Samasheeg
Khayr-dayska Noolays
Kusoo dhowow Khayr-dayska Noolays.... Warqabad ma ahan ... wargays ma ahan ... idaacad ma ahan .... waa khayr la sii daynayo ... sidii geedkii iftiinka bixin jirey ee Noolays ...Dhagaysoo ka dhereg .. wanaagana ka raac ... haddaad ka faaiididna .. aanu khayrka qaybsannee ee sii faafi... oJazaakumullaahu khayran
Forfatter
Samasheeg
Kategori
Podcastens hjemmeside
Seneste episode
28. sep. 2024
Hvor kan du lytte?
Podcasts i appen Replaio Radio Kommer snartPodcasts kommer snart til appen. Installer nu, og vær den første til at se en helt ny tilgang til podcasts
Episoder
07 koroona_fayruus 21.03.2020 11:37
Waa codkii Sheekh Dhaqtar CabdulQaadir Jasiira oo ka waramaya cudurkaan dadka afka ku hayaan, dhagaysi wacan.
06 Murugo 16.03.2020 1:00:44
Feker, Welwel, Cabsi, culays .... Murugadu waa xanuun lala tacaali karo, sidii hargabkii oo kalena looga biskoon karo. Cajalka dhuux khayrkana dhan.
05 Qaybsiga Korinta 16.03.2020 4:47
Listen to my newest episode and discover more great content from my show!
04 Wax Aadan Ahayn Muuji (Nifaaq) 16.03.2020 1:09:48
Waa cudur dilaa ah, balse laga bogsan karo, Si nolol wanaagsan ugu noolaatid muxaadarada si fiican u dhuux. Khayrka dhan
03 Han-kaaga kor u qaad 16.03.2020 1:01:58
Han kaaga kor uqaad, qof himma leh noqo, Ma jeceshahay in aad Jannatul fardawsa si fudud ku gashid. Raaxo raaxo laguma gaaro.
02 Xiriirka ka dhexeeya addoonka iyo Rabbigiisa 16.03.2020 1:02:42
Waa muxaadaro kuu iftiiminaysa nolosha, kaa caawinaysa sidii aad nolol barwaaqa ah ugu noolaan lahayd
01 Dul-duleelada uu Sheydaanku dadka kasoo galo 16.03.2020 1:08:15
Waa Muxaadaro kuu tilmaamaysa isbaarooyinka uu Ibliis, Ina Insaan u dhigto, Iska dhici aad naxariista RABBI heshide!!
Lignende podcasts
Replaio er ikke podcastudgiver; programmernes navne, coverbilleder og lyd tilhører deres ophavsmænd og distribueres via offentlige RSS-feeds.