagu qiimeeyaa siday u dhaqmaan 07.12.2025

Send us Fan Mail qoomiyad kasta waxaa lagu qiimeeyaa siday u dhaqmaan Support the show

doqon ha maciinsan hana u maciinin 05.12.2025

Send us Fan Mail Doqontu waa qof wanaaga garanayn dhibaatada kaliya jecel waa mid wax kala jecleen oo xishoon  Support the show

Gaalka dill garkiisana sii 02.12.2025

Send us Fan Mail Gardarada waxaa laga dhaxlaa inkaar iyo in sumacadaada ku dhunto isla markaasna wixii xumaan oo kaa tagay gadaal kugu soo laabtaan adigoon taag iyo tabar u hayn. Support the show

Ruuxeebe Episode 1 " Trailer " iyo Mah maahdi Sir maqabe saab baa biyo u cesha 01.12.2025

Send us Fan Mail Support the show

Άκου το podcast Sheeko iyo Shaahid στο Replaio

Ραδιόφωνο και podcast σε μία εφαρμογή - δωρεάν, χωρίς εγγραφή. Εγκατάστησέ την σήμερα και μη χάσεις την πρεμιέρα

Κατέβασέ το από το Google Play

Το Replaio δεν είναι εκδότης podcast - τα ονόματα των εκπομπών, τα εξώφυλλα και ο ήχος ανήκουν στους δημιουργούς τους και διανέμονται μέσω δημόσιων ροών RSS