Samasheeg

Khayr-dayska Noolays

Kusoo dhowow Khayr-dayska Noolays.... Warqabad ma ahan ... wargays ma ahan ... idaacad ma ahan .... waa khayr la sii daynayo ... sidii geedkii iftiinka bixin jirey ee Noolays ...Dhagaysoo ka dhereg .. wanaagana ka raac ... haddaad ka faaiididna .. aanu khayrka qaybsannee ee sii faafi... oJazaakumullaahu khayran

Autor

Samasheeg

Kategorie

Education

Web podcastu

castbox.fm

Nejnovější epizoda

28. zář 2024

Kde poslouchat?

Podcasty v aplikaci Replaio Radio Už brzy

Podcasty míří do aplikace už brzy. Nainstaluj si ji teď a jako první uvidíš úplně nový pohled na podcasty

Stáhnout z Google Play Nainstaluj zdarma Android téměř 10 mil. stažení · hodnocení 4,8 iOS už brzy

Epizody

07 koroona_fayruus 21.03.2020

Waa codkii Sheekh Dhaqtar CabdulQaadir Jasiira oo ka waramaya cudurkaan dadka afka ku hayaan, dhagaysi wacan.

06 Murugo 16.03.2020

Feker, Welwel, Cabsi, culays .... Murugadu waa xanuun lala tacaali karo, sidii hargabkii oo kalena looga biskoon karo. Cajalka dhuux khayrkana dhan.

05 Qaybsiga Korinta 16.03.2020

Listen to my newest episode and discover more great content from my show!

04 Wax Aadan Ahayn Muuji (Nifaaq) 16.03.2020

Waa cudur dilaa ah, balse laga bogsan karo, Si nolol wanaagsan ugu noolaatid muxaadarada si fiican u dhuux. Khayrka dhan

03 Han-kaaga kor u qaad 16.03.2020

Han kaaga kor uqaad, qof himma leh noqo, Ma jeceshahay in aad Jannatul fardawsa si fudud ku gashid. Raaxo raaxo laguma gaaro.

02 Xiriirka ka dhexeeya addoonka iyo Rabbigiisa 16.03.2020

Waa muxaadaro kuu iftiiminaysa nolosha, kaa caawinaysa sidii aad nolol barwaaqa ah ugu noolaan lahayd

01 Dul-duleelada uu Sheydaanku dadka kasoo galo 16.03.2020

Waa Muxaadaro kuu tilmaamaysa isbaarooyinka uu Ibliis, Ina Insaan u dhigto, Iska dhici aad naxariista RABBI heshide!!

Poslouchej podcast Khayr-dayska Noolays v Replaio

Rádio a podcasty v jedné aplikaci - zdarma a bez registrace. Nainstaluj si ji ještě dnes a nepropásni premiéru

Stáhnout z Google Play

Replaio není vydavatelem podcastů; názvy pořadů, obálky a audio patří jejich autorům a šíří se přes veřejné RSS kanály